Thursday, January 17th, 2019

Waa in lala Xisaabtamo Xiriirada Soomaaliya ee been beenta lacagta ku qaata ee aan Waxba qaban?

Published on April 30, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(30-4-2018) Kadib Guushii xulka kubada Cagta dalkeena Soomaaliya ay ka Gaareen koobkii Cecafa ee dhawaan lagu soo gaba gabeeyey dalka Burundi waxaad moodaa in lagu soo baraarugey waayo cusub oo Soomaaliya u bilaawday waayahaas oo Nagu ridi karaya wadada Guusha.

Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada cagta oo ka mid ah 9 ka Xiriir ee hoostaga Gudiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa sameeyey arin ku dayasho mudan kadib markii uu soo saaray Cayaartoy aad u da.yar oo uu ku bixiyey juhdi iyo qarash aad u farabadan kuwaas oo aan aragnay in ay bixiyeen abaal Gudkii waqtigii dheeraa ee lagu bixiyey barashadooda kubada Cagta.

Hadaba hadii aan aragnay marqaatina aan ka nahay in hadii lasoo saaro Cayaartoy da.yar lagana soo bilaabo meel hoose in aan gaari karno Guulo muhiim ah Waxna laqaybsan karno dalalka Caalamka waa in Gudiga Olombikada Soomaaliyeed Cadaadis Saaro Xiriirrada kale ee sida bilaashka ah ku qaata lacagaha isla Markaana ay u sheegaan Xiriirkii soo saari waaya Cayaartoy cusub oo da.yar in laga Goyn doono Gunada Sanadlaha ah ee ay helaan.

Marka laga soo tago Xiriirka Kubada cagta Soomaaliya oo aan aragnay dadaalkiisa iyo Cayaartoyda uu soo saaray waxaa kaloo in la amaano mudan Xiriirka Cayaraha Fudud oo laftiisu muujiyey dadaal badan Guulana ka keenay meelo ka mid ah dalalka Caalamka yeysan keenin bilad dahab ah hadana waan ka dhex muuqanaa dalalka dunida boos fiican ayaanan ka galnaa inta badan Tartanada orodka ee aan ka qayb galno balse dhamaan inta kale waa kuwo aan juhdi ku bixin soo Saarista Cayaartoy Cusub in kasta oo uu dadaalo Xiriirka kubada Gacanta oo Tartamo badan ka qayb galay.

Sidoo kale dowlada Soomaaliya ayaa laga doonayaa doorkeeda ku aadan Hor u marinta Cayaaraha dalkeena iyo in ay Cadaadis ku saaraan Xiriirada iyo Gudiga Olombikada Soomaaliya in meel hoose laga soo bilaabo barshada mihnadaha kala duwan ee lagu tartamo taas oo hadii ay dhacdo wax badan ay iska badali doonaan qaabka aan nahay.

Soomaaliya wixii kahoreeyey Taratankii Cecafa ee dhawaan dhamaaday majirin Rajo badan oo ah in aan Guulo ka keeni karno Tartamada kala duwan ee aan ka qayb galno waxaanad moodaa in hada dad badan ku soo baraarugeen markii ay arkeen Wiilal 17 jiro ah oo aan Waligood xitaa diyaarad Raacin in ay u oynayaan Calankeena ayna doonayeen in ay sharaftiisa difaacaan weyba difaaceen xaqiiqdii waana ku mahadsanyihiin iyaga iyo intii dadaalka badan ku bixisey in aan heerkaa Gaarno waxaanse ka digayaa in aan is dhigano ee hala sii wado dadaalka.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Madaxweynaha Ac Milan Paolo Scaroni Oo Dhac Layaab Leh Loo Geystay & Haweeney Qaab Cajiib Ah Garab Usiisay Dambiilaha.

(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...

Macalinka Kooxda Liverpool Jurgen Klopp oo Ka Hadlay Jose Mourinho Ka Hor Ciyaarta Manchester United iyo Liverpool

(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...

Khabiirada Shabakadda Mirror Football Oo Isku Khilaafay Shaxda Isku Dhaf Ah Kulanka Liverpool vs Man United – Mid Walba Shax Ayuu Doortay!

(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...

Wiilkii Uu Dunida Kaga Tegay Feedhyahankii Muslimka Ahaa Ee Mohamed Ali Oo Qarka U Saaran Inuu Dawarsado Ama Tuugsado Sabab?

(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...

Wanda Nara Oo Diyaarinaysa Qandaraas Dabar Ku Noqonaya Mauro Icardi

(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...

Farriintii Uu Diego Costa U Diray Arsenal Markii Uu Dhaawacay Laurent Koscielny Iyo Qaabkii Axmaqnimada Ahaa Ee Uu Isku Difaacay

(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...

Barcelona Oo Baadi Goobaysa Beddelka Luis Suarez Iyo Xiddigaha Ay Isha Ku Hayso

(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester City oo Mar Kale Hogaanka Si Ku Meel Gaadh ah U Qabatay Maanta.

(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...

Layaab!: Boqortooyada Kuwait oo la ogaadey in ay lacag ka dhacday Cayaartoy waa weyn oo magac leh

(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...

Dhamaan Kulamada Sabtiga iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...

Halyeygii Manchester United Ee Willie Morgan Oo Magacaabay Afarta Ciyaartoy Ee Uu Doonayo In Kooxdiisa Hore Iska Iibiso Bisha January

(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...

May Ahayn In Arsenal Loo Ogolaado Inay Ciyaarto Europa League – Tababaraha Qarabag Oo Dood Cajiib Ah Bedka Keenay Kaddib Guushii Gunners Sabab?

(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...

Qorshaha Jose Mourinho Ku Qaban Doono Salah, Mane & Firmino, Dhibaatada Difaaca Ee Haysata Iyo Sida Uu U Kala Xulan Doono Xiddigaha Uu Haysto

(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...

Cristiano Ronaldo Oo Markale looga yeeray Maxkamad dalka Spain ah iyo Ciqaabta uu lakulmi doono?

(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...

Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...