Monday, July 16th, 2018

Gianluigi Donnarumma oo Taariikh Cusub ku soo kordhin doona Horyaalka Talyaaniga Kulanka Napoli

Published on April 14, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(14-4-2018) Goolhayaha kooxda kubada Cagta AC Milan ee Gianluigi Donnarumma ayaa lacadeeyey in uu Taariikh cusub ku soo kordhin doono Horyaalka dalka Talyaaniga Gaar ahaan marka uu safto kulanka ay Axada kula dheeli doonaan San Siro kooxda Napoli.

Gianluigi Donnarumma oo ah 19 Sano jir ayaa Noqon doona Cayaaryahankii ugu da.da yaraa ee Taariikhda Horyaalka Talyaaniga ee Safta 100 (Boqol Kulan)

Wilkaan ayaa kulankiisii koowaad ee Horyaalka talyaaniga waxaa Fursad siiyey Macalinkii Hore ee AC Milan Siniša Mihajlović wixii intaa kadanbeeyeyna waxa uu ahaa mid si joogto ah ugu Cayaara kooxdiisa mana jirin in uu galay Kursiga keydka waxaana Macalin Gennaro Gattuso uu safi doona kulankaas Taariikhiga u noqon doona.

Gianni Rivera, Roberto Mancini, Paolo Maldini Francesco Totti iyo Gianluigi Buffon oo ahaa Cayaartoyda ugu da.da yar ee Safatay Boqol kulan midna masafan Kulamadaas iyada oo da.diisu kayartay 21 Sano.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Paul Pogb oo ku jees jeesey England iyo Mustaqbalkiisa Manchester United oo mugdi galay+Sawiro

(16-7-2018) Cayaaryahanka Khadka dhexe ee kooxda Manchester United iyo Xulka dalka France Paul Pogba oo dalkiisa kula Guuleystey ...

Macalinkii Xulka Kubada cagta Argentina oo iscasilay

(16-7-2018) Xidhiidhka kubadda cagta ee dalka argentina ee Argentine Football Association ayaa si rasmi ah u shaaciyay in ...

Daawo Sawirada Cristiano Ronaldo oo Tijaabo caafimaad u Maray Juventus iyo sheeko Xiiso badan oo uu sheegay

(16-7-2018) Cayaaryahankii halyeyga ahaa ee Naadiga Real Madrid Cristiano Ronaldo  ayaa ugu danbayab si rasmi ah ugu biirey Kooxda ...

Kylian Mbappe Oo Si Cad U Shaaciyey Kooxda Uu U Ciyaari Doono Xili Ciyaareedka Dambe, Kaddib Guushii Koobka Adduunka

(16-7-2018) Da’yarka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa war cad kasoo saaray mustaqbalkiisa kooxdaas kaddib markii uu ...

Dhamaan Rikooradii laga diiwaan geliyey Fiinalkii koobka aduunka 2018?

(16-7-2018) Kadib Kulankii ugu dambeeyey koobka aduunka ee dhex maray dalalka France iyo Croatia waxaan idiin soo gudbineynaa dhamaan ...

Cayaartoy badan oo Dunida ah oo Canbaareeyey Go.aankii Rigoorada loogu dhigay dalka France

(16-7-2018) Barnaamijka Muuqaalka Garsoore caawiyaha loo yaqaan “Video Assistant Referee system “ VAR – ayaa cambaareyn xoogan kala ...

Daawo Sawirada Manchester United oo u duushay dalka Maraykanka

(16-7-2018) Kooxda Kubada Cagta Manchester United oo uu Hogaamninayo macalinkeeda Jose Mourinho ayaa Safar ugu anba baxay dalka ...

Magacyada iyo Sawirada 11 kii Cayaaryahan ee ugu fiicnaa Koobka Adduunka 2018

(16-7-2018) Kadib Markii axadii lasoo gaba gabeeyey koobka adduunka ayaa waxaa lasoo saaray Magacyada 11 kii Cayaaryahan ee ...

Putin iyo Madaxdii Kale Ee Daawatay Ciyaartii Finalka Koobka Adduunka Iyo Qaabkii Ay Isku Salaameen Madaxweynaha Croatia

(16-7-2018) Madaxweynaha waddanka Ruushka ayaa wakhti hore soo fadhiistay garoonka Luzhniki Stadium ee ay ka dhacday ciyaartii Faransiisku ...

Chelsea oo qaab ahaan soo afjartay heshiiska Gonzalo Higuain

(16-7-2018) Kooxda kubada Cagta Chelsea ayaa lasheegayaa in ay qaab ahaan heshiis lagaartay Weeraryahanka dalka Argentina iyo Kooxda ...

Daawo Sawirada Xulka England oo dib ugu laabtay dalkooda iyo Magaalada ay ka dageen

(16-7-2018) Cayaartoydii dalka Ingiriiska u matashay koobka aduunka ayaa dib ugu laabtay dalkooda kadib markii ay soo galeen ...

Donald Trump muxuu kayiri Cayaartii Finalka koobka adduunka iyo Guushii France?

(16-7-2018) Madaxweynaha waddanka Maraykanka Donald Trump ayaa ka hadlay ciyaartii finalka Koobka Adduunka ee lagu qabtay magaalada Moscow, ...

Daawo Sawirada Cristiano Ronaldo iyo qoyskiisa oo ka degay Magaalada Torino

(16-7-2018) Cayaaryahanka cusub ee ay dhawaan iibsatay kooxda Juventus Cristiano Ronaldo iyo qoyskiisa ayaa ka degay Magaalada Torino halkaa ...

Magacyada Cayaartoyda ku Guuleysatay abaal marinada kala duwan ee koobka aduunka 2018

(15-7-2018) Kadib markii uu xulka qaranka France ku guulaystay koobka aduunka ee bishii ugu danbaysay loogu tartamayay dalka ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Xulka dalka France oo ku Guuleystey koobka aduunka

(15-7-2018) Xulka qaranka France ayaa markii labaad ee taariikhdooda ku guulaystay koobka aduunka kadib markii ay si layaableh ...