Monday, July 16th, 2018

Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Kooxaha Isku Beegmay Ee Real Madrid Iyo Bayern Munich

Published on April 13, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(14-4-2018) Lugta koowaad ee ciyaarta Real Madrid iyo Bayern Munich ayaa la daawan doonaa 25-ka April halka kulanka lugta labaad la ciyaari doono 1-da bishay May ee soo aadan.

Iska hor imaadkoodii hore ee yurub

Bayern Munich iyo Real Madrid waxay guud ahaan tartamada yurub wada ciyaareen 24 kulan Real ayaa guuleystay 11 kulan halka sidoo kale ay Bayern adkaatay 11 kulan laba kulan oo kalana ay bar baro ku kala bexee.

Kulanka lugta koowaad ee Real Madrid iyo Bayern Munich ayaa noqon doona kulankoodii 25-aad ee tartamada yurub, mana jirto kooxo ka badan oo ciyaaraha yurub is wajahay.

Ciyaaraha labada kooxod ayaa ka dhigan markii todobaad oo ay isku arkayaan marxalada Semi Final-ka, Bayern Munich ayaana afar kulan soo baxday.

Real Madrid ayaa guul gaareysay shantii kulan ee ugu danbeysay Bayern ay ka hortimid waxay ka dhalisay 13 gool halka laga dhaliyay afar gool.

Toni kroos ayaa xirfadiisa kubada cagta ka bilaabay Bayern isagoo kooxdaasi u saftay wax ka badan 200 oo kulan dhamaan tartamada.

Kulamada ay yurub ka soo ciyaareen

 

1975/76 European Cup semi-finals

Real Madrid 1-1 Bayern

Bayern 2-0 Real Madrid

Bayern win 3-1 on aggregate

1986/87 European Cup semi-finals

Bayern 4-1 Real Madrid

Real Madrid 1-0 Bayern

Bayern win 4-2 on aggregate

Classic semi-final moments

1987/88 European Cup quarter-finals

Bayern 3-2 Real Madrid

Real Madrid 2-0 Bayern

Real Madrid win 4-3 on aggregate

1999/2000 UEFA Champions League second group stage

Real Madrid 2-4 Bayern

Bayern 4-1 Real Madrid

1999/2000 UEFA Champions League semi-finals

Real Madrid 2-0 Bayern

Bayern 2-1 Real Madrid

Real Madrid win 3-2 on aggregate

2000/01 UEFA Champions League semi-finals

Real Madrid 0-1 Bayern

Bayern 2-1 Real Madrid

Bayern win 3-1 on aggregate

2001/02 UEFA Champions League quarter-finals

Bayern 2-1 Real Madrid

Real Madrid 2-0 Bayern

Real Madrid win 3-2 on aggregate

2003/04 UEFA Champions League round of 16

Bayern 1-1 Real Madrid

Real Madrid 1-0 Bayern

Real Madrid win 2-1 on aggregate

2006/07 UEFA Champions League round of 16

Real Madrid 3-2 Bayern

Bayern 2-1 Real Madrid

Aggregate 4-4; Bayern win on away goals

 

 

2011/12 UEFA Champions League semi-finals

Bayern 2-1 Real Madrid

Real Madrid 2-1 Bayern aet

Aggregate 3-3; Bayern win 3-1 on penalties

2013/14 UEFA Champions League semi-finals

Real Madrid 1-0 Bayern

Bayern 0-4 Real Madrid

Real Madrid win 5-0 on aggregate

2016/17 UEFA Champions League quarter-finals

Bayern 1-2 Real Madrid

Real Madrid 4-2 Bayern aet

Real Madrid win 6-3 on aggregate.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Paul Pogb oo ku jees jeesey England iyo Mustaqbalkiisa Manchester United oo mugdi galay+Sawiro

(16-7-2018) Cayaaryahanka Khadka dhexe ee kooxda Manchester United iyo Xulka dalka France Paul Pogba oo dalkiisa kula Guuleystey ...

Macalinkii Xulka Kubada cagta Argentina oo iscasilay

(16-7-2018) Xidhiidhka kubadda cagta ee dalka argentina ee Argentine Football Association ayaa si rasmi ah u shaaciyay in ...

Daawo Sawirada Cristiano Ronaldo oo Tijaabo caafimaad u Maray Juventus iyo sheeko Xiiso badan oo uu sheegay

(16-7-2018) Cayaaryahankii halyeyga ahaa ee Naadiga Real Madrid Cristiano Ronaldo  ayaa ugu danbayab si rasmi ah ugu biirey Kooxda ...

Kylian Mbappe Oo Si Cad U Shaaciyey Kooxda Uu U Ciyaari Doono Xili Ciyaareedka Dambe, Kaddib Guushii Koobka Adduunka

(16-7-2018) Da’yarka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa war cad kasoo saaray mustaqbalkiisa kooxdaas kaddib markii uu ...

Dhamaan Rikooradii laga diiwaan geliyey Fiinalkii koobka aduunka 2018?

(16-7-2018) Kadib Kulankii ugu dambeeyey koobka aduunka ee dhex maray dalalka France iyo Croatia waxaan idiin soo gudbineynaa dhamaan ...

Cayaartoy badan oo Dunida ah oo Canbaareeyey Go.aankii Rigoorada loogu dhigay dalka France

(16-7-2018) Barnaamijka Muuqaalka Garsoore caawiyaha loo yaqaan “Video Assistant Referee system “ VAR – ayaa cambaareyn xoogan kala ...

Daawo Sawirada Manchester United oo u duushay dalka Maraykanka

(16-7-2018) Kooxda Kubada Cagta Manchester United oo uu Hogaamninayo macalinkeeda Jose Mourinho ayaa Safar ugu anba baxay dalka ...

Magacyada iyo Sawirada 11 kii Cayaaryahan ee ugu fiicnaa Koobka Adduunka 2018

(16-7-2018) Kadib Markii axadii lasoo gaba gabeeyey koobka adduunka ayaa waxaa lasoo saaray Magacyada 11 kii Cayaaryahan ee ...

Putin iyo Madaxdii Kale Ee Daawatay Ciyaartii Finalka Koobka Adduunka Iyo Qaabkii Ay Isku Salaameen Madaxweynaha Croatia

(16-7-2018) Madaxweynaha waddanka Ruushka ayaa wakhti hore soo fadhiistay garoonka Luzhniki Stadium ee ay ka dhacday ciyaartii Faransiisku ...

Chelsea oo qaab ahaan soo afjartay heshiiska Gonzalo Higuain

(16-7-2018) Kooxda kubada Cagta Chelsea ayaa lasheegayaa in ay qaab ahaan heshiis lagaartay Weeraryahanka dalka Argentina iyo Kooxda ...

Daawo Sawirada Xulka England oo dib ugu laabtay dalkooda iyo Magaalada ay ka dageen

(16-7-2018) Cayaartoydii dalka Ingiriiska u matashay koobka aduunka ayaa dib ugu laabtay dalkooda kadib markii ay soo galeen ...

Donald Trump muxuu kayiri Cayaartii Finalka koobka adduunka iyo Guushii France?

(16-7-2018) Madaxweynaha waddanka Maraykanka Donald Trump ayaa ka hadlay ciyaartii finalka Koobka Adduunka ee lagu qabtay magaalada Moscow, ...

Daawo Sawirada Cristiano Ronaldo iyo qoyskiisa oo ka degay Magaalada Torino

(16-7-2018) Cayaaryahanka cusub ee ay dhawaan iibsatay kooxda Juventus Cristiano Ronaldo iyo qoyskiisa ayaa ka degay Magaalada Torino halkaa ...

Magacyada Cayaartoyda ku Guuleysatay abaal marinada kala duwan ee koobka aduunka 2018

(15-7-2018) Kadib markii uu xulka qaranka France ku guulaystay koobka aduunka ee bishii ugu danbaysay loogu tartamayay dalka ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Xulka dalka France oo ku Guuleystey koobka aduunka

(15-7-2018) Xulka qaranka France ayaa markii labaad ee taariikhdooda ku guulaystay koobka aduunka kadib markii ay si layaableh ...