Monday, June 18th, 2018

Jose Mourinho” Kooxdii fiicneyd ayaa ku Guuleysatay Premier League Wanan u Hanbalyeynayaa

Published on April 15, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(15-4-2018) Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in kooxdii u qalantey Horyaalka Premier League  ay qaaday isla Markaana uu ugu hanbayeynayo.

Markii ay dhamaatay cayaartii kooxda West Brom  ay 1-0 ku Garaacday Manchester United ayaa Waxaa saxaafada lahadalay Macalin Jose Mourinho kaas oo qirtay in laga Wanaagsanaa kooxdiisa isla Markaana Manchester City ay u qalantey in ay qaadaan Horyaalka.

Cayaaryahan Rodriguez ayaa aamusiyey Kumanaan kun oo Taageeraayasha Manchester United ah oo kusugnaa garoonka Old Trafford kadib markii uu dhaliyey Goolka qura ee ay kaga badiyeen Naadiga ay garoonkooda ku dheelayen kaas oo sidoo kale Gacanta u geliyey Manchester City Horyaalka Premier League.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Brazil Oo Barbar Dhac Kula Dhamaysatay Switzerland, Neymar Oo Maqane Jooga Ahaa iyo Saadaashii Koobka Adduunka Oo Isbeddeshay

(18-6-2018) Xulka qaranka Brazil ayaa la mariyay dariiqii kooxaha waa wayn ee xulalka aduuka la soo mariyay waxaana ...

Rikooradii laga diiwaan geliyey Kulankii layaabka lahaa ee Jarmalka iyo Mexico

(18-6-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Rikooradii laga diiwaan geliyey Kulankii xiisaha badnaa ee dhex maray dalalka Jarmalka ...

Afar Qof Oo Real Madrid Ay U Xilsaartay Heshiiska Neymar Ku Imanayo Bernabeu

(18-6-2018) Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa sii xoojisay raacdada ay ugu jirto xiddiga reer Brazil ee Neymar ...

Daawo Sawirada England oo ka degtay Magaaladii ay ku Cayaari lahaayeen dalka Tunisia

(17-6-2018) Xulka dalka England oo isku diyaarinaya kulanka adag ee ay isniinta lacayaari doonaan dalka Tunisia ayaa Safar ku ...

Imisa Rikoor ayuu khasaariyey Lionel Messi intii uu dheelayey Kubada Cagta?

(17-6-2018) Leo Messi ayaa ay nasiib darro ku dhacday kulankiisii koowaad ee Koobka Adduunka ee ay Argentina barbar ...

Daawo: Ceebtii ugu Weyneyd ee koobka aduunka 2018 oo ku dhacday dalka difaacanaya ee Jarmalka

(17-6-2018) Dalka difaacanaya koobka aduunka ee Jarmalka ayaa ceeb iyo weji gabax kala kulmay Kulankii xiisaha lahaa ee ...

Taageerayaal Caraysan oo ja jabiyey Gaariga Ilkay Gundogan Sabab?

(17-6-2018) Xiddiga xulka qaranka Germany ee Ilkay Gundogan ayaa la dhibaatoonaya cunsuriyadda iyo deelqaafka ay u geysanayaan shacabka ...

Paul Pogba Oo Laga Dafiray Goolkii Uu Xulka Qarankiisa France Guusha Kaga Gaadhay Australia – Miyuu Jose Mourinho Sabab U Noqday?

(17-6-2018) Xidiga khadka dhexe ee xulka qaranka France iyo kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa hore loogu ...

Waa Kuma Kabtanka Xulka Braziil kulanka Caawa ee Switzerland?

(17-6-2018) Waxa weli sii socota calaamadda kabtanka xulka qaranka Brazil oo ku dhex-wareegaysa xiddigaha xulkaas, iyadoo aanu weli ...

Kulamada Koobka Adduunka ee Galabta iyo caawa Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan

(17-6-2018) Koobka adduunka ayaa si qurux badan uga soo socda dalka Ruushka oo sanadkaan marti gelinaya waaana dhacay ...

Dalka Masar oo War Cusub kasoo Saaray Mohamed Salah

(17-6-2018) Xulka Kubada cagta dalka Masar ayaa war ka soo saaray Xaalada dhaawaca Cayaaryaahnka Mohamed Salah kaas kursiga ...

France oo Jabisay Record la dhigay koobka aduunka 1930 kii?

(17-6-2018) Xulka Kubada Cagta France oo ka qayb gelaya koobka aduunka 2018 ayaa jabiyey Rikoor ladhigay Sanadkii 1930 ...

Qaladaadkii ugu horeeyey ee Garsoorayaasha Koobka Adduunka?Sawiro

(17-6-2018) Tan iyo markii uu bilaawday koobka aduunka 2018 waxaa jira qaladaad laga soo sheegay Cayaarihii dhacay in ...

Pique Oo Weerar Culus Ku Qaaday Cristiano Ronaldo, Kana Hadlay Shaqo Ka Cayrintii Tababaraha Spain Maalin Ka Hor Koobka Adduunka

(17-6-2018) Difaaca xulka qaranka Spain iyo kooxda Barcelona Gerard Piqué ayaa ka cawday jiliinkii uu sameeyay dhigiisa Portugal ...

Cristiano Ronaldo oo soo bandhigay Bilad lagu siiyey qaab Cayaareedkii kulankii Spain?

(16-6-2018) Cayaaryahanka xulka dalka Portugal ee Cristiano Ronaldo oo dhigay Wacdarihii ugu layaabka badnaa kulankii Spain isla Markaana dhaliyey ...