Thursday, July 19th, 2018

Kani Waa Naadigii koowaad ee u soo dalacay Premier League Xiliga danbe?

Published on April 14, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(15-4-2018) Mid ka mid ah kooxaha ka cayaarayey heerka labaad ee dalka England ayaa xaqiijiyey in ay u soo dalceen Horyaalka Premier League dalka England kadib markii bareejo lagu celiyey Naadigii ku soo xigey.

Kooxda Wolverhampton Wanderers ayaa xaqiijisey in ay dheeli doonto Horyaalka Premier League Xiliga soo socda kadib markii ay ku Guuleysatay Horyaalka Championship waxayna ka faa iideysatay markii ay bareejo Gashay Fulham oo lacayaartay Sabtigii Brentford.

Wolverhampton Wanderers oo Axada labalansan kooxda Birmingham City ayaa inta aysan dheelin Xaqiijisey in ay u soo gudubtey Horyaalka Premier League iyada oo leh 92 dhibcood Waxaana ku soo xiga Cardiff City oo 83 dhibcood leh iyo Fulham oo 82 leh.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Florentino Perez oo ku dhawaaqay in Cayaartoy lama filaan ah uu Keeni doono Real Madrid

(19-7-2018) Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid, Florentino Perez ayaa ku dhowaaqay inuu heshiisyo la geli doono ciyaartooyo ...

Nemanja Matic oo Noqdey Cayaaryahankii koowaad ee koobka aduunka uga soo laabta Manchester United

(19-7-2018) Cayaaryaahnka kooxda Kubada Cgata Manchester United iyo Xulka dalka Serbia Nemanja Matic ayaa Noqdey Cayaaryahankii koowaad ee lamidooba ...

Jack Wilshere oo kashifay Cayaaryahan Manchester United ah oo qaliin is qurxin kusameeyey Jirkiisa

(19-7-2018) West Ham United laacibkeeda cusub Jack Wilshere ayaa wuxuu soo dhigay Barta Instagram, qoraal uu kula maadeysanayo ...

Layaab! Taageerayaal ku Banaan baxay Cayaaryahan Madoow oo Naadigoodu lasoo Wareegay+Sawiro

(19-7-2018) Waxaa sii kordhaya sheekooyinka Jinsiyad Nacaybka ah ee lagu faquuqayo dadka Madoow iyada oo xal loo waayey ...

N’Golo Kanté oo Go’aan ka Gaaray Mustaqbalkiisa kadib dalabaad ka soo gaaray Barcelona iyo PSG

(19-7-2018) Kooxaha Barcelona iyo PSG ayaa si wayn u doonaya saxiixa xidiga khadka dhexe ee xulka qaranka France ...

Daawo Sawirada Andres Iniesta oo sida Geesiga loogu soo dhaweeyey dalka Japan

(19-7-2018) Cayaaryahankii hore ee kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa helay soo dhaweyn heer sare ah kadib markii uu gaaray ...

Daawo Sawirada Real Madrid oo soo bandhigtay Cayaaryahankeeda Cusub ee Alvaro Odriozola

(18-7-2018) Kooxda kubaad Cagta Real Madrid ayaa Garoonkeeda ku soo bandhigtay Cayaaryaahnkeeda Cusub ee lagu magacaabo Alvaro Odriozola kaas ...

AC Milan oo soo saartay qiimaha ugu danbeeya ee ay ku iibin karayaan Leonardo Bonucci?

(18-7-2018) Kooxda Kubada Cagta AC Milan ee dalka Talyaaniga ayaa soo saartay war ku saabsan daafaceeda Leonardo Bonucci kaas ...

Thibaut Courtois oo heshiis lagaaray kooxda Real Madrid

(18-7-2018) Wargeys kasoo baxa dalka Spain ee RMC Sport ayaa daaha ka qaaday in kooxaha Chelsea iyo Real ...

Qaar ka mid ah Kooxaha heerka koowaad ee Soomaaliya oo dalbaday in baaritaan lagu sameeyo qaabkii kooxda Dakedaha ay ku qaaday Horyaalka dalka Sabab?

(18-7-2018) Qaar ka mid ah Kooxaha heerka koowaad ee Soomaaliya ayaa dalbaday in baaritaan adag lagu sameeyo qaabkii ...

Cristiano Ronaldo oo kadegay dalka Shiinaha isla Markaana aan ka hor imaan doonin Kooxdiisii hore ee Real Madrid+Sawiro

(18-7-2018) Kadib markii ladhaystiray heshiiska uu Cristiano Ronaldo ugu Wareegayey Naadiga Juventus ee dalka Talyaaniga Xiddiga ayaa markale dib ...

Kadib Heshiika Liverpool ka Gaartay Alisson Waa kuwee Goolhaye yaashii dunida ugu qaalisanaa+Sawiro

(18-7-2018) Kadib markii kooxda Kubada Cagta Liverpool heshiis lagaartay Cayaaryahanka dalka Braziil ee Goolhayaha ah Alisson isla Markaana ay ...

Barcelona Oo Shaqada Ka Caydhisay Macallinkii Soo Saaray Xavi Iyo Puyol Sabab?

(18-7-2018) Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa shaqadii ka caydhisay tababare ruug caddaa ah oo muddo ka badan 40 ...

Liverpool oo soo afjartay heshiiska Goolhaye Alisson

(18-7-2018) Kooxda Kubada Cagta Liverpool ayaa lasheegayaa in ay dhawaan ku dhawaaqi doonto heshiiska Goolahayaha dalka Braziil ee Alisson ...

Marcelo oo soo gaabiyey Xiligiisii Fasaxa kuna soo laabtay Tababarka Real Madrid iyo Mustaqbalkiisa oo aan lahubin

(18-7-2018) Daafaca dambeedka bidix ee reer Brazil Marcelo ayaa kansalay fasaxiisa xagaaga, waxaana lagu arkay magaalada Madrid ee ...