(30-3-2018) Xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqay garsooraayaasha dhex dhexaadin doona koobka aduunka 2018 kaas oo bisha lixaad ee sanadkaan ka bilaaban doona dalka Ruushka.
FIFA ayaa soo saartay Magacyada 36 Garsoore iyo 63 Caawiye kuwaas oo ka kala imaan doona qaaradaha kala duwan ee caalamkaWaxayna ka akala im,aan doonaan 46 wadan oo caalamka ah iyaga ayaana Mas uul ka noqon doona Cayaaraha koobka aduunka oo ah dhacdada ugu weyn kubada cagta caalamka oo dhan.
Liiska garsoorayaasha iyo Xiriirada ay ka kala yimaadeen?
NO# | Match Officials (Confirmed) | FEDERATION |
1 | ![]() |
UEFA (Elite Panel) |
2 | ![]() |
UEFA (Elite Panel) |
3 | ![]() |
UEFA (Elite Panel) |
4 | ![]() |
UEFA (Elite Panel) |
5 | ![]() |
UEFA (Elite Panel) |
6 | ![]() |
UEFA (Elite Panel) |
7 | ![]() |
UEFA (Elite Panel) |
8 | ![]() |
UEFA (Elite Panel) |
9 | ![]() |
UEFA (Elite Panel) |
10 | ![]() |
UEFA (Elite Panel) |
11 | ![]() |
CONMEBOL |
12 | ![]() |
CONMEBOL |
13 | ![]() |
CONMEBOL |
14 | ![]() |
CONMEBOL |
15 | ![]() |
CONMEBOL |
16 | ![]() |
CONMEBOL |
17 | ![]() |
CONCACAF |
18 | ![]() |
CONCACAF |
19 | ![]() |
CONCACAF |
20 | ![]() |
CONCACAF |
21 | ![]() |
CONCACAF |
22 | ![]() |
CONCACAF |
23 | ![]() |
AFC |
24 | ![]() |
AFC |
25 | ![]() |
AFC |
26 | ![]() |
AFC |
27 | ![]() |
AFC |
28 | ![]() |
AFC |
29 | ![]() |
CAF |
30 | ![]() |
CAF |
31 | ![]() |
CAF |
32 | ![]() |
CAF |
33 | ![]() |
CAF |
34 | ![]() |
CAF |
35 | ![]() |
OFC |
36 | ![]() |
OFC |
E-mail: info@qalinkacayaaraha.com