Thursday, July 19th, 2018

DEG DEG: Fadeexad Weyn oo soo wajahday isku Aadka Champions League kadib markii lasii ogaadey qaabka laysugu dhici doono Semifinalkiisa

Published on April 13, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(13-4-2018) Waxaa soo baxday fadeexad weyn oo ku Saabsab qaabka isku aadka koobka Champions League kadib lasii ogaadey qaabka laysugu dhici doono Wareega Semifinalka koobkaas oo Jimcihii lasameeyey.

Waxaa lahelay Warqad kooxda Roma u dirtay Liverpool kahor intii aan Jimcihii lasamayn isku Aadka Warqadaas oo ahayd qaabka loo iibin doono Tigidhada kulamada labada kooxood waxaana lagu baahiyey Warqadaas fadeexada Xanbaarsan baraha bulshada.

Warqada kooxda Roma u dirtay Liverpool ayaa ahayd mida iibinta Tigidhada Xili Cayaareedka waxaana ku qoraa in 2 da bisha May uu dhici doono kulanka lugta labaad ee Liverpool booqan doonto Garoonka Roma.

Lama oga sida kooxda Roma ku ogaatey in ay ku dhici doonaan Liverpool kamana hadlin Xiriirka fadeexadaan lakulmay ee UEFA balse dadweynaha caalamka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay sheekadaan kuwaas oo intooda badan kutilmaamay in ay tahay Fadeexad banaanka u soo baxday.

Waxaa jirey eedeymo fara badan oo horay loogu soo jeediyey qaabka isku Aadka koobka Champions League horay wargeyska AS ayaa soo bandhigay shaki weyn oo ku saabsan qaabka laysugu aadiyo kooxaha yurub sidoo kale daaficii hore ee kooxda Real Madrid Roberto Carlos ayaa shaaciyey in qaabka loo sameeyo isku Aadka Wareega Gruubyada koobka Champions League in uu kajiro musuq maasuq ba an.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Florentino Perez oo ku dhawaaqay in Cayaartoy lama filaan ah uu Keeni doono Real Madrid

(19-7-2018) Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid, Florentino Perez ayaa ku dhowaaqay inuu heshiisyo la geli doono ciyaartooyo ...

Nemanja Matic oo Noqdey Cayaaryahankii koowaad ee koobka aduunka uga soo laabta Manchester United

(19-7-2018) Cayaaryaahnka kooxda Kubada Cgata Manchester United iyo Xulka dalka Serbia Nemanja Matic ayaa Noqdey Cayaaryahankii koowaad ee lamidooba ...

Jack Wilshere oo kashifay Cayaaryahan Manchester United ah oo qaliin is qurxin kusameeyey Jirkiisa

(19-7-2018) West Ham United laacibkeeda cusub Jack Wilshere ayaa wuxuu soo dhigay Barta Instagram, qoraal uu kula maadeysanayo ...

Layaab! Taageerayaal ku Banaan baxay Cayaaryahan Madoow oo Naadigoodu lasoo Wareegay+Sawiro

(19-7-2018) Waxaa sii kordhaya sheekooyinka Jinsiyad Nacaybka ah ee lagu faquuqayo dadka Madoow iyada oo xal loo waayey ...

N’Golo Kanté oo Go’aan ka Gaaray Mustaqbalkiisa kadib dalabaad ka soo gaaray Barcelona iyo PSG

(19-7-2018) Kooxaha Barcelona iyo PSG ayaa si wayn u doonaya saxiixa xidiga khadka dhexe ee xulka qaranka France ...

Daawo Sawirada Andres Iniesta oo sida Geesiga loogu soo dhaweeyey dalka Japan

(19-7-2018) Cayaaryahankii hore ee kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa helay soo dhaweyn heer sare ah kadib markii uu gaaray ...

Daawo Sawirada Real Madrid oo soo bandhigtay Cayaaryahankeeda Cusub ee Alvaro Odriozola

(18-7-2018) Kooxda kubaad Cagta Real Madrid ayaa Garoonkeeda ku soo bandhigtay Cayaaryaahnkeeda Cusub ee lagu magacaabo Alvaro Odriozola kaas ...

AC Milan oo soo saartay qiimaha ugu danbeeya ee ay ku iibin karayaan Leonardo Bonucci?

(18-7-2018) Kooxda Kubada Cagta AC Milan ee dalka Talyaaniga ayaa soo saartay war ku saabsan daafaceeda Leonardo Bonucci kaas ...

Thibaut Courtois oo heshiis lagaaray kooxda Real Madrid

(18-7-2018) Wargeys kasoo baxa dalka Spain ee RMC Sport ayaa daaha ka qaaday in kooxaha Chelsea iyo Real ...

Qaar ka mid ah Kooxaha heerka koowaad ee Soomaaliya oo dalbaday in baaritaan lagu sameeyo qaabkii kooxda Dakedaha ay ku qaaday Horyaalka dalka Sabab?

(18-7-2018) Qaar ka mid ah Kooxaha heerka koowaad ee Soomaaliya ayaa dalbaday in baaritaan adag lagu sameeyo qaabkii ...

Cristiano Ronaldo oo kadegay dalka Shiinaha isla Markaana aan ka hor imaan doonin Kooxdiisii hore ee Real Madrid+Sawiro

(18-7-2018) Kadib markii ladhaystiray heshiiska uu Cristiano Ronaldo ugu Wareegayey Naadiga Juventus ee dalka Talyaaniga Xiddiga ayaa markale dib ...

Kadib Heshiika Liverpool ka Gaartay Alisson Waa kuwee Goolhaye yaashii dunida ugu qaalisanaa+Sawiro

(18-7-2018) Kadib markii kooxda Kubada Cagta Liverpool heshiis lagaartay Cayaaryahanka dalka Braziil ee Goolhayaha ah Alisson isla Markaana ay ...

Barcelona Oo Shaqada Ka Caydhisay Macallinkii Soo Saaray Xavi Iyo Puyol Sabab?

(18-7-2018) Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa shaqadii ka caydhisay tababare ruug caddaa ah oo muddo ka badan 40 ...

Liverpool oo soo afjartay heshiiska Goolhaye Alisson

(18-7-2018) Kooxda Kubada Cagta Liverpool ayaa lasheegayaa in ay dhawaan ku dhawaaqi doonto heshiiska Goolahayaha dalka Braziil ee Alisson ...

Marcelo oo soo gaabiyey Xiligiisii Fasaxa kuna soo laabtay Tababarka Real Madrid iyo Mustaqbalkiisa oo aan lahubin

(18-7-2018) Daafaca dambeedka bidix ee reer Brazil Marcelo ayaa kansalay fasaxiisa xagaaga, waxaana lagu arkay magaalada Madrid ee ...