Sunday, May 27th, 2018

Zinedine Zidane oo Warkii ugu danbeeyey ka soo saaray dhaawaca Cristiano Ronaldo

Published on May 8, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(09-05-2018) Macalinka kooxda Kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaca ka qaaday in Cayaaryahankiisa Cristiano Ronaldo uu dheeli doono Finalka koobka Horyaalada yurub ee ay 26 ka bishaan lacayaari doonaan kooxda Liverpool.

Zinedine Zidane” Waxaan doonayaa in aan Cadeeyo in Ronaldo uu diyaar yahay Cayaarta Finalka ah ee koobka Champions League isla Markaana uu ka soo kabsanayo dhaawicii yaraa ee gaaray kulankii El Clasicco sidaa waxa uu Macalin Zidane ka sheegay shir Jaraa id oo uu qabtay kahor kulanka Sevilla ee Caawa.

Cristiano Ronaldo ayaa dhaawac kaga baxay qaybta labaad kulankii Barcelona iyo Real Madrid waxaana laga cabsi qabey in uu dhaawacaas ku seegi doono Kulanka Liverpool balse Jamaahiirta Real Madrid waxaa u laab qaboojiyey Talaadadii Macalin Zinedine Zidane oo cadeeyey in uu ka hor imaan doono Liverpool.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Cristiano Ronaldo Oo Xaalad Degenaansho La’aan Ah Ka Dhex Abuuray Gudaha Real Madrid Iyo Perez Oo Ka Hadlay

(27-5-2018) Madaxwynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa hoos u dhigay hadaladii Cristiano Ronaldo, ee ku aadanaa suurtagalnimada ...

Roberto Mancini oo beri Cayaari doona kulankiisii Koowaad ee Xulka Talyaaniga

(27-5-2018) Macalinka xulka dalka Talyaaniga Roberto Mancini oo beri la dheeli doona dalka Saudi Arabia ayaa lasheegay in uu ku ...

Warbixintii ay dalka Masar ka soo saareen dhaawaca Mohamed Salah?

(27-5-2018) Xiriirka kubadda cagta waddanka Masar ayaa war kasoo saaray xaaladda caafimaad ee weeraryahanka Liverpool ee Mohamed Salah ...

Nin Ay Isku Egyihiin Mohamed Salah Oo Indho-sarcaad Ku Riday Jamaahiirta Liverpool Iyo Real Madrid+Sawiro

(27-5-2018) Nin ay isku eg yihiin xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah ayaa jahwareer ka abuuray magaalada Kiev ...

Kooxda Fulham oo ku soo laabatay Horyaalka Premier League Markii ay garaacday Aston Villa

(27-5-2018) Kooxda Kubada cagta Fulham ayaa dadaal aad u dheer kadib ku soo laabtay Horyaalka Premier League kadib markii ...

Taageerayaasha Liverpool oo Weerar Ba.an ku qaaday Sergio Ramos

(27-5-2018) Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa weerar ba’an ku qaaday difaaca Real Madrid ee Sergio Ramos oo ...

Cristiano Ronaldo oo ku hadlay hadal ka Caraysiiyey Jamaahiirta Real Madrid?

(27-5-2018) Xidiga xulka qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa hadal sidii miinada oo kale ...

Dhageyso Warbixin maqal ah oo uu Wariye C.laahi Suldaan ka diyaariyey sida ay u dhacday Cayaartii Liverpool iyo Real Madrid

(27-5-2018) Xalay waxaa lasoo gaba gabeeyey koobka Horyaalada yurub waxaana si xarago leh ku qaaday kooxda Real Madrid ...

Kumuu ahaa Cayaaryahanka loo doortay Xiddiga Garoonka kulankii Liverpool iyo Real Madrid

(27-5-2018) Kadib Guuldaradii Xanuunka badnayd ee ku dhacday kooxda dalka England ee Liverpool waxaa lasoo saaray qiimeyn lagu ...

Warbixin: Real Madrid Oo Markii 3aad Oo Xidhiidh Ah Ku Guuleysatay Champions League, Oohintii Mohamed Salah iyo Rikoodhadii La Ururiyey

(27-5-2018) Real Madrid ayaa markii saddexaad ku guulaysatay koobka UEFA Champions League kadib markii ay 3-1 ku garaacday ...

Liverpool vs Real Madrid: Afar Meelood Oo Go’aamin Doona Natiijada Ciyaarta Caawa ee Finalka Champions League

(26-5-2018) Kaddib 12 ciyaarood iyo in ka badan 250 maalmood oo uu socday tartanka Champions League, waxa aakhirkii ...

Marcelo Oo Hanjabaad Culus U Diray Mohamed Salah iyo Jurgen Klopp

(26-5-2018) Halgamaaga dhinaca bidix ee Real Madrid, Marcelo ayaa digniin u diray Mohamed Salah ka hor ciyaarta caawa ...

Real Madrid vs Liverpool: Falanqaynta Ciyaarta Caawa Ee Finalka Champions League

(26-5-2018) Kaddib 12 ciyaarood iyo in ka badan 250 maalmood oo uu socday tartanka Champions League, waxa aakhirkii ...

Shax isku Dhaf ah oo Laga sameeyay Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool iyo Madrid oo xiddigaha ugu badan ku leh!!

(26-5-2018) Labo ka mid ah kooxaha ugu guulaha badan Yurub ayaa isku heysta Champions League xilli ciyaareedkan 2018, ...

Dhaawaca iga muuqda waxaa igu dhigay Cristiano Ronaldo Sabab?Sawiro

(26-5-2018) Xiddiga kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa lasheegay in uu dhaawac u geystey mid ka mid ah ...