Thursday, June 21st, 2018

Alan Shearer Oo Doortay Salah & De Bruyne Midka U Qalma Xidiga Sanadka Ee Premier League

Published on April 16, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(16-4-2018) Gool dhaliyihii hore ee xulka qaranka England Alan Shearer ayaa aaminsan in laacibka xulka Masaarida ee Mohamed Salah uu u qalmo in Kevin De Bruyne uu kaga guuleysto abaal marinta xidiga sanadka ee Premier League.

Labada laacib ee Salah iyo De Bruyne ayaa soo ka soo muuqday musharixiinta u taagan hanashada abaal marinta xidiga sanadka ee horyaalka England, waxaana wehliya ciyaartooyda Harry Kane, David De Gea, David Silva iyo Leroy Sane.

Weeraryahanka heerka caalami ee Masaarida Mohamed Salah ayaa xagaagii la soo dhaafay Liverpool kaga soo dhaqaaqay kooxda reer Talyaani ee Rome,Reds ayuuna xili ciyaareedkan u dhaliyay 30 gool ciyaaraha horyaalka.

25 jirkan ayaa muhiim xili ciyaareedkan ka ah Anfield, waana gool dhaliyaha koowaad ee kooxda Jurgen Klopp oo meel sare sanadkan ka gaartay Champions League.

Sidoo kale Kevin De Bruyne ayaa bandhig heer caalami ah sanadkan garoomada la soo galay,waxaana uu dhaliyay 12 gool isagoo caawiyay 19 gool oo kooxdiisa ay dhalisay.

Ciyaaryahanka xulka Belgium ayaa qeyb ka ah safkii Manchester City ee ku guuleystay horyaalka Premier League,laakiin wali Alan Shearer ayaa aaminsan in Salah uu yahay midka koowaad ee u qalma ku guuleysiga ciyaaryahanka sanadkan ee horyaalka England.

“Qofna ma fileyn in Salah uu noqon doono qaabka hada uu ku jiro markii uu Rome kaga soo dhaqaaqay Reds”.Shearer ayaa sidaasi u sheegay The Sun.

“Waxaaa jiray in dadka qaar ay aaminsanaayeen in uusan u qalmin Salah 34 Milyan,sababtoo waxay dib u raaceen sida uu Chelse ugu fashilmay,laakiin markan waxa uu heli doonaa codkeyga ku aadan xidiga sanadka ee Premier League”.

“Waxa kaliya ee aan ka dhursugayay waxay ahayd kulankii Manchester City iyo Liverpool,laakiin waxaan ogaaday xaqiiqda”.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Rikooradii laga diiwaan geliyey Kulankii Portugal iyo Morocco?

(21-6-2018) Kadib kulankii xiisaha badnaa ee galabkii Khamiista dhex maray dalalka Morocco  iyo Portugal kaas oo ahaa koobka aduunyada ...

Daawo: Spain oo dirqi kaga badisay Iran iyo Var oo Saaciday La Roja

(21-6-2018) Xulka qaranka Spain ayaa guushiisii ugu horeysay ee koobka aduunka ka gaadhay Iran oo iska caabin xoogan ...

Warbaahinta BBC oo Taariikh Cusub ku soo kordhisey Koobka aduunka+Sawiro

(21-6-2018) Warbaahinta BBC ayaa Taariikh Cusub ku soo kordhisey Koobka aduunka kadib markii Gabdhii u horeysey Taariikhda ay ...

Macalinka Xulka dalka England oo Garab ka jabay+Sawiro

(21-6-2018) Tababaraha xulka qaranka England, Gareth Southgate ayaa ka dhaawacmay garab isaga oo ku sugan waddanka Ruushka halkaas ...

Nin Caan ka ahaa Cayaarta Musaaracada oo Geeriyoodey

(21-6-2018) Waxaa Geeriyoodey mid ka mid ah Cayaartoydii ugu Caansanayd ee soo martay Musaaracada kaas oo lagu Magacaabi ...

Maurizio Sarri oo shuruud ku xiray Chelsea

(20-6-2018) Macalinka u dhashay dalka Talyaaniga ee Maurizio Sarri oo lafilayo in uu Noqdo Macalinka Naadigaas ayaa lasheegayaa ...

Rasmi: Emre Can oo soo Gaaray Magaalada Torino si uu Tijaabo Caafimaad ugu Maro Juventus

(20-6-2018) Kooxda Kubada Cagta Juventus ayaa shaaca ka qaaday in ay heshiis rasmi ah lagaartay Cayaaryahanka dalka Jarmalka ...

Maanta Maxaa ugu Waa weynaa Suuqa kala iibsiga Cayaartoyda?

(20-6-2018) Waxa furmay suuqa kala iibsiga xagaaga waxana ay koox walba haatan suuqa u gali kartaa sidii ay ...

Daawo: Portugal oo buur ka tuurtay Maroco Rajo Fiicana ka leh Wareega 16 ka koobka aduunka

(20-6-2018) Xulka qaranka Portugal ayaa guul muhiim ah ka gaadhay Morocco oo bandhig layaableh kulankan ka sameeyay balse ...

13 ka mid ah Cayaartoyda France oo Timo Jare ugu duulay England+Sawiro

(20-6-2018) Qaar ka mid ah Cayaartoyda Xulka dalka France ayaa ugu duulay Ingiriiska in ay Timaha soo jartaan ...

Waa kuma Andriy Lunin oo ay Real Madrid ku Garaacday kooxo badan oo yurub ah

(20-6-2018) Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku guuleystay dagaalkii ay ugu jirtay xiddiga da’da yar ee Andriy ...

Cristiano Ronaldo oo Moroco ka dhaliyey Gool uu ku galay buuga Taariikhda Kubada Cagta

(20-6-2018) Weeraryahanka dalka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyey Gool uu ku galay buuga Taariikhda kaas oo uu madax ...

Naanaysaha Xulalka Koobka Adduunka ka Qayb-gelaya 2018?

(20-6-2018) Dhamaan 32-ka waddan ee Koobka Adduunka kaga qayb-gelaya waddanka Ruushka, waxa aad u taqaanaa magacyadooda rasmiga ah, ...

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa koobka aduunka Saacadaha Geeska Africa

(20-6-2018) Waxaa Galabta iyo Caawa lacayaari doonaa kulamo Xiiso badan oo koobka aduunka ah waxaana Cayaarahu ay yihiin ...

Magacayada 11 Cayaaryahan oo laga sameeyey iswada araga hore ee koobka aduunka

(20-6-2018) Waxaa lasoo gaba gabeeyey dhamaan kulamadii iswada araga hore ee koobka aduunka 2018 waxaana jira in dhamaan ...