Tuesday, April 24th, 2018

Kooxda Dakedaha oo Jeenyo kutiri Cagaha dhulka dhiga siina dheereysatay Hogaanka Horyaalka?

Published on April 11, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(11-4-2018) Kulan xiiso badan ayaa galabta ka dhacay garoonka banadir Stadium ee degmada Cabdicasiis kaa oo u dhaxeeyay kooxaha Dekedda Iyo Jeenyo wuxuuna qeyb ka ahaa horyaalka Somali Premier League.

Qeybtii hore ciyaarta ayaa lagu kala nastay bar baro 0-0 walow labada dhinac ay soo bandhigeyn kubad ay aad ugu riyaaqeyn taageerayasha u soo daawasho tagay kulankan sidaas ayaa lagu kala maray.

Markii dib la isku soo laabtay qeybtii dambi ee ciyaarta kooxda Dekedda ayaa la soo baxday ciyaar aad u qurux badan taa oo keentay iney helaan goolka koowad waxaana u dhaliyay xidiga lagu magacabo Rymound ciyaarta ayuu ka dhigay 1-0 ay ku horkaceyso kooxda Dekedda.

Jeenyo ayaa weeraro ku qaaday shabaqada kooxda Dekedda balse ma u soorta galin iney goolka bar baraha ka dhaliyan.

Wiilasha Dekedda ayaa la yimid goolkii 2-aad ee ciyaarta waxaana u dhaliyay xidigee hore Jeenyo Feysal Xasan Xaashi taa oo ka dhigan inuu kal ciyaareedkan kooxdiise hore ka dhaliyay 3-gool, ciyaarta ayuu ka dhigay 2-0 ay ku horkaceyso kooxda Dekedda.

Ugu dambeyn waxaa bandhiga goolasha soo gaba gabeyay xidiga khadka dhexe Cabdikariin Qubaaye kaa oo gool qurux badan ka dhaliyay kooxda Jeenyo Ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay 3-0 ay guusha ku raacday Wiilasha Yuu Cali ee Dekedda.

Guushan ay gaartay Dekedda waxey ka dhigan tahay iney hogaanka horyaalka sii dheereysato iyado hada ku qabaneyso 5-dhibcood oo nadiif ah.

Xigasho: C.fitaax Nani

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Liiska Shanta Cayaaryahan ee ay Xiligaan Lacagtii ugu badnayd iyo Sida ay u kala Sareeyaan?

(24-4-2018) Waxaa lasoo saaray liisk Cayaartoyda kubada Cagta Caalamka ee Xiligaan helay lacagtii ugu badanayd ee Faa iido ...

Booliska Magaalada Liverpool oo Heegankii ugu Sareeyey lageliyey+Sawiro

(24-4-2018) Wararka ka imaanaya Magaalada Liverpool ee dalka England ayaa sheegaya in Heegankii ugu danbeeyey lageliyey boqolaal booliska ...

Shanta kooxood ee ay u dheeleen Cayaartoyda ugu badan ee ku Guuleysatey PFA Player of the Year+Sawiro

(24-4-2018) Kadib Markii Cayaaryahanka kooxda Liverpool ee Mohamed Salah uu ku Guuleystey abaal marinta Sanad kasta labixiyo ee PFA ...

Garsoore Jaale Bixiye oo dhex dhexaadin doona kulanka Liverpool iyo Roma?

(24-4-2018) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa soo Saaray Magaca garsooraha dhex dhexaadin doona kulanka adag ...

Muuqaal ahaan u daawo Goolkii dunida kayaabiyey ee uu dhaliyey Olivier Giroud kulankii Southampton

(24-4-2018) Waxaa Calamka oo dhan siweyn looga hadal hayaa Goolkii layaabka lahaa ee uu dhaliyey Weeraryahanka kooxda Chelsea ...

Kooxda Roma oo u duushay Liverpool iyo Kevin Strootman oo ka digay sharta Mohamed Salah+Sawiro

(23-4-2018) Cayaaryahanka dalka Holland ee Khadka dhexe uga dheela kooxda Roma ee Kevin Strootman ayaa u sheegay Cayaartoyda ay ...

Ronaldinho oo Talo Wanaagsan siiyey Paul Pogba una sheegay?

(23-4-2018) Cayaaryaahnkii hore ee Xulka qaranka Braziil Ronaldinho ayaa Talo siiyey Xiddiga dalka France ee u dheela Manchester ...

Jose Mourinho muxuu u sheegay Ander Herrera intii uu socdey dabaal degii Goolka bareejada ahaa ee Alexis Sanchez?

(23-4-2018) Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa lasoo saaray fariintii uu u sheegay qaar ka mid ah ...

Maxay ahayd Sababtii Cayaartoyda Horyaalka Talyaanigu daanka u marsadeen Calaamada Guduudan?

(23-4-2018) Todobaadkaan Horyaalka dalka Talyaaniga inta badan Cayaartoydii Cayaartay iyo qaar ka mid ah Garsoorayaashii dhex dhexaadiyey ayaa ...

Jurgen Klopp” Macalinka Roma Waxaan isaga mid Nahay Ookiyaalaha iyo Shaararka Foosha xun ee aan qaadano

(23-4-2018) Macalinka kooxda Kubada Cagta Liverpool Jurgen Klopp oo shir Jaraa id qabtay kahor Kulanka Wareega Semifinalka ee lugta ...

Xiriirka FA ga oo Raali Garayn u diray Tottenham kadib kulankii Manchester United Sabab?

(23-4-2018) Xiriirka kubada Cagta dalka England ee FA ayaa Raali garayn siiyey kooxda Tottenham kadib kulankii Manchester United ...

Cayaartoyda Napoli oo sidii in ay Horyaal qaadeen loogu soo dhaweeyey Magaalada Napoli+Sawiro

(23-4-2018) Kadib Guushii muhiimka ahayd ee ay xalay Gaartay kooxda Napoli Cayaartoyda kooxdaas oo dib ugu laabtay halkii ...

Daawo Sawirada Maxamed Saalax Oo Ku Guuleystay Abaal Marinta Xiddiga Sanadka : PFA Player of the Year 2017-18

(23-4-2018) Laacibka reer Masar ee Maxamed Saalax ayaa ku guuleystay abaal marinta xidiga sanadka ee uu bixiyo ururka ...

Xulka Qaranka Soomaaliya yuu Lacayaari doonaa Semi-finalka koobka Cecafa?

(23-4-2018) Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-Jirada ayaa ku aaday xulka qaranka Uganda oo kaalinta labaad ee Group-ka B ...

Juventus oo Gurigeeda lagu Garaacay iyo Horyaalka Talyniga oo Shirko Noqdey+Sawiro

(23-4-2018) Kooxda Kubada Cagta Napoli ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen Naadiga ...