Saturday, October 20th, 2018

Cayaartoyda Real Madrid oo heli doona Todobaad fasax ah kahor kulanka Bayren Munich

Published on April 14, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(15-4-2018) Kooxda kubada cagta ee Real Madrid ayaa marxalada afar dhamaadka Champions League ku beegantay naadiga Bayern Munich,waxaana durba kooxdaasi ay qorsheysay fursadaha fasaxa ay heysato ka hor ciyaarta Bayern Munich.

Los Blancos ayaa lugta koowaad ee afar dhamaadka UCL u safri doonta Alianz Arena, halkaa oo ay kula soo ciyaari  doonto kooxda Bayern Munich kooxda Zidane ayaa heli doonta todobaad fasax ah ka hor kulankooda xasaasiga ah.

Kulankii Real Madrid iyo Sevilla oo ka tirsan ciyaaraha 34-aad ee Laliga ayaa dib loo dhigay,maadaama Sevilla ay 21-ka bishan kama danbeysta Copa Del Rey kooxda Barcelona ay Wanda Metropolitano kula ciyaari doonto.

Naadiga difaacaneysa Champions League ayaa 18-ka April Bernabue ku soo dhaweyn doonta Atletico Madrid, kadib kulankaasi ayey heli doonaan todobaad fasax ah, maadaama 25-ka bishan aan ku guda jirno ee April ay u safri doonto Jarmalka.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee midkastaa bilaaban doonto

(20-10-2018) Waxaa Galabta iyo Caawa lacayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo kutirsan Horyaalada kala duwan ee ...

Daawo Sawirada Cayaartoyda Manchester United oo soo gaaray London

(20-10-2018) Cayaartoyda kooxda Manchyester United ayaa soo gaaray magaalada London halkaa oo ay ka degeen Hotel iyaga oo ...

Paris Saint-Germain oo bilaawday in ay Raadiso badelka Neymar

(20-10-2018) Kooxda Kubaad cagta Paris Saint-Germain  ayaa lasheegayaa in ay durba bilaawday Cayaaryahankii badelka u noqon lahaa Xiddiga dalka ...

Daawo Sawirada Kooxda Banaadir Sports oo qaaday koobkii Jeneral Da uud 2018

(19-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Banaadir Sports ayaa ku Guuleysatay koobka koobabka Jeneral Daa uud ka dib markii ay ...

Baaritaan lagu Samayn doono qaabkii ay AC Milan ula Wareegtay Lucas Paqueta?

(19-10-2018) Wararka ka imaanaya dalka Braziil ayaa sheegaya in baaritaan lagu samayn doono qaabkii uu u dhacay heshiiska ...

Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada Badana Taariikhda Premier League

(19-10-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada badan Taariikhda Horyaalka Premier ...

Digniin: Julen Lopetegui oo loo qabtay Sadex Kulan in uu shaqadiisa ku bad baadiyo

(19-10-2018) Maamulka kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay digniin kama dambays ah u direen Macalinka ...

Daawo Sawirada Mohamed Salah iyo Virgil van Dijk oo ku soo laabtay Tababarka Liverpool

(19-10-2018) Jamaahiirta kooxda Liverpool ayaa ku farxay Sawiro laga soo saaray Xerada tababarka Naadigooda kadib markii lacadeeyey in ...

Beppe Bergomi oo Inter Milan uga digay Xirfada Suso

(19-10-2018) Cayaaryaahnkii hore ee kooxda Inter Milan Beppe Bergomi ayaa digniin u diray kooxdiisii hore dignaantaas oo ku saabsan ...

Gonzalo Higuain oo hanjabaad Hawada u mariyey Juventus iyo Cristiano Ronaldo Sabab?

(19-10-2018) Weeraryahanka heshiiska amaahda ah ugu cayaara kooxda AC Milan ee Gonzalo Higuain ayaa ka sheekeeyey sababti uu kaga ...

Safka Macquulka ah ee ay Manchester United ku soo geli doonto Garoonka Kulanka Chelsea iyo dhaawacyada ka maqan?

(19-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Manchester United ayaa isku diyaarineysa kulanka xiisaha badan ee ay lacayaari doonaan Sabtiga Kulankaas ...

Barcelona oo lakulmeysa Neymar oo doonaya in uu dib ugu soo laabto

(19-10-2018) Maamulka kooxda Barcelona ee dalka Spain ayaa aqbalay in ay lakulmaan Wakiilka Cayaaryahankoodii hore ee Neymar kaas ...

Layaab! Magacyada iyo Sawirada 5 Cayaaryahan oo Saaxiib la ah Mukulaalaha

(19-10-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal  Magacyada iyo Sawirada shan Cayuaaryahan oo Caan ah isla markaana aad u ...

Rasmi: Luke Shaw oo heshiis cusub u Saxiixay Manchester United

(18-10-2018) Daafaca kooxda Manchester United ee Luke Shaw ayaa Saxiixay heshiis cusub oo uu kula sii joogi doono kooxdiisa ...

Cayaaryahan ku dhaawacmkay Tababarka Manchester United?

(18-10-2018) Mid ka mid ah Cayaartoyda kooxda Manchester United ayaa lasheegay in uu dhaawac soo gaaray xili uu ...