Thursday, January 17th, 2019

Dad ayaa doonaya in ay Siyaasadooda Gurracan ku dabaqaan Cayaartoyda Xulka qaranka Soomaaliya

Published on May 1, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(02-05-2018) Kadib Markii Xulka qaranka Soomaaliya soo gaaray magaalada Muqdisho siweyna ay ugu soo dhaweeyeen Madaxda ugu Saraysa dalkeena oo uu ka mid ahaa Ra iisul Wasaare Xasan Cali Kahayre iyo Kumanaan dadweyne ah ayaa waxaa soo baxayey dad siyaassin u badan iyo kuwo hiyi Raacyo ah oo ceeb ka dhaigaya in Cayaratoydu raacaan Bajaaj oo ay Gurayahooda aadaan.

Dadka Siyaasiyiinta ah ee mucaaridnimadu madax martay kana hadlay arintaan waxaa ka mid ah Xildhibaan Mahad Salaad oo sida muuqata aan u dan lahayn in uu ka hadlo danta Xiddigaha dalkeena balse doonayey in uu ku canbaareeyo Xukuumada oo Xurgufi kala dhaxayso laakiin wuxuusan ogeyn cida uu wax u dhimayo.

Qaladkii Xildhibaan Mahad Salaad waxaa si aan kafiirsasho lahayn Jawaab uga bixiyey Gudoomiyaha Gobolka Banaadir C.raxmaan Cumar Cusmaan (yiriisoow) kaas oo Facebook soo dhigay in Sababtii loo fasaxay Cayaartoyda Xulka oo sida uu sheegay ay geeyeen Hotel Saxafi labaaro uuna ka xunyahay in ay Bajaaj Guryahooda ku tagaan laakiin Gudoomiyuhu ma oga in aysan qoseyn hadii ay joogayaan iyo hadii ay baxayaan intaba Cayaartoyduna ayna ahayn kuwo matalayey Gobolka Banaadir.

Hadaba yaa lahaa Mas uuliyada hadiiba qalad jiro anigu ma aaminsani in qalad dhacay waxayse ahayd hadiiba ay doonayaan in Wax lasaxo in ay lahadlaan Xiriirka Kubada cagta Soomaaliya ama Wasaarada dhalinyarada iyo Cayaaraha labadaas dhinac ayaa ka tashan karaya qaabka Cayaartoyda loo fasaxayo ama ay u joogayaan hadii Gurayahooda lagu geynayo Gawaarina iyaga unbey ahayd in ay ku geeyaan laakiin Ra iisul Wasaare Khayre iyo Gobolka Banaadir midna wax shuqul ah kuma lahan sheekadaan waajibkoodii soo dhaweyn waa guteen ee fadlan Siyaasi hadii aad u jeedo kale leedahay ama aad mucaarad ku tahay Xukuumada jirta haku dabaqin Sportiga ee si kale wax u dhaliil.

Talada inta Samaha jecel.

Dadka Caqliga u saaxiibka ah waxa ay qabeen in Cayaartoyda Xulka qaranka Soomaaliya oo xaqiiqdii Guul aanaan horay uga baran ka soo hooyey Cayaarihii Burundi markii ay kama dambaysta tageen in aan lafasaxin isla Maalinkii ay dalka ku soo laabteen ee ay ahayd in ugu yaraan hal habeen ay seexdaan Hotel kadibna si tartiib ah ay ku aadaan Gurayahooda inkasta oo la ii sheegay in Cayaartoyda oo ah kuwo aad u da.yar mudana kamqnaa Waalidkood ay doonayeen in ay si dhaqso ah u Gaaraan xaafadahooda balse waa laga dhaadhicin karay in ay joogaan.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Madaxweynaha Ac Milan Paolo Scaroni Oo Dhac Layaab Leh Loo Geystay & Haweeney Qaab Cajiib Ah Garab Usiisay Dambiilaha.

(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...

Macalinka Kooxda Liverpool Jurgen Klopp oo Ka Hadlay Jose Mourinho Ka Hor Ciyaarta Manchester United iyo Liverpool

(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...

Khabiirada Shabakadda Mirror Football Oo Isku Khilaafay Shaxda Isku Dhaf Ah Kulanka Liverpool vs Man United – Mid Walba Shax Ayuu Doortay!

(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...

Wiilkii Uu Dunida Kaga Tegay Feedhyahankii Muslimka Ahaa Ee Mohamed Ali Oo Qarka U Saaran Inuu Dawarsado Ama Tuugsado Sabab?

(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...

Wanda Nara Oo Diyaarinaysa Qandaraas Dabar Ku Noqonaya Mauro Icardi

(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...

Farriintii Uu Diego Costa U Diray Arsenal Markii Uu Dhaawacay Laurent Koscielny Iyo Qaabkii Axmaqnimada Ahaa Ee Uu Isku Difaacay

(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...

Barcelona Oo Baadi Goobaysa Beddelka Luis Suarez Iyo Xiddigaha Ay Isha Ku Hayso

(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester City oo Mar Kale Hogaanka Si Ku Meel Gaadh ah U Qabatay Maanta.

(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...

Layaab!: Boqortooyada Kuwait oo la ogaadey in ay lacag ka dhacday Cayaartoy waa weyn oo magac leh

(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...

Dhamaan Kulamada Sabtiga iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...

Halyeygii Manchester United Ee Willie Morgan Oo Magacaabay Afarta Ciyaartoy Ee Uu Doonayo In Kooxdiisa Hore Iska Iibiso Bisha January

(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...

May Ahayn In Arsenal Loo Ogolaado Inay Ciyaarto Europa League – Tababaraha Qarabag Oo Dood Cajiib Ah Bedka Keenay Kaddib Guushii Gunners Sabab?

(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...

Qorshaha Jose Mourinho Ku Qaban Doono Salah, Mane & Firmino, Dhibaatada Difaaca Ee Haysata Iyo Sida Uu U Kala Xulan Doono Xiddigaha Uu Haysto

(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...

Cristiano Ronaldo Oo Markale looga yeeray Maxkamad dalka Spain ah iyo Ciqaabta uu lakulmi doono?

(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...

Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...