Saturday, May 26th, 2018

El Clasicco 10 Barcelona ah iyo 11 Real Madrid ah oo bareejo ku kala baxay+Video iyo Sawiro

Published on May 6, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(07-05-2018) Kulankii El Clasicco ee Caalamka oo dhan laga Wada sugayey ayaa ku soo dhamaaday bareejo 2-2 ah waxaana kooxda Barcelona inta badan ku dheeshey kulankaan 10 Cayaaryahan markii Roose laga siiyey dhamaadkii qaybta hore daafaceeda Sergi Roberto.

Barcelona ayaa markasta laga bareejeynayey Goolasha markii uu 10 daqiiqo Goolka koowaad u dhaliyey Luis Suarez balse Cristiano Ronaldo ayaa Cayaarta 1-1 ka dhigay 15 daqiiqo iyada oo qaybta hore sidaa lagu kala Nastay.

Markii laysku soo laabtay qaybta labaad ee Cayaarta 52 daqiiqo Lionel Messi ayaa ugu shubay Real Madrid Goolkiisii 28 aad ee uu ka dhaliyo Cayaaraha El Clasicco balse waxaa dhankiisa u jawaabay Maadaama Ronaldo labadalay Gareth Bale oo 72 daqiiqo bareejo 2-2 ah keenay Cayaarta.

Waxa kaliya ee Barcelona kulankaan ka faa iidey ayaa ah in aan laga jabin Recordkeeda Guuldaro la aanta ah ee ay Xiligaan ku socdaan Halka Real Madrid ay iska difaacday Guuldaro ku soo gaarta Garoonka barcelona.

Inkasta oo aan sirasmi ah loo shaacin hadana Warbaahinta ayaa ku waraneysa in Cristiano Ronaldo loo badelay dhaawac anqawga ka soo gaaray lamana oga inta uu la egyahay dib ayaana laga soo sheegi doonaa.

MATCH FACTS

Barcelona (4-3-3): ter Stegen; S. Roberto, Pique, Umtiti, Alba; Rakitic, Busquets, Iniesta (Paulinho 57); Coutinho (Semedo 46), L. Suarez (Alcacer 90+2), Messi

Unused subs: Cillessen, Vermaelen, D. Suarez, Dembele

Goals: L. Suarez 10, Messi 52

Bookings: L. Suarez 44, Messi 45, Rakitic 86

Red card: S. Roberto 45+3

Real Madrid (4-3-3): Navas; Nacho (Vazquez 68), Varane, Sergio Ramos, Marcelo; Modric, Casemiro, Kroos (Kovacic 84); Bale, Benzema, Ronaldo (Asensio 46)

Unused subs: Casilla, Vallejo, Theo H., Ceballos

Goals: Ronaldo 15, Bale 72

Bookings: Nacho 12, Varane 31, Sergio Ramos 44, Bale 76, Marcelo 77

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Liverpool vs Real Madrid: Afar Meelood Oo Go’aamin Doona Natiijada Ciyaarta Caawa ee Finalka Champions League

(26-5-2018) Kaddib 12 ciyaarood iyo in ka badan 250 maalmood oo uu socday tartanka Champions League, waxa aakhirkii ...

Marcelo Oo Hanjabaad Culus U Diray Mohamed Salah iyo Jurgen Klopp

(26-5-2018) Halgamaaga dhinaca bidix ee Real Madrid, Marcelo ayaa digniin u diray Mohamed Salah ka hor ciyaarta caawa ...

Real Madrid vs Liverpool: Falanqaynta Ciyaarta Caawa Ee Finalka Champions League

(26-5-2018) Kaddib 12 ciyaarood iyo in ka badan 250 maalmood oo uu socday tartanka Champions League, waxa aakhirkii ...

Shax isku Dhaf ah oo Laga sameeyay Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool iyo Madrid oo xiddigaha ugu badan ku leh!!

(26-5-2018) Labo ka mid ah kooxaha ugu guulaha badan Yurub ayaa isku heysta Champions League xilli ciyaareedkan 2018, ...

Dhaawaca iga muuqda waxaa igu dhigay Cristiano Ronaldo Sabab?Sawiro

(26-5-2018) Xiddiga kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa lasheegay in uu dhaawac u geystey mid ka mid ah ...

Daawo Sawirada Magaalada Kiev oo qaati kataagan Taageerayaasha Waalan ee kooxda Liverpool

(26-5-2018) Magalaada Kiev oo Caawa Marti gelineysa Cayaarta kama damabaysta ah ee koobka Horyaalada yurub ayaa beryahaan waxaa mashaquuliyey ...

Xog: UEFA Oo Xanibaat ku sameeysay Qooysaska Cayaartoyda Liverpool iyo Real Madrid, Ogow Sababta?

(26-5-2018) Xiriirka Kubada cagta qaarada yurub ee Magaciisa loo soo Gaabiyo UEFA ayaa xaqiijiyey in ayna qoysaska xiddigaha ...

Unai Emery oo durba soo saaray liiska Cayaartoyda uu doonayo+Sawiro

(26-5-2018) Macalinka cusub ee kooxda Kubada Cagta Arsenal Unai Emery ayaa soo saaray liiska Cataartoyda uu doonayo waxaana liiskaas ...

Daawo Sawirada Liverpool oo qaadatay Tababarkii ugu danbeeyey ee kulanka Champions League

(26-5-2018) Kooxda Kubaad cagta Liverpool ee dalka England ayaa qaadatay tababarkii ugu danbeeyey ee ay ugu diyaar garoobayaan ...

Halyeygii Reer Brazil Ee Ronaldo Nazario oo Saadaal ka baxiyey Kulanka Finalka koobka Champions League

(26-5-2018) Xiddigii hore ee xulka qaranka Brazil iyo Kooxaha Ajax, Barcelona, Inter Milan iyo Real Madrid ee Ronaldo ...

Arturo Vidal oo Wajahaya 10 Sano oo Xabsi adag ah

(26-5-2018) Xiddiga Bayern Munich iyo xulka qaranka Chile ee Arturo Vidal ayaa halis ugu jira inuu ku dhaco ...

Mohamed Salah Oo Aan Soomin Maanta iyo Berri Oo ay Dhacayso Cayaarta Finalka Champions League

(25-5-2018) Xiddiga kooxda kubbadda cagta Liverpool ee Mohamed Salah ayaa faadir ah maanta oo Jimce ah iyo berri ...

Arsenal oo Wadahadal lafuratay Stephan Lichtsteiner

(25-5-2018) Kooxda Kubada cagta Arsenal ayaa lasheegayaa in ay Xiriir lasameysey daafaca kooxda Juventus ee lagu Magacaabo Stephan Lichtsteiner ...

Luis Ronaldo” Aad ayaan u jeclahay Mohamed Salah

(25-5-2018) Weeraryaahnkii hore ee xulka qaranka Braziil Luis Ronaldo ayaa yiri aad ayaan u jeclahay Mohamed Salah waayo ...

Mohamed Salah Oo Ka Hadlay Sida Uu Ugu Daydo Zidane, Waxa Uu Ka Filayo Finalka, Awoodda Real Madrid, Kaalinta Klopp Iyo La-shaqaynta Mane & Firmino

(25-5-2018) Xiddiga kooxda kubadda cagta Liverpool ee Mohamed Salah ayaa waraysi dheer oo uu bixiyey waxa uu kaga ...