Isku Aadka Wareega Afar dhamaadka koobka Europa League iyo Arsenal oo af libaax gashay
Published on April 13, 2018 by Caydiid Cabdi Raxmaan Aadan · No Comments ·
(13-4-2018) Waxaa lasameeyey isku Aadka Wareega afar dhamaadka ee koobka UEFA Europa League kaas oo ay isku soo beegmeen labadii kooxood ee lays lahaa iyaga ayaa dheeli doona Finalka koobkaas.
Kooxda kubada Cagta Arsenal ayaa ku soo aadey Naadiga dalka Spain ee Atletico Madrid waana markii koowaad ee Taariikhda koobabka yurub ay wada dheelaan labadaan kooxood oo sida laqiyaasayo midkood ku guuleysan doono koobka Europa League.
Dhanka kale Waxaa isku soo beegmey kooxaha Marseille iyo Red Bull Salzburg.kuwaas oo laftoodu ah kooxo aad u adag oo aan kala dhicin marka loo eego kooxaha ay ku soo reebeen Wareega 8 dhamaadka koobkaan.
Sida kooxuhu isugu soo aadeen iyo xiliyada la dheeli doono.
DATES OF GAMES
April 26
Arsenal v Atletico Madrid
Marseille v Red Bull Salzburg
May 3
Atletico Madrid v Arsenal
Red Bull Salzburg v Marseille




Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho
E-mail: info@qalinkacayaaraha.com
Wararka Maanta
(24-4-2018) Waxaa lasoo saaray liisk Cayaartoyda kubada Cagta Caalamka ee Xiligaan helay lacagtii ugu badanayd ee Faa iido ...
(24-4-2018) Wararka ka imaanaya Magaalada Liverpool ee dalka England ayaa sheegaya in Heegankii ugu danbeeyey lageliyey boqolaal booliska ...
(24-4-2018) Kadib Markii Cayaaryahanka kooxda Liverpool ee Mohamed Salah uu ku Guuleystey abaal marinta Sanad kasta labixiyo ee PFA ...
(24-4-2018) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa soo Saaray Magaca garsooraha dhex dhexaadin doona kulanka adag ...
(24-4-2018) Waxaa Calamka oo dhan siweyn looga hadal hayaa Goolkii layaabka lahaa ee uu dhaliyey Weeraryahanka kooxda Chelsea ...
(23-4-2018) Cayaaryahanka dalka Holland ee Khadka dhexe uga dheela kooxda Roma ee Kevin Strootman ayaa u sheegay Cayaartoyda ay ...
(23-4-2018) Cayaaryaahnkii hore ee Xulka qaranka Braziil Ronaldinho ayaa Talo siiyey Xiddiga dalka France ee u dheela Manchester ...
(23-4-2018) Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa lasoo saaray fariintii uu u sheegay qaar ka mid ah ...
(23-4-2018) Todobaadkaan Horyaalka dalka Talyaaniga inta badan Cayaartoydii Cayaartay iyo qaar ka mid ah Garsoorayaashii dhex dhexaadiyey ayaa ...
(23-4-2018) Macalinka kooxda Kubada Cagta Liverpool Jurgen Klopp oo shir Jaraa id qabtay kahor Kulanka Wareega Semifinalka ee lugta ...
(23-4-2018) Xiriirka kubada Cagta dalka England ee FA ayaa Raali garayn siiyey kooxda Tottenham kadib kulankii Manchester United ...
(23-4-2018) Kadib Guushii muhiimka ahayd ee ay xalay Gaartay kooxda Napoli Cayaartoyda kooxdaas oo dib ugu laabtay halkii ...
(23-4-2018) Laacibka reer Masar ee Maxamed Saalax ayaa ku guuleystay abaal marinta xidiga sanadka ee uu bixiyo ururka ...
(23-4-2018) Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-Jirada ayaa ku aaday xulka qaranka Uganda oo kaalinta labaad ee Group-ka B ...
(23-4-2018) Kooxda Kubada Cagta Napoli ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen Naadiga ...