(14-4-2018) Kooxda Kubada Cagta Chelsea ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay ladheeleen kooxda Southampton iyaga oo ka soo laabtay 2 Gool oo lagu Hogaamiyey.
Chelsea ayaa ku badisay 3-2 Waxaana Goolasha u kala dhaliyey Olivier Giroud oo 2 Gool dhaliyey iyo Eden Hazard waxaana Chelsea ay ka bad baadey in laga badiyo in kasta oo ay Gadaal ka soo baraarugeen.
E-mail: info@qalinkacayaaraha.com