Jose Mourinho oo si qiiro leh uga hadlay bixitaanka Saaxiibkii Rui Faria?
Published on May 13, 2018 by Caydiid Cabdi Raxmaan Aadan · No Comments ·
(14-5-2018) Macalinka kooxda Kubada cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa markii u horeysey ka hadlay Saaxiibkii ku xigeenkiisii 17 Sano Rui Faria oo lacadeeyey in uu ka dhaqaajin doono Naadiga United.
Jose Mourinho oo shir Jaraa id qabtay Markii ay dhamaatay Cayaartii uu 1-0 kaga badiyey Watford ayaa sheegay in uusan soo qaadan doonin Macalin ku xigeen cusub hadiiba uu waayey Saaxiibkii Rui Faria kaas oo dhawaan ku dhawaaqay in iska Casili doono xilka Macalin ku xigeen ee uu kahayo Manchester United.
Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in uu ku xigeenkiisa Noqon doono Maalin un Xiddiga khadaka dhexe ee Manchester United Michael Carrick kaas oo dhawaan ka fariisan doona Cayaarta Kubada Cagta.
Rui Faria oo ahaa ku xigeenka Jose Mourinho 17 kii Sano ee lasoo dhaafay hadana lajooga Manchester United ayaa cadeeyey in uu ka dhaqaajin doono kooxda Maalinka ladheelo Finalka koobka FA Cupka kaas oo la dheeli doonaan Chelsea 19 ka bishaan.


Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho
E-mail: info@qalinkacayaaraha.com
Wararka Maanta
(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...
(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...
(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...
(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...
(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...
(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...
(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...
(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...
(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...
(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...
(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...
(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...
(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...
(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...
(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...