Monday, October 22nd, 2018

Aqriso Warbixin Cajiib ah oo uu Wariye Abdulkadir Dulyar ka qoray Cayaartoyda Xulka qaranka oo Bajaaj Guryahooda u Raacay+Sawiro

Published on May 1, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(01-05-2018) Aniga aragti dayda waan jeclaan lahaa in Xidigaheena loo soo dhaweeyo sida Xidigaha Real Madrid C.F. . oo UEFA Champions League soo qaaday oo kale ,balse Eeddan waxba kuma laha Madaxda Dowlada & tan Gobolka Banaadir-ba, waayoo door koodii wey qaateen waxa ayna u soo dhaweeyeen si heer sare ah oo maamuus wanaagsan ka muuqdo, weliba waxaan marqaati ka wada nahay oo aan la dafiri karin in Madaxda Dalka ugu saraysa & tan Gobolka Banaadir oo udba hooda wata ay garoonka u taag naayeen saacado badan soo dhaweyn tooda.

Docda kale, Waxaa soo garab istaagooda darteed dalal fog fog uga yimid Xidiga hii & Legends kii K/Cagta dalkeena, Sida #Mohamed #Ismaciil#BashirJeenyo#Iskood ,iyo Saaxiib Key #ZOLA bidaar oo howshaa garwadeen ka ahaa iyo akhyaar kaloo badan oo runtii ilaa Bujumbura la socday , Sidoo kale Halyeey yadii K/Cagta soo maray ee dalka ku sugnaa ayaa iyaguna saffaf dhaadheer ugu jiray soo dhaweyn tooda, tan kale waxaa loo garaacay Baambay, waxaa lagu soo galbiyay Busas iyo Caleemo qoyan waxaana munaasab Quraac ah loogu qabtay Hotel Saxafi oo ay Madax fara badani kala qeyb gashay.

Balse intaas ka dib, waxaa Eedda qaladkan yar dusha u ridanaya Gudiga qaban qaabada Wasaarada Sports-ka & Xiriirka K/Cagta Soomaaliya oo dabcan sida muuqata uu qorshuhu ka qaldamay si kastaba ha uga sibxatee iyaguna waa bini’aadam oo waxaa laga yaabaa sidaan u fikireyno si ka duwan inay u fikirayaan ., balse waxaan leenahay fadlan iska sax oo wax ka barta Guulaha dambe si aaney u dhicin sidaan oo kale , malaha tan Farxada & Guusha oo idinku cusbeyd baa idin wada dawaqisaye.Sow maaha …
=Waayoo uma aysan waayin sidaan si dhaanta oo guryahooda lagu kala geeyo si sharaf ah Sow maaha.?,

=GUNUUNACA BULSHADA:-

= kuwaa oran doona Aaway 30-kii Bus ee Qadar?
=Waxaa suurtagal ah in amaankooda loo baqay. in intaas oo Ciyaar yahan oo la wada ogyahay inay maanta dalka ku soo laabteen Hal Bus la wada saaro oo Guryahooda lagu kala geeyo.
-Kuwa kalaa dhihi doona awalba igu sawir bay aheyd.
=Markaas baa xaqiiqdu oran doontaa Raysalwasaare K/Xigeenku haduu sawir u ciil qabo Bujumbura ayuuba iskula soo sawiree maxuu maanta isaga seexan waayay MOOYI
=Kuwaa la soo boodi doona aaway lacagtii loo ururuurinayay?
=Gudiga lacag qabashada ayaa kala hor imaan doona CuuduBileysta oo wax hubsada..
=kuwaa ku fikiri doona waxa ay ahayd in Raysal Wasaare Kheyre uu raaco oo guryahooda kala geeyo si uu u dhiirigaliyo dhalinyarada ?
-Markaas baa kooxda Amniga wax ka taqaana ay arinkaas madaxa ka ruxi doontaa, maadaama dhalinyaradaan aaney hal Degmo wada daganeyn islamarkaana aaney Siyaasad & Dowlad shaqo ku lahayn .
=Ugu dambayn Kuwa xarig lama sitaan ah baa marka ay arkaan qoraal keygan hoosta iga xaman doona iyaga oo leh….. Muxuu Xiirka K/Cagta ka rabaa.? …. “Dulyar Dowlada ayuu taageeraa”.iyo hunuhunu kale
=Markaas Su’aashu waa sow Anigu xaq uma lihi inaan dowladeyda taageero,?YES….. lkn hadana marka ey arkaan maalin kale Aniga oo dowlada docdoceynaya MAXAA YAAB IS DABA YAAL…..sow maaha .kkk

Isku soo wada duuboo Hala iga raali ahaado hadaan wax ku dheelay waxaan diidayaa oo qudha inaan dadka hilba aan islaheyn la isugu saafin.Adiguna aragtidaada xor baad u tahay , Anna teyda igu ixtiraam, Xamaroow khayaar kaa sow maaha kk

Mahad sanidiin/=

Abdulkadir Dulyar
Muqdisho/=

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Kulamada koobka Champions League ee Caawa iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(23-10-2018) Waxaa lacayaari doonaa kulamo xiiso badan oo kutirsan koobka UEFA Champions League gaara ahaa Cayaarihii 3 aad ee wareega ...

Daawo: Cristiano Ronaldo oo loogu yeeray Ciidamo amaankiisa suga kadib markii uu kadegay Manchester

(23-10-2018) Boqolaal taageerayaal jidbeysan ah ayaa ku soo xoomey Cayaaryahanka dalka Portugal iyo Juventus Cristiano Ronaldo kadib markii isaga ...

Ugu danbayn Cristiano Ronaldo oo Saxaafada soo hor fariistay kana hadlay sheekeeyin badan oo xiiso leh+Sawiro

(23-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa kahadalay shir Jaraa id ka hor kulanka xiisaha badan ee ay ...

Lix ka mid ah Cayaartoyda Manchester United oo dhaawac ku seegi doona Kulanka Juventus+Sawiro

(23-10-2018) Kooxda Kubaad Cagta Manchester United oo soo dhaweyneysa Naadiga dalka Talyaaniga ee Juventus ayaa lasheegayaa in ay ...

Daawo: Segio Ramos oo ku ceeboobey Xerada Tababarka Real Madrid muuu sameeyey?

(23-10-2018) Sida lagu soo bandhigay muuqaal laga duubay Tababarkii kooxda Real Madrid ee isniintii kabtanka kooxdaas Segio Ramos ...

Jose Mourinho oo fariin u diray Real Madrid

(23-10-2018) Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho oo ka hadlayey shir Jaraa id ayaa laweydiiyey hadii uu dib ...

Daawo Sawirada Juventus oo u duushay Magaalada Manchester

(22-10-2018) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa u duushay Magaalada Manchester halkaa uu ay habeenka Talaadada ...

Jose Mourinho” Waa wiilyar fadlan markale jaanis halasiiyo yaan shaqada laga Cayrin

(22-10-2018) Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in uusan wax colaad ah u qabin ...

Daawo Sawirada Tababarkii Juventus kahor kulanka Manchester United iyo Cristiano Ronaldo oo kahdlay kulaabashada Old Trafford

(22-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Juventus iyo dalka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa ku laaban doonaa Garoonkii uu kasoo bilaabay halgankiisa Kubada Cagta ...

Rasmi: Alexis Sanchez oo Manchester United ka maqnaan doona kulanka Juventus Sabab?Sawiro

(22-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Manchester United ee Alexis Sanchez ayaa lagu dhawaaqay in uu ka maqnaan doono kooxdiisa kulanka xiisaha ...

Magacyada 11 kii Cayaaryahan ee Todobaadkaan ugu fiicnaa Horyaalka Premier League

(22-10-2018) Kadib markii lacayaaray Kulamadii 9 aad ee Horyaalka Premier League dalka England ayaa waxaa lasoo saaray qiimeyn lagu ...

Ilgooni ah ku eeg Wiilkan Timaha weyn Jose Mourinho ayaa ka Caashaqay Caruurta Manchester United+Sawiro

(22-10-2018) Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa doortay mid ka mid ah Cayaartoyda da.da yar ee Naadigaas ...

Eden Hazard oo inuu kaligiis Isla Hadlo ku kallifay Tababare Sarri, Sababta Ogow

(22-10-2018) Mar Farxad Gelin doonto, Taageere, Ciyaartoy iyo qof kasta oo Chelsea wanaageeda ka fakara, marka uu maqlo ...

Xiriirka Kubada Cagta Talyaaniga oo loo doortay Madaxweyne Cusub

(22-10-2018) Xiriirka kubada Cagta dalka Talyaaniga ayaa Maanta galay doorasho aad u adah oo ay ku loolamayeen laba ...

Icardi oo kuso wajahan Horyaalka Premier League-ga, Yuu ku biirayaa?

(22-10-2018) Kooxda Chelsea ayaa ku fikireysa in janaayo ay u dhaqaaqdo saxiixa xidiga kooxda Inter Milan ee Icardi. Tababaraha ...