Saturday, May 26th, 2018

Wargeyska AS Oo Ogaaday Inta Ciyaarood Ee Cristiano Ronaldo Uu Garoomada Ka Maqnaan Doono Iyo Rajada Finalka Champions League Oo Laalan

Published on May 7, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(07-05-2018) Xiddiga kooxda Kubaad cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo  ayaa seegi doona labada ciyaarood ee kusoo aaddan

Naadigiisa kaddib markii uu lugta midig dhaawac ka gaadhay ciyaartii El Clasico ee ay martida ugu noqdeen Barcelona.

Sida uu qoray wargeyska AS ee kasoo baxa waddanka Spain, Ronaldo ayaan u ciyaari doonin kooxdiisa kulanka Arbacada ee Sevilla iyo ciyaarta kale ee muhiimka u ah ee Axadda ay ku qaabili doonto Celta Vigo.

Wargeysku waxa uu sheegay in markiiba ay kooxda Real Madrid ku dhowaaqday in xaaladda dhaawaca Ronaldo aanay halis ahayn, hase yeeshee labada kulan ee soo socda uu ka maqnaan doono, balse uu kusoo laaban doono garoomada ka hor finalka Champions League oo dhici doona 26 May oo ay wada ciyaari doonaan Liverpool.

AS waxa uu intaa ku daray in Ronaldo uu tababarka kusoo laaban doono Isniinta toddobaadka dambe, isla markaana uu ciyaari doono kulanka Villarreal kaddibna uu finalka Champions League diyaar u noqon doono.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Liverpool vs Real Madrid: Afar Meelood Oo Go’aamin Doona Natiijada Ciyaarta Caawa ee Finalka Champions League

(26-5-2018) Kaddib 12 ciyaarood iyo in ka badan 250 maalmood oo uu socday tartanka Champions League, waxa aakhirkii ...

Marcelo Oo Hanjabaad Culus U Diray Mohamed Salah iyo Jurgen Klopp

(26-5-2018) Halgamaaga dhinaca bidix ee Real Madrid, Marcelo ayaa digniin u diray Mohamed Salah ka hor ciyaarta caawa ...

Real Madrid vs Liverpool: Falanqaynta Ciyaarta Caawa Ee Finalka Champions League

(26-5-2018) Kaddib 12 ciyaarood iyo in ka badan 250 maalmood oo uu socday tartanka Champions League, waxa aakhirkii ...

Shax isku Dhaf ah oo Laga sameeyay Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool iyo Madrid oo xiddigaha ugu badan ku leh!!

(26-5-2018) Labo ka mid ah kooxaha ugu guulaha badan Yurub ayaa isku heysta Champions League xilli ciyaareedkan 2018, ...

Dhaawaca iga muuqda waxaa igu dhigay Cristiano Ronaldo Sabab?Sawiro

(26-5-2018) Xiddiga kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa lasheegay in uu dhaawac u geystey mid ka mid ah ...

Daawo Sawirada Magaalada Kiev oo qaati kataagan Taageerayaasha Waalan ee kooxda Liverpool

(26-5-2018) Magalaada Kiev oo Caawa Marti gelineysa Cayaarta kama damabaysta ah ee koobka Horyaalada yurub ayaa beryahaan waxaa mashaquuliyey ...

Xog: UEFA Oo Xanibaat ku sameeysay Qooysaska Cayaartoyda Liverpool iyo Real Madrid, Ogow Sababta?

(26-5-2018) Xiriirka Kubada cagta qaarada yurub ee Magaciisa loo soo Gaabiyo UEFA ayaa xaqiijiyey in ayna qoysaska xiddigaha ...

Unai Emery oo durba soo saaray liiska Cayaartoyda uu doonayo+Sawiro

(26-5-2018) Macalinka cusub ee kooxda Kubada Cagta Arsenal Unai Emery ayaa soo saaray liiska Cataartoyda uu doonayo waxaana liiskaas ...

Daawo Sawirada Liverpool oo qaadatay Tababarkii ugu danbeeyey ee kulanka Champions League

(26-5-2018) Kooxda Kubaad cagta Liverpool ee dalka England ayaa qaadatay tababarkii ugu danbeeyey ee ay ugu diyaar garoobayaan ...

Halyeygii Reer Brazil Ee Ronaldo Nazario oo Saadaal ka baxiyey Kulanka Finalka koobka Champions League

(26-5-2018) Xiddigii hore ee xulka qaranka Brazil iyo Kooxaha Ajax, Barcelona, Inter Milan iyo Real Madrid ee Ronaldo ...

Arturo Vidal oo Wajahaya 10 Sano oo Xabsi adag ah

(26-5-2018) Xiddiga Bayern Munich iyo xulka qaranka Chile ee Arturo Vidal ayaa halis ugu jira inuu ku dhaco ...

Mohamed Salah Oo Aan Soomin Maanta iyo Berri Oo ay Dhacayso Cayaarta Finalka Champions League

(25-5-2018) Xiddiga kooxda kubbadda cagta Liverpool ee Mohamed Salah ayaa faadir ah maanta oo Jimce ah iyo berri ...

Arsenal oo Wadahadal lafuratay Stephan Lichtsteiner

(25-5-2018) Kooxda Kubada cagta Arsenal ayaa lasheegayaa in ay Xiriir lasameysey daafaca kooxda Juventus ee lagu Magacaabo Stephan Lichtsteiner ...

Luis Ronaldo” Aad ayaan u jeclahay Mohamed Salah

(25-5-2018) Weeraryaahnkii hore ee xulka qaranka Braziil Luis Ronaldo ayaa yiri aad ayaan u jeclahay Mohamed Salah waayo ...

Mohamed Salah Oo Ka Hadlay Sida Uu Ugu Daydo Zidane, Waxa Uu Ka Filayo Finalka, Awoodda Real Madrid, Kaalinta Klopp Iyo La-shaqaynta Mane & Firmino

(25-5-2018) Xiddiga kooxda kubadda cagta Liverpool ee Mohamed Salah ayaa waraysi dheer oo uu bixiyey waxa uu kaga ...