Tuesday, August 21st, 2018

Daawo Sawirada Maamulka Gobolka Banaadir oo Xafled Casho sharaf ah u Sameeyey Xulka qaranka Lacagna ugu deeqay

Published on May 2, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(03-05-2018) Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Xafled Casho sharaf ah Waxa uu u sameeyey Cayaratoyda xulka 17 jirada Soomaaliya kuwaas oo dhawaan Guul ka soo hooyey Cayaarihii ay kaga qayb galeen dalka Burundi.

Xafladaan oo ahayd mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay Ra iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed Wasiirka dhalinyarada iyo Sportiga Khadiija Maxamed diiriye Gudoomiyaha Gobolka Banaadir C.raxmaan Cumar Cismaan Yiriisow Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta Cabdiqani Saciid Carab Xildhibaano Wasiiro iyo Marti sharaf aad u fara badan.

Dhamaan dadkii halkaa qudbadaha ka jeediyey ayaa amaan dusha kaga Raray Cayaartoyda Xulka qaranka Soomaaliya iyo Macalimiintooda iyaga oo ugu hambalyeeyey Guusha Taariikhiga ah ee ay soo hooyeen.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Injineer Yiriisow ayaa Cayaartoyda Xulka qaranka Soomaaliya iyo Xiriirkooda ugu deeqay aduun lacageed Gaaraya 10.00 (Toban Kun) oo doolar lacagtaas oo uu sheegay in uu ku dhiiri gelinayo Xiddigaha dalkeena waxaa kaloo lasheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu sidoo kale casuumaad u fidiyey Xulka Soomaaliya.

 

 

 

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Daawo: Liverpool oo Guul muran badan ka Gaartay kulankii Crystal Palace

(21-8-2018) Liverpool ayaa guushii labaad oo xiriir ah gaartay xilli ciyaareedka cusub ee Premier League ka dib markii ...

Cayaaryahan ka Cayaara Premier League oo Kufsi lagu soo eedeeyey?

(21-8-2018) Cayaaryahan aan la magacaabin oo ka dheela Premier League ayaa lagu eedeeyay in uu magaalada London ku ...

Alexis Sanchez oo lakulmay Weerar kaga yimid Taageerayaasha Manchester United+Sawiro

(21-8-2018) Cayaaryahanka kooxda Manchester United ee Alexis Sanchez ayaa lakulmay Weerar dhanka baraha bulshada ah oo kaga yimid Taageerayaasha ...

Kooxaha ku dagaalamaya saxiixa Claudio Marchisio oo Juventus laga cayriyey

(21-8-2018) Waxaa jira kooxo fara badan oo qaarada yurub ah kuwaas oo ku dagaalamaya Saxiixa Cayaaryahankii hore ee ...

JACAYLKA Iyo Diinta: Fannaanad Carbeed Oo Shaacisay Inay Jacayl Ba’an U Qabto Cristiano Ronaldo, Guur Ay Ka Dalbatay Iyo Caqabad Dhinaca Diinta Ah Oo Ay Soo Bandhigtay

(21-8-2018) Fannaanad caan ka ah geyiga dalalka carabta oo u dhalatay wadanka Baxreyn ayaa ku dhawaaqday oo warbaahinta ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee ugu Timaha weyn Premier League Xiligaan?

(21-8-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Timaha weyn dhamaan ...

Jawaabtii Maamulka Manchester United ee kulankii Guuldarada?

(20-8-2018) Maamulka kooxda Manchester United ayaa markii koowaad ka hadlay Guuldaradii xanuunka badnayn ee ka soo gaartay kooxda ...

Taageerayaashii ugu Tirada yaraa oo daawaday Kulankii koobaad ee Real Madrid+Sawiro

(20-8-2018) Tan iyo Markii uu Cristiano Ronaldo ka tegay kooxda Real Madrid waxaa aad hoos ugu dhacay dhaqaalaha kooxdaas ...

Magacyada 3 Cayaaryahan oo isugu soo hartay abaal marinta Xiddiga Yurub

(20-8-2018) Xirirka kubada Cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa soo saaray Magacyada 3 Cayaaryahan oo isugu soo hartay ...

Madaxweyne Perez Oo Shaaciyey In Neymar Iyo Mbappe Midkood Imanayo Real Madrid Toddobaadkan

(20-8-2018) Jamaahiirta Real Madrid ayaa war farxad leh oo bushaaro ah ka helay madaxweynahooda, Florentino Perez kaas oo ...

Andre Silva oo kulankiisii koobaad Sadexley u dhaliyey Sevilla

(20-8-2018) Weeraryahanka dalka Portugal ee ay leedahay kooxda AC Milan balse sida amaahda ah ugu wareegay Naadiga dalka ...

Luka Modric oo dhulka lajaray Real Madrid isla Markaana difaacay Inter Milan?

(20-8-2018) Cayaaryahanka kooxda Real Madrid ee Luka Modric ayaa difaacay Naadiga Inter Milan kadib markii Naadiga uu hada lajoogo ...

Maxaad Samayn lahayd hadii Saaxiibka wiil uu dhalay aad isugu timaadaan Garoon adinka oo Cadaw isku ah

(20-8-2018) Caayaryahankii hore ee kooxda Kubada Cagta Juventus Gianluigi Buffon oo hada u Cayaara kooxda PSG ayaa Todobadkaan waxa ...

Jose Mourinho Muxuu ka yiri Guuldaradii kooxdiisa?

(20-8-2018) Manchester United Macalinkeeda Jose Mourinho ayaa si kooban uga jawaabay Su aalo laga weydiiyey Guuldaradii xanuunka badanayd ...

Yaa Badiyey Gabdhaha Manchester United iyo Kuwa Liverpool oo fooda isdaray+Sawiro

(20-8-2018) Waxaa ka dhacay mid ka mid ah Kulamada ugu xiisaha xiisaha badan ee dhanka Gabdhaha kadib markii ...