Monday, July 16th, 2018

Garsoore Michael Oliver oo ku qaldamay Roosihii Gianluigi Buffon iyo Cayaaryahan kale oo feer ku dhuftay?

Published on April 13, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(14-4-2018) Garsooraha u dhashay dalka England ee Michael Oliver ayaa lasheegayaa in uu ku qaldamay Goolhayaha Juventus Gianluigi Buffon kaas oo uu u qaatay in uu feer ku dhuftay intii uu socdey Murankii Rigooradii uu u dhigay Real Madrid.

Muuqaal iyo Sawir lashaaciyey Jimcihii ayaa Muujinaya Cayaaryahan Douglas Costa oo feer ku dhufanaya Garsooraha Waxaana Michael Oliver u qaatay qofka wax ku dhuftay in uu yahay Goolhaye Gianluigi Buffon Roose ayuuna u taagay.

Gianluigi Buffon oo ah kabtanka Juventus ayaa aad ugu qayliyey Garsooraha dalka England markii uu ka Caroodey Rigoorada uu kooxdiisa ka dhigay ilbiriqsigii ugu danbeeyey kulankii lugta labaad Wareega 8 dhamaadka koobka Horyaalada yurub balse Hada waxaa soo baxay in Roosaha lasiiyey Buffon uu ahaa mid qalad ah isla Markaana ay ahayd in Cayaarta laga Saaro Douglas Costa.

(L-R) goalkeeper Gianluigi Buffon of Juventus FC, referee Michael Oliver, Giorgio Chiellini of Juventus FC during the UEFA Champions League quarter final match between Real Madrid and Juventus FC at the Santiago Bernabeu stadium on April 11, 2018 in Madrid, Spain(Photo by VI Images via Getty Images)

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Paul Pogb oo ku jees jeesey England iyo Mustaqbalkiisa Manchester United oo mugdi galay+Sawiro

(16-7-2018) Cayaaryahanka Khadka dhexe ee kooxda Manchester United iyo Xulka dalka France Paul Pogba oo dalkiisa kula Guuleystey ...

Macalinkii Xulka Kubada cagta Argentina oo iscasilay

(16-7-2018) Xidhiidhka kubadda cagta ee dalka argentina ee Argentine Football Association ayaa si rasmi ah u shaaciyay in ...

Daawo Sawirada Cristiano Ronaldo oo Tijaabo caafimaad u Maray Juventus iyo sheeko Xiiso badan oo uu sheegay

(16-7-2018) Cayaaryahankii halyeyga ahaa ee Naadiga Real Madrid Cristiano Ronaldo  ayaa ugu danbayab si rasmi ah ugu biirey Kooxda ...

Kylian Mbappe Oo Si Cad U Shaaciyey Kooxda Uu U Ciyaari Doono Xili Ciyaareedka Dambe, Kaddib Guushii Koobka Adduunka

(16-7-2018) Da’yarka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa war cad kasoo saaray mustaqbalkiisa kooxdaas kaddib markii uu ...

Dhamaan Rikooradii laga diiwaan geliyey Fiinalkii koobka aduunka 2018?

(16-7-2018) Kadib Kulankii ugu dambeeyey koobka aduunka ee dhex maray dalalka France iyo Croatia waxaan idiin soo gudbineynaa dhamaan ...

Cayaartoy badan oo Dunida ah oo Canbaareeyey Go.aankii Rigoorada loogu dhigay dalka France

(16-7-2018) Barnaamijka Muuqaalka Garsoore caawiyaha loo yaqaan “Video Assistant Referee system “ VAR – ayaa cambaareyn xoogan kala ...

Daawo Sawirada Manchester United oo u duushay dalka Maraykanka

(16-7-2018) Kooxda Kubada Cagta Manchester United oo uu Hogaamninayo macalinkeeda Jose Mourinho ayaa Safar ugu anba baxay dalka ...

Magacyada iyo Sawirada 11 kii Cayaaryahan ee ugu fiicnaa Koobka Adduunka 2018

(16-7-2018) Kadib Markii axadii lasoo gaba gabeeyey koobka adduunka ayaa waxaa lasoo saaray Magacyada 11 kii Cayaaryahan ee ...

Putin iyo Madaxdii Kale Ee Daawatay Ciyaartii Finalka Koobka Adduunka Iyo Qaabkii Ay Isku Salaameen Madaxweynaha Croatia

(16-7-2018) Madaxweynaha waddanka Ruushka ayaa wakhti hore soo fadhiistay garoonka Luzhniki Stadium ee ay ka dhacday ciyaartii Faransiisku ...

Chelsea oo qaab ahaan soo afjartay heshiiska Gonzalo Higuain

(16-7-2018) Kooxda kubada Cagta Chelsea ayaa lasheegayaa in ay qaab ahaan heshiis lagaartay Weeraryahanka dalka Argentina iyo Kooxda ...

Daawo Sawirada Xulka England oo dib ugu laabtay dalkooda iyo Magaalada ay ka dageen

(16-7-2018) Cayaartoydii dalka Ingiriiska u matashay koobka aduunka ayaa dib ugu laabtay dalkooda kadib markii ay soo galeen ...

Donald Trump muxuu kayiri Cayaartii Finalka koobka adduunka iyo Guushii France?

(16-7-2018) Madaxweynaha waddanka Maraykanka Donald Trump ayaa ka hadlay ciyaartii finalka Koobka Adduunka ee lagu qabtay magaalada Moscow, ...

Daawo Sawirada Cristiano Ronaldo iyo qoyskiisa oo ka degay Magaalada Torino

(16-7-2018) Cayaaryahanka cusub ee ay dhawaan iibsatay kooxda Juventus Cristiano Ronaldo iyo qoyskiisa ayaa ka degay Magaalada Torino halkaa ...

Magacyada Cayaartoyda ku Guuleysatay abaal marinada kala duwan ee koobka aduunka 2018

(15-7-2018) Kadib markii uu xulka qaranka France ku guulaystay koobka aduunka ee bishii ugu danbaysay loogu tartamayay dalka ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Xulka dalka France oo ku Guuleystey koobka aduunka

(15-7-2018) Xulka qaranka France ayaa markii labaad ee taariikhdooda ku guulaystay koobka aduunka kadib markii ay si layaableh ...