Tuesday, August 21st, 2018

Real Madrid oo isku diyaarineysa kulanka Sevilla xili ay ka maqnaan doonaan Xiddigo Muhiim ah

Published on May 8, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(09-05-2018) Kooxda Kubaad cagta Real Madrid ayaa diyaar u gashay kulanka Horyaalka ee ay ladheeli doonaan kooxda Sevilla kaas oo lagu Cayaari doono Garoonka Ramón Sánchez Pizjuán Stadium.

Real Madrid oo sidoo kale isku diyaarineysa Cayaarta Finalka Champions League ee ay Liverpool kula dheeli doonaan Magaalada Kiev 26 ka bishaan ayaa waxaa ka maqnaan doona kulanka habeenka Arbacada Cayaartoy ay ka midyihiin Cristiano Ronaldo,Gareth Bale iyo Dani Carvajal kuwaas oo kulankaan ku seegi doona dhaawacyo.

Macalinka Real Madrid Zinedine Zidane ayaa kulanka Sevilla u yeertay Cayaartoy da.yar oo ay ka midyihiin Alvaro Tejero,Oscar Rodriguez iyo Luismi Quezada kuwaas oo dhamaantood u Cayaara kooxda Real Castilla.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Eden Hazard ooh al shuruud ku xiray heshiis Cusub oo uu Chelsea u Saxiixo?

(22-8-2018) Kubad Sameeyaha kooxda Chelsea ee Eden Hazard  ayaa shuruud ku xiray in uu heshiis Cusub lagaaro Naadigiisa waxaana ...

Shan Cayaaryahan oo uu kujiro Mesut Ozil oo lumisey kalasoonida Macalin Unai Emery+Sawiro

(22-8-2018) Tan iyo Markii macalin Unai Emery loo mahacaabay xilka kooxda Arsenal waxaa soo baxayey kalsooni daro iyo wel ...

Ma ogtahay in aan James Milner laga badin Taariikhdiisa kulan Premier League ah?

(22-8-2018) Waa macquul in uu layaab kugu abuuray aqriste qodobkaan aynu ku eegeyno Record-ka layaabka leh ee uu ...

Miralem Pjanic oo heshiis Cusub u Saxiixay Juventus+Sawiro

(22-8-2018) Cayaaryahanka kooxda Juventus ee Miralem Pjanic ayaa ugu danbayn qalinka dul dhigay Waraaqda isaga oo Saxiixay heshiis cusub ...

Manchester United oo war cad ka soo saartay doonisteeda Zinedine Zidane iyo Mustaqbalka Jose Mourinho?

(21-8-2018) Kooxda kubada Cagta Manchester United oo beryahaan aad loola Xiririyey Macalinkii hore ee Real Madrid Zinedine Zidaneayaa ...

Macalinka Inter Milan Luciano Spalletti oo laganaaxay

(21-8-2018) Maca;linka kooxda kubada Cagta Inter Milan ee Luciano Spalletti ayaa ganaax kala kulmay Gudiga Maamula Horyaalka Talyaaniga ...

TV ga Sky Sports oo shaaciyey Tirada dadkii daawaday kulankii koobaad ee Cristiano Ronaldo’

(21-8-2018) TV ga Caanka ah ee Sky Sports qaybtiisa baahisa Horyaalka dalka talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday Tirada ...

Goolhaye Claduio Bravo Oo Halis Ugu Jira In Uu Seego Inta Ka Dhiman Xili Ciyaareedka Cusub

(21-8-2018) Kooxda kubada cagta Manchester City ayaa inta ka dhiman heysan doonta hal goolhaye oo kooxda koowaad k ...

Mino Riola Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Paul Scholes Sabab?

(21-8-2018) Wakiilk laacibka xulka qaranka France Pogba ee Mino Riola ayaa weerar afka ah ku qaaday halyeyga Manchester ...

Daawo: Liverpool oo Guul muran badan ka Gaartay kulankii Crystal Palace

(21-8-2018) Liverpool ayaa guushii labaad oo xiriir ah gaartay xilli ciyaareedka cusub ee Premier League ka dib markii ...

Cayaaryahan ka Cayaara Premier League oo Kufsi lagu soo eedeeyey?

(21-8-2018) Cayaaryahan aan la magacaabin oo ka dheela Premier League ayaa lagu eedeeyay in uu magaalada London ku ...

Alexis Sanchez oo lakulmay Weerar kaga yimid Taageerayaasha Manchester United+Sawiro

(21-8-2018) Cayaaryahanka kooxda Manchester United ee Alexis Sanchez ayaa lakulmay Weerar dhanka baraha bulshada ah oo kaga yimid Taageerayaasha ...

Kooxaha ku dagaalamaya saxiixa Claudio Marchisio oo Juventus laga cayriyey

(21-8-2018) Waxaa jira kooxo fara badan oo qaarada yurub ah kuwaas oo ku dagaalamaya Saxiixa Cayaaryahankii hore ee ...

JACAYLKA Iyo Diinta: Fannaanad Carbeed Oo Shaacisay Inay Jacayl Ba’an U Qabto Cristiano Ronaldo, Guur Ay Ka Dalbatay Iyo Caqabad Dhinaca Diinta Ah Oo Ay Soo Bandhigtay

(21-8-2018) Fannaanad caan ka ah geyiga dalalka carabta oo u dhalatay wadanka Baxreyn ayaa ku dhawaaqday oo warbaahinta ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee ugu Timaha weyn Premier League Xiligaan?

(21-8-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Timaha weyn dhamaan ...