Sunday, May 27th, 2018

Daawo Sawirada Cayaartoyda Xulka Soomaaliya oo si aan Caadi ahayn Muqdisho loogu soo dhaweeyey

Published on May 1, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(01-05-2018) Xulka guuleystay ee kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho, waxaana soo dhaweyntii maanta lagu tilmaamay tii ugu weynayd ee loo sameeyo xul qaran muddo ka badan 20 sanno.

Raysal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Wasiirka Isboortiga dalka,Maamulka gobolka Banaadir, masuuliyiin ka tirsan xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo uu hoggaaminayo guddoomiye Ku xigeenka Cali Shiine, xubnaha guddiga fulinta xiriirka, cayaartoyda naadiyada kala duwan, tababarayaal,maamulka Isboortiga gobolka,garsoorayaal, guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo taageerayaal kor u dhaafaya 2-kun oo ruux ayaa buux dhaafiyay hareeraha  garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta C/qani Saciid Carab oo shir jaraa’id ku qabtay hotel Saxafi ayaa Yiri” Waxaan u mahad celinayaa Raysal Wasaaraha dalka,Wasiirkeena Isboortiga, Maamulka gobolka Banaadir iyo dhammaan  shacabkeena oo si wayn inoo soo dhaweeyay.

“Guusha qaranka waxaa waqti ku bixiyay xiriirka kubadda cagta Soomaaliya  mana jirto cid kale oo garab inagu siisay ayuu hadalkiisa sii raaciyay C/qani Saciid Carab.

Waa uu sii hadlay Madaxwaynaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliya”Waxaan si qaas ah ugu mahad celinayaa Wariyaasha  Isboortiga oo mar walba na garab taagan, waxaana ugu baaqayaa in ay sii laba jibaaraan dadaalkooda iyo dhiira-gallinta ay u sameenayaan ciyaartooyda.

Markii laga soo tago soo dhawaynta Ma jirin masuul ka tirsan Dowlada oo ka hadlay dib u soo laabashada ciyaartooydeena.

Xulka Soomaaliya ayaa si dirqi ah loogu qaaday koobka 17 sanno jirada ee bariga iyo bartamaha Afrika markii Finalka aan wajahnay Tanzania.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Cristiano Ronaldo Oo Xaalad Degenaansho La’aan Ah Ka Dhex Abuuray Gudaha Real Madrid Iyo Perez Oo Ka Hadlay

(27-5-2018) Madaxwynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa hoos u dhigay hadaladii Cristiano Ronaldo, ee ku aadanaa suurtagalnimada ...

Roberto Mancini oo beri Cayaari doona kulankiisii Koowaad ee Xulka Talyaaniga

(27-5-2018) Macalinka xulka dalka Talyaaniga Roberto Mancini oo beri la dheeli doona dalka Saudi Arabia ayaa lasheegay in uu ku ...

Warbixintii ay dalka Masar ka soo saareen dhaawaca Mohamed Salah?

(27-5-2018) Xiriirka kubadda cagta waddanka Masar ayaa war kasoo saaray xaaladda caafimaad ee weeraryahanka Liverpool ee Mohamed Salah ...

Nin Ay Isku Egyihiin Mohamed Salah Oo Indho-sarcaad Ku Riday Jamaahiirta Liverpool Iyo Real Madrid+Sawiro

(27-5-2018) Nin ay isku eg yihiin xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah ayaa jahwareer ka abuuray magaalada Kiev ...

Kooxda Fulham oo ku soo laabatay Horyaalka Premier League Markii ay garaacday Aston Villa

(27-5-2018) Kooxda Kubada cagta Fulham ayaa dadaal aad u dheer kadib ku soo laabtay Horyaalka Premier League kadib markii ...

Taageerayaasha Liverpool oo Weerar Ba.an ku qaaday Sergio Ramos

(27-5-2018) Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa weerar ba’an ku qaaday difaaca Real Madrid ee Sergio Ramos oo ...

Cristiano Ronaldo oo ku hadlay hadal ka Caraysiiyey Jamaahiirta Real Madrid?

(27-5-2018) Xidiga xulka qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa hadal sidii miinada oo kale ...

Dhageyso Warbixin maqal ah oo uu Wariye C.laahi Suldaan ka diyaariyey sida ay u dhacday Cayaartii Liverpool iyo Real Madrid

(27-5-2018) Xalay waxaa lasoo gaba gabeeyey koobka Horyaalada yurub waxaana si xarago leh ku qaaday kooxda Real Madrid ...

Kumuu ahaa Cayaaryahanka loo doortay Xiddiga Garoonka kulankii Liverpool iyo Real Madrid

(27-5-2018) Kadib Guuldaradii Xanuunka badnayd ee ku dhacday kooxda dalka England ee Liverpool waxaa lasoo saaray qiimeyn lagu ...

Warbixin: Real Madrid Oo Markii 3aad Oo Xidhiidh Ah Ku Guuleysatay Champions League, Oohintii Mohamed Salah iyo Rikoodhadii La Ururiyey

(27-5-2018) Real Madrid ayaa markii saddexaad ku guulaysatay koobka UEFA Champions League kadib markii ay 3-1 ku garaacday ...

Liverpool vs Real Madrid: Afar Meelood Oo Go’aamin Doona Natiijada Ciyaarta Caawa ee Finalka Champions League

(26-5-2018) Kaddib 12 ciyaarood iyo in ka badan 250 maalmood oo uu socday tartanka Champions League, waxa aakhirkii ...

Marcelo Oo Hanjabaad Culus U Diray Mohamed Salah iyo Jurgen Klopp

(26-5-2018) Halgamaaga dhinaca bidix ee Real Madrid, Marcelo ayaa digniin u diray Mohamed Salah ka hor ciyaarta caawa ...

Real Madrid vs Liverpool: Falanqaynta Ciyaarta Caawa Ee Finalka Champions League

(26-5-2018) Kaddib 12 ciyaarood iyo in ka badan 250 maalmood oo uu socday tartanka Champions League, waxa aakhirkii ...

Shax isku Dhaf ah oo Laga sameeyay Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool iyo Madrid oo xiddigaha ugu badan ku leh!!

(26-5-2018) Labo ka mid ah kooxaha ugu guulaha badan Yurub ayaa isku heysta Champions League xilli ciyaareedkan 2018, ...

Dhaawaca iga muuqda waxaa igu dhigay Cristiano Ronaldo Sabab?Sawiro

(26-5-2018) Xiddiga kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa lasheegay in uu dhaawac u geystey mid ka mid ah ...