Sunday, September 23rd, 2018

Daawo: Barcelona oo Guul Gaartay Rikoor cusubna u dhigtay Horyaalka La Liga?

Published on April 14, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(14-4-2018) Kooxda Kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka gaartay kulankii ay ladheeleen kooxda Valencia kaas oo ay kaga badiyeen 2-1 Waxaana Goolasha u kala dhaliyey Cayaartoyda Luis Suarez iyo Samuel Umtiti labada Goolba waxaa Caawiyey oo ay lugtiisa ka bexeen Philippe Coutinho.

Naadiga Ernesto Valverde ayaa Gaaray Kulankii 39 aad ee Horyaalka La liga ee aan dhinacooda dhulka la dhigin Waxayna Gaareen Recordkii ugu sareeyey ee koox ka Cayaarta Horyaalka Spain ee aan laga badin Kulamadii ugu badnaa ee Xiriir ah.

Barcelona ayaa ku sii dhawaaneysa in ay u dabaal degto Horyaalka La liga xiligaan waxaana sida muuqata ay ka soo kabteen Niyad jabkii weynaa ee ka soo Gaaray kulankii Champions League ee ay Roma kulumiyeen 3-0.

MATCH STATISTICS AND LA LIGA TABLE

 Barcelona: Ter Stegen; Roberto (Semedo 90), Pique, Umtiti, Alba; Coutinho (Dembele 79), Busquets, Paulinho, Iniesta (D. Suarez 84), Messi, Suarez.

Subs not used: Cillessen, Alcacer, D. Suarez, Gomes, Dembele, Vermaelen.

Booked: Pique

Goals: Suarez 15, Umtiti 51

Valencia: Neto; Vezo, Garay, Gabriel, Gaya; Carlos Soler, Kondogbia, Parejo, Guedes (Pereira 69); Rodrigo (Zaza 80), Mina (Vietto 71).

Subs not used: Maksimovic, Lato, Murillo, Domenech.

Booked: Kondogbia, Gabriel.

Goals: Parejo (pen) 87

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Dhamaan Cayaaraha Galabta iyo Caawa Saacadaha ay dhici doonaan

(23-9-2018) Waxaa galabta iyo Caawa lacayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo ku kala tirsan Horyaalada kala ...

Manchester United oo France ka arkootay badalka Martial, Waa kee?

(23-9-2018) Naadiga Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay bartilmaameed ka dhigatay xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Lille ...

Juventus oo ay ku sii Kordhayaan dhaawacyadu iyo Cayaartoyda ka maqan kulanka Frosinone

(23-9-2018) Macalinka kooxda Juventus ayaa shaaca ka qaaday Magacyada Cayaartoy dhawr ah oo dhaawac kaga maqnaan doonta Naadigiisa ...

AC Milan oo soo saartay Liiska Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Atalanta

(23-9-2018) Kooxda Kubada Cagta AC Milan ayaa soo Saartay liiska Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka adag ee ay ...

Roosihii Cristiano Ronaldo oo qilaaf ka dhex abuuray Xiriirada FIFA iyo UEFA?

(23-9-2018) Kadib Calaamadii Casaanka ahayd ee lasiiyey Cayaaryahanka kooxda Juventus Cristiano Ronaldo waxaa soo baxayey Warar kala duwan oo ...

Adrien Rabiot oo bisha Janaayo imaan doona Manchester City

(23-9-2018) Cayaaryaahnka kooxda Kubada Cagta PSG ee lagu Magacaabo Adrien Rabiot ayaa lasheegayaa in uu heshiis lagaaray Manchester City ...

Paul Scholes oo Tilmaamay Cayaaryahankii ugu fiicnaa ee uu abid ka horyimaado?

(23-9-2018) Cayaaryahankii hore ee Kooxda Man United Paul Scholes ayaa shaaca ka qaaday xiddigii ugu fiicnaa ee uu ...

Jose Mourinho oo dhaleeceeyey qaar ka mid ah Cayaartoydiisa Kulankii Wolves

(22-9-2018) Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa dhaleeceeyey qaar ka mid ah Cayaartoyda Naadigiisa gaar ahaan qaybta ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester United oo markale ku kuftay Old Trafford

(22-9-2018) Kadib Todobaadyo farxad iyo Guulo ah Manchester United iyo Jose Mourinho ayaa dib ugu laaban doona buuqii ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Liverpool oo Cagta marisay Southampton

(22-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Liverpool ayaa markale halkeedii ka sii wadata Guulihii isdaba jooga ahaa ee Horyaalka dalka ...

Cristiano Ronaldo oo Juventus ka Caawiyey in Juventus hoos u eegto kooxaha Liverpool iyo PSG

(22-9-2018) Tan Iyo Markii uu ku soo biirey Juventus Cayaaryahanka dalka Portugal ee Cristiano Ronaldo waxaa sara u sii kacayey ...

Manchester United oo dhaqaale ugu xoog sheeganaysa AC Milan?

(22-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Manchester United ayaa lasheegayaa in ay qarka u Saarntahay in ay heshiis lagaarto Cayaaryahanka ...

Daawo Sawirada Sir Alex Ferguson oo mudo dheer kadib ku soo laabtay Old Trafford

(22-9-2018) Macalinkii hore ee kooxda Kubada Cagta Manchester United Sir Alex Ferguson  ayaa mudo dheer kadib ku soo laabtay ...

Taageereyaasha Chelsea Oo U Codeeyey In Kaydka La Geliyo Mateo Kovacic – Waa Kuma Ciyaartoyga Ay Ka Doorteen?

(22-9-2018) Jamaahiirta kooxda kubadda cagta Chelsea intooda badan ayaa cod bidbixin laga qaaday waxay isku raaceen in ay ...

Wesley Sneijder oo Naftiisu halis Gashay markii uu Shil ku Galay dhul Lama degaan ah

(22-9-2018) Cayaaryaahnkii hore ee Real Madrid iyo Inter Milan Wesley Sneijder ayaa ka bad baaday shil aad u ...