Saturday, May 26th, 2018

Massimiliano Allegri oo Hogaaminaya Macalimiinta loo doonayo badelka Arsene Wenger

Published on May 7, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(07-05-2018) Macalinka kooxda Kubada cagta Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa lasheegayaa in uu Hogaanka u hayo Macalimiinta Maamulka Arsenal u doonayaan badelka Arsene Wenger oo Macasalaameeyey kooxda dalka England.

Massimiliano Allegri oo Juventus ka badelay Antonio Conte Sanadkii 2014 ayaa kooxda Old Lady laba jeer u suurta geliyey in ay yimaadaan Finalka Champions League in kasta oo aysan ku Guuleysan.

Sidoo kale Waxa uu Juventus u qaadayaa Xiligaan Horyaalkii 4 aad ee Xiriir ah Waana mid ka mid ah Macalimiinta Safka hore kaga jira Liiska Maamulka Arsenal ee doonaya in ay keenaan badelka Arsene Wenger oo shaqada kategaya marka uu dhamaado xiligaan.

Ninkaan u dhashay dalka Talyaaniga ayaa lasheegayaa in uu ka horeeyo Macalinkii bartilmaameedka koowaad u ahaa Arsenal ee Luis Enrique, kaas oo shuruudo adag ku xirey in uu Noqdo Macalinka Garoonka Emirates shuruudahaas Waxaa ka mid ah in mushaar ahaan Sanadkii uu u qaato aduun lacageed gaaraya £15m-in lasiiyo lacag boqolaal milyan ah oo uu Cayaartoy ku soo qaato sidaa daraadeed ayaa la leeyahay Massimiliano Allegri  ayaa kaga sahlanaan doona in ay helaan Macalinkii hore ee barcelona.

Arsenal’s French manager Arsene Wenger holds a trophy he was presented with after the match between Arsenal and Burnley at the Emirates Stadium in London, Sunday, May 6, 2018. The match is Arsenal manager Arsene Wenger’s last home game in charge after announcing in April he will stand down as Arsenal coach at the end of the season after nearly 22 years at the helm. (AP Photo/Matt Dunham)

 

 

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Liverpool vs Real Madrid: Afar Meelood Oo Go’aamin Doona Natiijada Ciyaarta Caawa ee Finalka Champions League

(26-5-2018) Kaddib 12 ciyaarood iyo in ka badan 250 maalmood oo uu socday tartanka Champions League, waxa aakhirkii ...

Marcelo Oo Hanjabaad Culus U Diray Mohamed Salah iyo Jurgen Klopp

(26-5-2018) Halgamaaga dhinaca bidix ee Real Madrid, Marcelo ayaa digniin u diray Mohamed Salah ka hor ciyaarta caawa ...

Real Madrid vs Liverpool: Falanqaynta Ciyaarta Caawa Ee Finalka Champions League

(26-5-2018) Kaddib 12 ciyaarood iyo in ka badan 250 maalmood oo uu socday tartanka Champions League, waxa aakhirkii ...

Shax isku Dhaf ah oo Laga sameeyay Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool iyo Madrid oo xiddigaha ugu badan ku leh!!

(26-5-2018) Labo ka mid ah kooxaha ugu guulaha badan Yurub ayaa isku heysta Champions League xilli ciyaareedkan 2018, ...

Dhaawaca iga muuqda waxaa igu dhigay Cristiano Ronaldo Sabab?Sawiro

(26-5-2018) Xiddiga kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa lasheegay in uu dhaawac u geystey mid ka mid ah ...

Daawo Sawirada Magaalada Kiev oo qaati kataagan Taageerayaasha Waalan ee kooxda Liverpool

(26-5-2018) Magalaada Kiev oo Caawa Marti gelineysa Cayaarta kama damabaysta ah ee koobka Horyaalada yurub ayaa beryahaan waxaa mashaquuliyey ...

Xog: UEFA Oo Xanibaat ku sameeysay Qooysaska Cayaartoyda Liverpool iyo Real Madrid, Ogow Sababta?

(26-5-2018) Xiriirka Kubada cagta qaarada yurub ee Magaciisa loo soo Gaabiyo UEFA ayaa xaqiijiyey in ayna qoysaska xiddigaha ...

Unai Emery oo durba soo saaray liiska Cayaartoyda uu doonayo+Sawiro

(26-5-2018) Macalinka cusub ee kooxda Kubada Cagta Arsenal Unai Emery ayaa soo saaray liiska Cataartoyda uu doonayo waxaana liiskaas ...

Daawo Sawirada Liverpool oo qaadatay Tababarkii ugu danbeeyey ee kulanka Champions League

(26-5-2018) Kooxda Kubaad cagta Liverpool ee dalka England ayaa qaadatay tababarkii ugu danbeeyey ee ay ugu diyaar garoobayaan ...

Halyeygii Reer Brazil Ee Ronaldo Nazario oo Saadaal ka baxiyey Kulanka Finalka koobka Champions League

(26-5-2018) Xiddigii hore ee xulka qaranka Brazil iyo Kooxaha Ajax, Barcelona, Inter Milan iyo Real Madrid ee Ronaldo ...

Arturo Vidal oo Wajahaya 10 Sano oo Xabsi adag ah

(26-5-2018) Xiddiga Bayern Munich iyo xulka qaranka Chile ee Arturo Vidal ayaa halis ugu jira inuu ku dhaco ...

Mohamed Salah Oo Aan Soomin Maanta iyo Berri Oo ay Dhacayso Cayaarta Finalka Champions League

(25-5-2018) Xiddiga kooxda kubbadda cagta Liverpool ee Mohamed Salah ayaa faadir ah maanta oo Jimce ah iyo berri ...

Arsenal oo Wadahadal lafuratay Stephan Lichtsteiner

(25-5-2018) Kooxda Kubada cagta Arsenal ayaa lasheegayaa in ay Xiriir lasameysey daafaca kooxda Juventus ee lagu Magacaabo Stephan Lichtsteiner ...

Luis Ronaldo” Aad ayaan u jeclahay Mohamed Salah

(25-5-2018) Weeraryaahnkii hore ee xulka qaranka Braziil Luis Ronaldo ayaa yiri aad ayaan u jeclahay Mohamed Salah waayo ...

Mohamed Salah Oo Ka Hadlay Sida Uu Ugu Daydo Zidane, Waxa Uu Ka Filayo Finalka, Awoodda Real Madrid, Kaalinta Klopp Iyo La-shaqaynta Mane & Firmino

(25-5-2018) Xiddiga kooxda kubadda cagta Liverpool ee Mohamed Salah ayaa waraysi dheer oo uu bixiyey waxa uu kaga ...