Wednesday, November 14th, 2018

Warbixin: Wax ka ogow Mushaarka ay qaadan doonaan Tababarayaasha Xulalka Cayaaraya Koobka Adduunka ee Ruushka.

Published on May 10, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(10-5-2018) Maamulayaasha Hogaamin doona Wadamada 32-ah ee usoo baxay Dhacdada ugu weeyn Kubadda Cagta ee Koobka Adduunka ayaa hada ku Mahquulsan sidii ay usoo Xulan la haayeen Ciyaartoyda Matalaya Dalalkaas.

Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa kaalinta 7-aad kaga jira tababarayaasha ugu mushaharka badan koobka adduunka.

Gareth Southgate ayaa jeebka ku shubta sanadkii 1.69 milyan sida laga soo xigtay Dutch media and entertainment company Zoomin TV isaga oo qaata kala bar inta uu qaato tababaraha xulka Germany ee Joachim Low.

Low ayaa qaata lacag dhan 3.31 milyan euro waana tababaraha ugu mushaharka badan xulalka tagi doona koobka adduunka Russia.

Waxa ku xiga tababaraha xulka qaranka Brazil eee Tite iyo Didier Deschamps oo hogaamiya xulka France kuwaas oo labadooduba qaata 3.02 milyan.

Tababaraha Spain ee Julen Lopetegui,tababaraha Russia ee Stanislav Cherchesov iyo tababaraha Portugla ee Fernando Santos ayaa sidoo kale ka horeeya tababaraha England.

Halka Hoose Kaga Bogo Liiska tababarayaasha iyo mushaharkooda Koobka Adduunka:

1: Joachim Low (Germany) £3.31m

2: Tite (Brazil), £3.02m

3: Didier Deschamps (France) £3.02m

4: Julian Lopetegui (Spain) £2.58m

5: Stanislav Cherchesov (Russia) £2.21m

6: Fernando Santos (Portugal) £1.91m

7: Carlos Queiroz (Iran), £1.69m

8: Gareth Southgate (England) £1.69m

9: Jorge Sampaoli (Argentina) £1.55m

10: Oscar Tabarez (Uruguay) £1.47m

11: Hector Cuper (Egypt), £1.30m

12: Jose Peckerman (Colombia) £1.30m

13: Juan Pizzi (Saudi Arabia) £1.23m

 

14: Bert van Marwijk (Australia) £1.03m

15: Ricardo Gareca (Peru) £960,000

16: Juan Osorio (Mexico) £880,000

 

17: Age Hareide (Denmark), £810,000

 

18: Akira Nishino (Japan), £810,000

 

19: Roberto Martinez (Belgium) £810,000

 

20: Vladimir Petkovic (Switzerland) £740,000

 

21: Herve Renard (Morocco) £681,000

 

22: Helmir Hallgrimsson (Iceland) £611,000

 

23: Zlatko Dalic (Croatia) £478,500

 

24: Gernot Rohr (Nigeria) £436,600

 

25: Janne Andersson (Sweden), £392,500

 

26: Shin Tae-yong (South Korea) £392,500

 

27: Hernan Gomez (Panama) £349,000

 

28: Nabil Maaloul (Tunisia), £305,500

 

29: Oscar Ramirez (Costa Rica) £305,500

 

30: Mladen Krstajic (Serbia) £261,400

 

31: Adam Nawalka (Poland) £235,600

 

32: Allou Cisse (Senegal) £174,500

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Cayaaryahan La Toogtay Oo Illaahay Ka Badbaadiyey Xabbad Gaadhigiisa Ka Dhex-baxday Oo Ka Sheekeeyey Sidii Wax U Dhaceen

(15-11-2018) Kubadda cagta marar badan ayay ka dhacdaa in qaab shirqool ah loo dilo ciyaartooyo, waxaase inta badan ...

Wayne Rooney Oo Markii Ugu Dambaysay Xidhanaya Calaamadda Kabtanka Xulka Qaranka England

(15-11-2018) Cayaartoyga ugu goolasha badan taariikhda xulka qaranka England ee Wayne Rooney ayaa xidhan doona calaamadda kabtanka iyo ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Naadi ee bixiya nushaarka Sanadlaha ah ee ugu badan qaarada yurub

(15-11-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal magacyada iyo Sawirada 10 ka kooxood ee kubada cagta isla markaana bixiya ...

Nolosha Qarsoon: Ma Ogtahay In Zinedine Zidane Ahaan Jiray Askari Milateri Ah, Yeyse Ahaayeen Xiddigii Faransiiska Ee Ciidanka Ay Ku Wada Jireen?

(15-11-2018) Cayaaraha marar badan waxa la barbar-dhigaa sida dagaal, waxaana kuu caddaynaysa luuqadda lagu isticmaalo falan-qaynta kubadda cagta, ...

Chelsea Oo Kooxaha Ingiriiska Ka Dalbatay In Lasoo Ururiyo Lacag 5 Milyan Ah – Maxay Ku Falaysaa, Yaase Lasiinayaa?

(15-11-2018) Dhamaan labaatanka kooxood ee ka tirsan horyaalka Premier League ayaa laga dalbaday inay soo ururiyaan lacag gaadhaysa ...

Kaddib Xukunkii Argagixisada, Halyeygii Reer Masar Ee Mohamed Aboutrika Oo Xukun Kale Lagu Riday

(15-11-2018) Halyeygii hore ee xulka qaranka Masar, Mohamed Aboutrika ayaa lagu riday xukun maskamadeed oo jeelka loogu taxaabayo, ...

FIFA Oo Qarka U Saaran Inay Laba Sannadood Oo Xayiraad Suuqa Ah Kusoo Rogto Chelsea – Waa Maxay Sababtu?

(15-11-2018) Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa ku dhow inay la kulanto ciqaab adag oo ka xayiri doonto suuqa ...

Afar Caqabadood Oo Hor Yaalla Tababaraha Barcelona Ka Hor Cayaarta Atletico Madrid

(14-11-2018) Kooxda Barcelona ayaa wali ah hogaamiyaasha horyaalka La Liga inkasta oo ay ceeb iyo waji gabax kala ...

Horyaalka Premier League Guddoomiye Cusub U Doortay Haweenay Madax Ka Ahayd Barnaamijka XAYAWAANKA Ee Telefishanka Discovery

(14-11-2018) Horyaalka kubadda cagta waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa doortay guddoomiye cusub oo beddelaya midkii hore oo ...

Maxay Wadaagaan Lionel Messi Iyo Xiddiga Muslimka Ah Ee Xherdan Shaqiri?

(14-11-2018) Tobankii sannadood ee ugu dambeeyey, ciyaartooyada hibada leh ee soo baxa waxa halbeeg u ahaa Cristiano Ronaldo ...

XULKA RIYADA: Oblak, Modric, Brozovic, Pjanic, Milinkovic-Savic, Perisic & Dzeko – Xulka Qaranka Yugoslavia – Waddankee Iska Celin Lahaa?

(14-11-2018) 11-ka ciyaartoy ee xul ahaan u wada ciyaari lahaa guud ahaan dunida amaba ugu yaraan qaaradda Yurub, ...

Muxuu ku dhamaaday kulankii Itoobiya iyo Soomaaliya?

(14-11-2018) Xulka qaranka Soomaaliya ayaa guul darro qaraar kala kulmay dhigooda Itoobiya oo 4-0 ku martay kulan ka ...

Ganaax Weji Cusub Leh Oo Lagu Riday Weeraryahanka Liverpool Ee Daniel Sturridge – Muxuu Sameeyey?

(14-11-2018I) Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Daniel Sturridge ayaa lagu ganaaxay inuu si xun u dhaqmay, isla markaana uu ...

Wargeyska The Sun Oo Daboolka Ka Qaaday Laba Qorshe Oo Midkood Dibedda U Tuurayo Jose Mourinho Oo Maamulka Man United Dejisteen Iyo Macallin Ixtiraam Badan Oo Beddelaya

(14-11-2018) Maamulka kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la sheegay inay miiska saareen laba qorshe oo midkood caddanaynayo ...

RASMI: Zlatan Ibrahimovic Oo Ku Garaacay Wayne Rooney Xiddiga Sannadka Ee Horyaalka Dalka Maraykanka

(14-11-2018) Weeraryahanka reer Sweden ee Ibrahimovic  ayaa ku guuleystay xiddiga ugu wanaagsan horyaalka kubadda cagta dalka Maraykanka, kaddib ...