Monday, June 25th, 2018

Maamulka Horseed oo Xaqiijiyey in xilkii laga qaaday Macalin Cumar Caruus laguna badelay Cabdi Joon+Sawiro

Published on April 14, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(14-4-2018) Sida ay noo xaqijiyeen maamulka Sare ee kooxda Kubada Cagta Horseed waxaa xilkii Macalinnimo laga qaaday Cumar Caruus iyada oo booskiisa loo magacaabay Macalin Cabdi Maxamed Maxamuud (Cabdi Joon) kaas oo shalay in iska casilay xilikii kooxda Elman.

Col;DR Axmed Maxamed Xasan oo ah Gudoomiyaha Guud ee Naadiga Horseed oo warysi siiyey Shabakeda qalinkacayaaraha ayaa sheegay in ay Macalin Cumar Caruus ku dareen Maamulka kooxda isla Markaana laga badelay booskiisii ahaa in uu Macalin u ahaa kooxda Kubada cagta Horseed kadib markii Hoos u dhac laga dareemay kooxda oo dooneysa in ay higsato Hanashada Horyaalka Soomaaliya Xiligaan.

Sidoo kale Gudoomiyaha kooxda Horseed ayaa Noo xaqiijiyey in Macalinka Naadiga loo magacaabay Cabdi Joon oo markii labaad ku soo laabanaya kooxda Waxaana laga doonayaa Macalinka Cusub in shanta kulan ee u dhiman uu Guulo Gaarsiiyo kooxda oo u tartamaysa Horyaalka kaalinta labaad ayeyna kaga jiraan kala horeynta.

Badalka Macalin Cumar Caruus ayaa yimid Sacaado yar kadib markii bareejo 0-0 ah uu lagalay kooxda Gaadiidka waxaana naloo xaxiijiyey Macalinka loo wareejiyey dhanka Maamulka oo uu qayb ka ahaan doono.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Waqtigii Neymar Ku Biiray Real Madrid, Cayaaryahannadii Ay Tababarka Wada Qaateen Iyo Sidii Uu Kaga Tegay

(25-6-2018) Kooxda Real Madrid ayaa waqti dheer daba socotay sidii ay kooxdeeda u keeni lahayd xidiga ree Brazil ...

Wararkii ugu danbeeyey suuqa kala iibsiga Cayaartoyda Maanta oo isniin ah?

(25-6-2018) Waxa jira kooxo haatanba la soo saxiixday xiddigihii ugu horeeyay sidoo kale wali ugu jira suuqa xiddigo ...

Rikooradii layaabka lahaa ee laga diiwaan geliyey Kulankii England iyo Panama?

(25-6-2018) Kadib Cayaartii ay Guusha weyn ku gaareen dalka England ee ay 6-1 kaga badiyeen Panama ayaa waxaa ...

Layaab! Macalinka Xulka England oo aan ku Farxin Guushii weyneyd ee uu Gaaray Sabab?

(25-6-2018) Macalinka  xulka qaranka England, Gareth Southgate ayaa sheegay in aanu jeclaysanin guushii weynayd iyo qaab ciyaareedkii cajiibka ...

Luka Modric Oo Abaalmarinta Xiddiga Adduunka Kula Dagaallamaya Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo

(25-6-2018) Xiddiga xulka qaranka Croatia ee Luka Modric ayaa ku biiray ciyaaryahannada liiska hore kaga jira liiska murashaxiinta ...

Magacyada Cayaartoyda ku Tartamaysa Gool dhalinta Koobka aduunka 2018

(25-6-2018) Kabtanka xulka qaranka England ee Harry Kane ayaa hoggaanka u qabtay gool-dhalinta Koobka Adduunka kaddib markii uu ...

CAJIIB: Jileyaasha Reer India Ee Shah Rukh Khan Iyo Peity Zinta Oo Si Layaable Uga Hadlay Goolkii Toni Kroos U Dhaliyey Xulka Germany

(25-6-2018) Way adag tahay in la arko jileyaasha waaweyn ee reer India oo ka hadlaya kubadda cagta, haddii ...

Layaab! Mohamed Salah oo Noqdey Muwaadin Ruush ah Waa maxay Sababtu?

(25-6-2018) Xiddiga kooxda Liverpool iyo xulka qaranka Masar ee Mohamed Salah ayaa ka mid noqonaya muwaadiniinta waddanka Ruushka ...

Xulka Qaranka Senegal Oo Kor Usii Qaaday Rajadiisa U Gudbidda Wareegga 16-ka Ee Koobka Adduunka, Japan Oo Ay Dhibcaha Qaybsadeen Iyo Sadio Mane Ku Sujuuday

(25-6-2018) Xulka qaranka Senegal ayaa kor usii qaaday fursadda uu u haysto inuu u gudbo wareegga 16-ka ee ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Wacdarihii Xulka England ee kulankii Panama

(24-6-2018) Xulka qaranka England ayaa u soo baxay wareega 16ka xul qaran ee koobka aduunka kadib markii ay ...

Jose Mourinho oo kala doortay 3 daan Xiddig kii uu u qaadan lahaa daafaca bidix ee Manchester United

(24-6-3028) Macalinka kooxda Manchester United ayaa kala doortay saddexda difaac bidix ee kala ah Alex Sandro, Danny Rose ...

Lionel Messi oo ka Fariisanaya Cayaaraha Caalamiga ah iyo Sir ku saabsan Saameynta uu kuleeyahay Xulshada Xulka Argentina

(24-6-2018) Xiddiga xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi oo dhibaato badan kala kulmay Koobka Adduunka gaar ahaan kulankii ...

Rasmi: Xiriirka Kubada cagta Masar oo FIFA u Gudbiyey dacwad ka dhan ah Garsoore Enrique Caceres Sabab?

(24-6-2018) Xidhiidhka kubadda cagta Masar ayaa cabasho rasmi ah ka gudbiyey garsoorihii dhexdhexaadiyey ciyaartii ay la yeesheen waddanka ...

Daawo: Toni Kroos oo qalbi jab Xanuun badan kuridey Jamaahiirta Sweden iyo halka lakala Marayo Gruub F?

(24-6-2018) Xulka qaranka Germany ayaa si layaableh ilbidhiqsigii ugu danbeeyay guul uga gaadhay xulka Sweden oo gool kaga ...

Neymar oo noqday laacibka 3-aad ee ugu goolasha badan taariikhda xulka Brazil

(24-6-2018) Neymar ayaa dhaafay weerar yahankii hore ee xulka Brazil ee Romario kadib goolkii uu ka dhaliyay xulka ...