Sunday, August 19th, 2018

Harry Kane” Mohamed Salah Xirfad ahaan waxa uu la heeryahay Messi iyo Ronaldo

Published on May 14, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(15-5-2018) Weeraryahanka xulka dalka England iyo Kooxda Tottenham Harry Kane isla Markaana looga Guuleystey Gool dhalinta Premier League xili Cayaareedkaan ayaa qiray in Ninka u dheela Liverpool ee Mohamed Salah uu xirfad ahaan laheeryahay Cayaartoyda Caalamka ugu fiican xiligaan/

Harry Kane” Sida Xaqiiqda ah Mohamed Salah aad ayuu xirfad badanyahay Kubada cagta waana u qalmay in uu ku Guuleysto Gool dhalinta xiligaan kaliya waxaan dhihi karayaa waxa uu lamidyahay ama uu badeli doonaan Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi kuwaas oo ah Cayaartoyda Caalamka ugu fiicanaa 10 kii Sano ee la soo dhaafay.

Mohamed Salah ayaa Gool dhalinta Horyaalka Premier League waxa uu ku garaacay Ninka amaanaya ee Harry Kane kadib markii uu dhaliyey 32 Gool isaga oo Naadigiisana u suurta geliyey in ay ku dhamaystaan booska afraad ee Horyaalka.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo badisay iyo Messi oo 2 Gool dhaliyey

(19-8-2018) Kooxda Kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii koowaad ee ay Cayaartay Horyaalka La Liga waxaana ...

Harry Kane oo ka Gudbey Sixirkii Goolasha ka hortaagnaa Bisha August

(19-8-2018) Weeraryahanka kooxda Tottenham ee Harry Kane ayaa ugu danbayn ka gudbey Sixirkii kahortaagnaa dhanka Goolasha bisha August kadib markii ...

Kumuu ahaa Xiddiga loo doortay Man of the match kulankii Chelsea iyo Arsenal?

(19-8-2018) Kadib kulankii xiisaha badnaa ee dhex maray kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa waxaa lasoo saaray qiimeyn lagu ...

Daawo Goos Gooska Iyo Sawirada Kulankii Baraarihii Chelsea iyo Baroortii Arsenal

(19-8-2018) Kooxda Kubada Cagta Chelsea ayaa Guul muhiim ah ka gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacaayareen kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Juventus oo dirqi ku badisay iyo Ronaldo oo aan Gool dhalin

(19-8-2018) Kooxda Kubada Cagta Juventus ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii bilaawga u ahaa Horyaalka Talyaaniga ee ...

Alexis Sanchez oo laga Saaray Liiska Cayaartoyda Manchester United ee kulanka Brighton

(19-8-2018) Manchester United Cayaaryahankeeda Alexis Sanchez ayaa laga Saaray Liiska Cayaartoyda Naadigaas ee Axada la Cayaari doonta Kooxda ...

Xulka dalka Braziil oo la magacaabay iyo Cayaaryahan Manchester United oo lagu daray

(18-8-2018) Macalinka xulka dalka Braziil ayaa u yeeray Cayaartoyda Xulkaas kuwaas oo Cayaari doonaa markii koowaad tan iyo ...

Julen Lopetegui Goormee ayuu dooran doonaa Goolhayaha Koowaad ee Real Madrid

(18-8-2018) Macalinka kooxda Real Madid Julen Lopetegui ayaa Go aan ka Gaari doona qofka Noqon doona Goolhayaha koobaad ee ...

Daawo Sawirada Paul Pogba iyo Cayaartoyda Manchester United oo si farxadi kujirto uga qayb qaadanaya Tababarka

(18-8-2018) Cayaartoyda Kooxda Manchester United oo uu ka muuqdo Xiddiga Paul Pogba ayaa la arkayey iyaga oo si ...

Halyeyga Manchester United Oo Fariin U Diray Ciyaaryahan Paul Pogba

(18-8-2018) Ryan Giggs ayaa aaminsan in Paul Pogba oo faaidooyin badan ka heli doono in uu xirto calaamada ...

Real Madrid Oo Lacagtii Abid Ugu Badnayd Ku Dalbatay Xiddiga Reer Brazil Ee Neymar

(18-8-2018) Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Florentino Pérez ayaa go’aamiyey inay dalab rasmi ah ka gudbiyaan ...

Cayaartooyda Barcelona Kulanka Alaves Oo La Soo Saaray

(18-8-2018) Kooxda kubada cagta Barcelona ayaa soo saartay liiska ciyaartooydeeda ee ka qeyb gali doona kulanka furitaanka horyaalka ...

Suuqa kala iibsiga Talyaaniga oo Xirmay iyo dhamaan Kooxaha Horyaalkaas Cayaartoyda ay qaateen iyo kuwa ka tegay

(18-8-2018) Waxaa Xalay Fiidkii hore soo gaba gaboobey dhamaan suuqa kala Cayaartoyda ee Horyaalka Talyaaniga waxaana lakala qaatay ...

Horyaalada Spain iyo Talyaaniga oo Maanta bilaabanaya iyo dhamaan Cayaaraha dhacaya Saacadaha ay bilaaban doonaan?

(18-8-2018) Waxaa Galabta iyo caawa lacayaari doonaan kulamo aad u xiiso badan iyada oo ay bilaaban doonaan Horyaal;ada ...

Cayaaryahan Gervinho Oo Ku Biiray Koox Ka Dhisan Horyaalka Serie A

(18-8-2018) Kooxda Parma oo dhawaan u soo dalacday heerka koowaad ee Talyaaniga ayaa la saxiixatay ciyaaryahankii hore ee ...