Barcelona oo soo bandhigtay Sawirada sida uu Noqon doono Garoonka Nou Camp iyo Tirada Markiiba Fariisan doonta?
Published on April 13, 2018 by Caydiid Cabdi Raxmaan Aadan · No Comments ·
(14-4-2018) Maamulka kooxd kubada Cagta Barcelona ayaa soo bandhigay Sawiro muujinaya Naqshada cusub ee garoonkeeda Nou Camp kaas oo lagu Samayn doono balaarin lana kordhin doono Kuraastiisa.
Barcelona ayaa sheegtay in Tirada Kuraasta Garoonka Caanka ah ee Nou Camp lagaarsiin doono 105,000 (Boqol iyo shan kun) oo qof in ay Markiiba Fariisan karayaan waxaana uuna ka mid noqon doonaa Garoomada kubada Cagta ee dunida ugu qaadka weyn.
Lacagta ku bixi doonta dib u habaynta iyo kordhinta Kuraasta Garoonka Nou Camp Waxaa lagu sheegay in ay gaareyso £520m iyada oo Barcelona biin doonto lacagtaas xili ay ka soo hartay koobka Champions League oo faa iido aad u fara badan ka soo geli lahayd.







Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho
E-mail: info@qalinkacayaaraha.com
Wararka Maanta
(24-4-2018) Waxaa lasoo saaray liisk Cayaartoyda kubada Cagta Caalamka ee Xiligaan helay lacagtii ugu badanayd ee Faa iido ...
(24-4-2018) Wararka ka imaanaya Magaalada Liverpool ee dalka England ayaa sheegaya in Heegankii ugu danbeeyey lageliyey boqolaal booliska ...
(24-4-2018) Kadib Markii Cayaaryahanka kooxda Liverpool ee Mohamed Salah uu ku Guuleystey abaal marinta Sanad kasta labixiyo ee PFA ...
(24-4-2018) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa soo Saaray Magaca garsooraha dhex dhexaadin doona kulanka adag ...
(24-4-2018) Waxaa Calamka oo dhan siweyn looga hadal hayaa Goolkii layaabka lahaa ee uu dhaliyey Weeraryahanka kooxda Chelsea ...
(23-4-2018) Cayaaryahanka dalka Holland ee Khadka dhexe uga dheela kooxda Roma ee Kevin Strootman ayaa u sheegay Cayaartoyda ay ...
(23-4-2018) Cayaaryaahnkii hore ee Xulka qaranka Braziil Ronaldinho ayaa Talo siiyey Xiddiga dalka France ee u dheela Manchester ...
(23-4-2018) Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa lasoo saaray fariintii uu u sheegay qaar ka mid ah ...
(23-4-2018) Todobaadkaan Horyaalka dalka Talyaaniga inta badan Cayaartoydii Cayaartay iyo qaar ka mid ah Garsoorayaashii dhex dhexaadiyey ayaa ...
(23-4-2018) Macalinka kooxda Kubada Cagta Liverpool Jurgen Klopp oo shir Jaraa id qabtay kahor Kulanka Wareega Semifinalka ee lugta ...
(23-4-2018) Xiriirka kubada Cagta dalka England ee FA ayaa Raali garayn siiyey kooxda Tottenham kadib kulankii Manchester United ...
(23-4-2018) Kadib Guushii muhiimka ahayd ee ay xalay Gaartay kooxda Napoli Cayaartoyda kooxdaas oo dib ugu laabtay halkii ...
(23-4-2018) Laacibka reer Masar ee Maxamed Saalax ayaa ku guuleystay abaal marinta xidiga sanadka ee uu bixiyo ururka ...
(23-4-2018) Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-Jirada ayaa ku aaday xulka qaranka Uganda oo kaalinta labaad ee Group-ka B ...
(23-4-2018) Kooxda Kubada Cagta Napoli ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen Naadiga ...