Tuesday, August 21st, 2018

Wiilka Cristiano Ronaldo oo ku Guuleystey Biladii koowaad ee Kubada Cagta

Published on April 15, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(15-4-2018) Wiilka yar ee uu dhalay Cayaaryahanka kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ee Cristiano Jnr ayaa ku Guuleystey biladiisii koowaad ee kubada cagta.

Cristiano Jnr ayaa ku Guuleystey Gool dhalin koob ladhigay Iskuulkiisa waxaana lagu gudoonsiiyey biladii koowaad ee uu ku Guuleysto kubada Cagta.

Kooxda uu ka tirsanyahay ee Real Madrid ayaa Hanbalyo u dirtay Wiilka yar ee Cristiano Ronaldo ee Cristiano Jnr kaas oo lafilayo in uu geli doono booska Aabihiis oo hada 33 Sano jir ah waxaana uu ka dheela dhanka Weerarka.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Daawo: Liverpool oo Guul muran badan ka Gaartay kulankii Crystal Palace

(21-8-2018) Liverpool ayaa guushii labaad oo xiriir ah gaartay xilli ciyaareedka cusub ee Premier League ka dib markii ...

Cayaaryahan ka Cayaara Premier League oo Kufsi lagu soo eedeeyey?

(21-8-2018) Cayaaryahan aan la magacaabin oo ka dheela Premier League ayaa lagu eedeeyay in uu magaalada London ku ...

Alexis Sanchez oo lakulmay Weerar kaga yimid Taageerayaasha Manchester United+Sawiro

(21-8-2018) Cayaaryahanka kooxda Manchester United ee Alexis Sanchez ayaa lakulmay Weerar dhanka baraha bulshada ah oo kaga yimid Taageerayaasha ...

Kooxaha ku dagaalamaya saxiixa Claudio Marchisio oo Juventus laga cayriyey

(21-8-2018) Waxaa jira kooxo fara badan oo qaarada yurub ah kuwaas oo ku dagaalamaya Saxiixa Cayaaryahankii hore ee ...

JACAYLKA Iyo Diinta: Fannaanad Carbeed Oo Shaacisay Inay Jacayl Ba’an U Qabto Cristiano Ronaldo, Guur Ay Ka Dalbatay Iyo Caqabad Dhinaca Diinta Ah Oo Ay Soo Bandhigtay

(21-8-2018) Fannaanad caan ka ah geyiga dalalka carabta oo u dhalatay wadanka Baxreyn ayaa ku dhawaaqday oo warbaahinta ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee ugu Timaha weyn Premier League Xiligaan?

(21-8-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Timaha weyn dhamaan ...

Jawaabtii Maamulka Manchester United ee kulankii Guuldarada?

(20-8-2018) Maamulka kooxda Manchester United ayaa markii koowaad ka hadlay Guuldaradii xanuunka badnayn ee ka soo gaartay kooxda ...

Taageerayaashii ugu Tirada yaraa oo daawaday Kulankii koobaad ee Real Madrid+Sawiro

(20-8-2018) Tan iyo Markii uu Cristiano Ronaldo ka tegay kooxda Real Madrid waxaa aad hoos ugu dhacay dhaqaalaha kooxdaas ...

Magacyada 3 Cayaaryahan oo isugu soo hartay abaal marinta Xiddiga Yurub

(20-8-2018) Xirirka kubada Cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa soo saaray Magacyada 3 Cayaaryahan oo isugu soo hartay ...

Madaxweyne Perez Oo Shaaciyey In Neymar Iyo Mbappe Midkood Imanayo Real Madrid Toddobaadkan

(20-8-2018) Jamaahiirta Real Madrid ayaa war farxad leh oo bushaaro ah ka helay madaxweynahooda, Florentino Perez kaas oo ...

Andre Silva oo kulankiisii koobaad Sadexley u dhaliyey Sevilla

(20-8-2018) Weeraryahanka dalka Portugal ee ay leedahay kooxda AC Milan balse sida amaahda ah ugu wareegay Naadiga dalka ...

Luka Modric oo dhulka lajaray Real Madrid isla Markaana difaacay Inter Milan?

(20-8-2018) Cayaaryahanka kooxda Real Madrid ee Luka Modric ayaa difaacay Naadiga Inter Milan kadib markii Naadiga uu hada lajoogo ...

Maxaad Samayn lahayd hadii Saaxiibka wiil uu dhalay aad isugu timaadaan Garoon adinka oo Cadaw isku ah

(20-8-2018) Caayaryahankii hore ee kooxda Kubada Cagta Juventus Gianluigi Buffon oo hada u Cayaara kooxda PSG ayaa Todobadkaan waxa ...

Jose Mourinho Muxuu ka yiri Guuldaradii kooxdiisa?

(20-8-2018) Manchester United Macalinkeeda Jose Mourinho ayaa si kooban uga jawaabay Su aalo laga weydiiyey Guuldaradii xanuunka badanayd ...

Yaa Badiyey Gabdhaha Manchester United iyo Kuwa Liverpool oo fooda isdaray+Sawiro

(20-8-2018) Waxaa ka dhacay mid ka mid ah Kulamada ugu xiisaha xiisaha badan ee dhanka Gabdhaha kadib markii ...