Monday, December 10th, 2018

Gianluigi Buffon oo markale Weeraray Garsoore Michael Oliver+Sawiro

Published on April 15, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(15-4-2018) Goolhayaha kooxda Juventus Gianluigi Buffon ayaa Markale Weerar afka ah ku qaaday Garsooraha dalka England ee Michael Oliver kaas oo Rigoore ka dhigay Kooxdiisa isla Markaana Roose siiyey.

Gianluigi Buffon” Madoonayo in aan Wax raali garayn ah ka bixiyo wixii aan Sameeyey Kulankii Real Madrid weliba waxaan idiin sheegayaa Michael Oliver waa Canug yar oo aan caqli kufilan lahayn isla markaana aan astaahilin in uu Garsoore sii ahaado sidaa waxa uu ka sheegay shir Jaraa id kahor kulanka kooxdiisu la dheeleyso Sampdoria.

“Buffon oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri hadii uu ahaan lahaa garsoore qibrad leh ma dhigeen Rigoore nuucaas oo kale ah mana Niyad jabiyeen koox ka dagaalanatay 3 Gool oo lagu lahaa aad ayaan uga xumahay ayuu yiri in Garsoore lamid ah Michael Oliver isla Markaana aan wax aqoon lahayn uu Naga reebo koobka Horyaalada yurub isaga oo yiri inta aan Noolahay masiin doono wax raali garayn ah.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Layaab!: Sagaal bilood kadib Romelu Lukaku oo Gool ku dhaliyey Old Trafford

(09-12-2018) Weeraryahanka kooxda Manchester United Romelu Lukaku ayaa ugu dambeyn soo gabagabeeyay abaartii gool la’aaneed ee ku heysatay ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Chelsea oo Jabisay Recotdkii layaabka lahaa ee Manchester City

(09-12-2018) Kooxda Kubada Cagta Chelsea ayaa soo gabagabeysay rikoodhkii guuldarro la’aanta Manchester City kaddib markii ay uga badiyeen ...

Kiniinka Viagra-ha Oo Badan Ayaad Cuntay Oo Xataa Kooxdii Arsenal Ee Guuldaro La’aanta Premier League Guulaysatay Ayaad Soo Gasheen- Piers Morgan Oo Messi Uga Hiilayay Pele

(09-12-2018) Halyaygii hore ee xulka qaranka Brazil ee Pele ayaa waraysi uu siiyay Daily Mirror waxa uu si ...

Geesiga Islaamka Khabib Nurmagomedov oo hadal qiiro leh ka jeediyey Saudi Arabia

(08-12-2018) Feedhyahanka Muslimka ah ee Khabib Khabib Nurmagomedov ayaa weerar ba’an kala kulmay gaalada reer galbeedka oo si ...

Chelsea oo qarka u saaran in ay heshiis lagasho badelka Eden Hazard Waa Kuma?

(08-12-2018) Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa isku diyaarinaysa xaalad kasta oo kasoo korodha xiddigeeda Eden Hazard oo aan ...

Manchester United Oo War Farxadle Ka Heshay Neymar Jr, Kaddib Dhawaaq Kasoo Yeedhay

(07-12-2018) Xiddiga kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Neymar ayaa yididiilo geliyey kooxda dhibaataysan ee Manchester United, taas ...

Saadaasha qabiirka Cayaaraha BBC da Mark Lawrenson iyo Todobaadkaan Horyaalka Premier League

(07-12-2018) Horyaalka Premier League ayaa usbuucan la ciyaari doonaa kulamadiisii 16aad, waxaana iskaga hor iman doona kooxo waaweyn ...

Zinedine Zidane Oo Mucaaradkii Ugu Horreeyey Ku Yeeshay Gudaha Manchester United Sabab?

(07-12-2018) Manchester United ayaa ku jirta mid ka mid ah xili ciyaareedadii ugu xumaa muddo ka badan 30 ...

Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee Sanadaha ugu badan kujira Garoomada ee weli Cayaara

(07-12-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa Magacyada iyo Sawirada  6 da Cayaaryahan ee Sanadaha ugu badan kujira Garoomada ee weli ...

Liiska dhaawacyada Barcelona oo si Kordhaya

(07-12-2018) Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xalay 4-1 ku jiidhay naadiga heerka saddexaad ee Cultural Leonesa oo ay ...

Jamaahiirta Man United oo Kabaha ladul maray mid ka mid ah Cayaartoyda Naadigooda

(07-12-2018)Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Manchesster United ayaa magacaabay ciyaartoy musiibo ku ahaa bandhiggooda kulankii xalay ay barbar dhaca ...

Radja Nainggolan oo ka maqnaan doona Inter Milan kulanka Juventus

(07-12-2018) Cayaaryahanka k9o9oxda Inter Milan ee lagu Magacaabo Radja Nainggolan  ayaa lacadeeyey in uu ka maqnaan doono kooxdiisa Cayaarta ...

Maxaa Iska Beddelay Gool-dhalinta Horyaalka Premier League, Yaase Hoggaaminaya?

(06-12-2018) Usbuucii 15aad ayaa soo dhamaaday tartanka horyaalka Premier League, waxaana ay kooxuhu isku diyaarinayaan jadwalka cidhiidhiga ah ...

Jurgen Klopp Oo Ku Sigtay Inuu Gacanta Ula Tago Tababaraha Burnley – Siday Wax U Dhaceen?

(06-12-2018) Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool, Jurgen Klopp ayaa ku dhawaaday inay dhibaato ka dhex dhacdo dhiggiisa Burnley ...

Muxuu Lionel Messi U Sheegay Modric Kaddib Xafladdii Ballon d’Or?

(06-12-2018) Xiddiga Barcelona ee Lionel Messi ayaa la sheegay inuu farriin u diray Luka Modric waxyar kaddib markii ...