Liiska Ciyaartooyda Real Madrid Ee Kulanka Malaga Oo Lagu Dhawaaqay & Xidigo Muhiim Ah Oo Laga Waayay
Published on April 15, 2018 by Caydiid Cabdi Raxmaan Aadan · No Comments ·
(15-4-2018) Tababaraha kooxda Real Madrid ayaa isku dhaf ku sameeyay ciyaartooydiisa ka hor kulanka Malaga, isagoo liiska ciyaartooydiisa ka saaray Bale iyo Ronaldo.
Labadan ciyaaryhan ee weerarka ka ciyaara ayaa ku soo bilawday kulankii Champions League ee Los Blancos la ciyaartay Juventus, waxayna ku biireen Varane iyo Mordic oo iyaguna nasiino ku maqan ciyaarta Malaga.
Ciyaartooyda da’yarta ah ee Dani Ceballos, Borja Mayoral iyo Marcos Llorente ayey fursad u noqon doontaa in ay waqti ka helaan ciyaarta caawa ka dhici doonta garoonka La Rosaleda.
LIISKA CIYAARTOOYDA REAL MADRID EE KULANKA MALAGA
Keylor Navas, Kiko Casilla, Luca Zidane; Carvajal, Achraf, Vallejo, Sergio Ramos, Marcelo, Theo; Casemiro, Marcos Llorente, Kroos, Kovacic, Dani Ceballos, Marco Asensio, Isco, Lucas Vazquez; Benzema, Borja Mayoral.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho
E-mail: info@qalinkacayaaraha.com
Wararka Maanta
(24-4-2018) Waxaa lasoo saaray liisk Cayaartoyda kubada Cagta Caalamka ee Xiligaan helay lacagtii ugu badanayd ee Faa iido ...
(24-4-2018) Wararka ka imaanaya Magaalada Liverpool ee dalka England ayaa sheegaya in Heegankii ugu danbeeyey lageliyey boqolaal booliska ...
(24-4-2018) Kadib Markii Cayaaryahanka kooxda Liverpool ee Mohamed Salah uu ku Guuleystey abaal marinta Sanad kasta labixiyo ee PFA ...
(24-4-2018) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa soo Saaray Magaca garsooraha dhex dhexaadin doona kulanka adag ...
(24-4-2018) Waxaa Calamka oo dhan siweyn looga hadal hayaa Goolkii layaabka lahaa ee uu dhaliyey Weeraryahanka kooxda Chelsea ...
(23-4-2018) Cayaaryahanka dalka Holland ee Khadka dhexe uga dheela kooxda Roma ee Kevin Strootman ayaa u sheegay Cayaartoyda ay ...
(23-4-2018) Cayaaryaahnkii hore ee Xulka qaranka Braziil Ronaldinho ayaa Talo siiyey Xiddiga dalka France ee u dheela Manchester ...
(23-4-2018) Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa lasoo saaray fariintii uu u sheegay qaar ka mid ah ...
(23-4-2018) Todobaadkaan Horyaalka dalka Talyaaniga inta badan Cayaartoydii Cayaartay iyo qaar ka mid ah Garsoorayaashii dhex dhexaadiyey ayaa ...
(23-4-2018) Macalinka kooxda Kubada Cagta Liverpool Jurgen Klopp oo shir Jaraa id qabtay kahor Kulanka Wareega Semifinalka ee lugta ...
(23-4-2018) Xiriirka kubada Cagta dalka England ee FA ayaa Raali garayn siiyey kooxda Tottenham kadib kulankii Manchester United ...
(23-4-2018) Kadib Guushii muhiimka ahayd ee ay xalay Gaartay kooxda Napoli Cayaartoyda kooxdaas oo dib ugu laabtay halkii ...
(23-4-2018) Laacibka reer Masar ee Maxamed Saalax ayaa ku guuleystay abaal marinta xidiga sanadka ee uu bixiyo ururka ...
(23-4-2018) Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-Jirada ayaa ku aaday xulka qaranka Uganda oo kaalinta labaad ee Group-ka B ...
(23-4-2018) Kooxda Kubada Cagta Napoli ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen Naadiga ...