Xulka Kubadda Gacanta Soomaaliya 20-jirada iyo 18-jirada oo ka qayb galaya ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika, ogoow Groupka ay ku jiraan iyo xilliga ay ciyaari doonaan+Sawirro
Published on May 12, 2018 by Caydiid Cabdi Raxmaan Aadan · No Comments ·
(12-5-2018) Xulka qaranka kubadda Gacanta Soomaaliya 20-jirada iyo 18-jirada wayn ayaamaanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde iyagoo kusii jeeda dalka Uganda oo ay uga qayb gali doonaan ciyaaraha kubadda Gacanta Wadamada bariga iyo bartmaha Afrika (Africa Zone 5 International Handball Federation (IHF) Challenge Trophy 2018.
Xulka Somaliaqaybta 20-jirada waxaa ku wehliya Wadamada Kenya, Burundi,Uganda, Sudan, Tanzania , Ethiopia iyo Rwanda , Halka Da’yarta ay kasoo ka qayb galayaan dalalka, Somalia, Ethiopia, Kenya, Tanzania,Uganda , Sudan iyo Burundi.
Xulka 20-jirada waxaa Group- B kula jira Wadamada Burundi, Uganda iyo Rwanda, waxayna kulanka koowaad 14 May la ciyaari doonaan dalka Burundi.
Xulka 18-jirada Soomaaliya ayaa dhankooda waxay isku Group yihiin dalalka Kenya, Ethiopia iyo Tanzania, waxayna kulankooda koowaad la ciyaari doonaan wadanka Kenya waxuuna dhici dici doona isla 14-ka May.
Tartankan oo ay wadamada soonka Shannaad ( Zone 5 ) ee geeska Afrika ku loolamayaanwaxuu wadankii ku guulaystakulan fiinaal ah la qaadan doonaa dalkii soo hantiya koobka wadamada Maqribka, waxaana dalkii adkaada uu ka qayb gali doona ciyaaraha kubadda Gacanta Adduunka.
Ciyaartoyda Xulka qaranka ayaa diyar garow ku jiray saddaxdi bil ee lasoo dhaafay waxaana gacan taageero buuxdo oo dhanka kasta ka caawina yay Bankiga PremierBank oo ah Bangi markasta ka qayb qaata horumarinta isboortiga dalka.
W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow
Email: hadaafoow7@gmail.com



Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho
E-mail: info@qalinkacayaaraha.com
Wararka Maanta
(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...
(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...
(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...
(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...
(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...
(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...
(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...
(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...
(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...
(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...
(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...
(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...
(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...
(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...
(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...