Wednesday, October 24th, 2018

Uefa waxay dani ugu jirtaa in ay Liverpool ku guulaysato Champions League, Masuul hore uga tirsanaa Uefa oo sidaa qaba, ogoow sababta

Published on May 16, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(16-5-2018) Thomas Grimm, oo hadda ah madaxa horyaalka dlka Ukraine horeyna usoo noqday madaxda qaybta sharciga xiriirka kubadda Cagta qaaradda Yurub ( Uefa ) ayaa sameeyay faalo lala yaabay kahor kulanka fiinaalka koobka kooxaha horyaaalada yurub ( Uefa Champions League) kaasoo u dhaxeeya  kooxaha Real Madrid iyo Liverpool.

” Waxaa Uefa u wacnaan lahayd haddii ay Liverpool ku guulaysan lahayd koobka horyaalada yurub, guulaysta cusub ayaa marwalba Uefa mudnaan u leh, tartanka ayay dhaawacaysaa hadii hal koox ay saddex jeer oo xiriir ah ku guulaysatotartanka.

Madrid waxay haysataa ciyaaryahano cajiib ah, laakiin m arkawanaagsan tartanka loo firiiriyo waxaa wanaagsan in koox cusub ay hanato.

Afarti bishan Mayayaa ahayd marki ay  Uefa   boggeeda gaar ahaan qaybta taariikhaha ku daabacday boor muujinaya Liverpool oo koobka Champions League  ku guulaysatay.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Qiimeyn lagu Sameeyey dhamaan Cayaartoydii kulankii Manchester United iyo Juventus+Sawiro

(24-10-2018) Kadib Kulankii xiisaha lahaa ee xalay ka dhacay Masraxa Riyada ee Old Trafford isla Markaana Guusha ay qaadatay ...

Dhamaan Natiijooyinka kulamada Champions League ee Xalay

(24-10-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal dhamaan cayaarihii ladheeley xalay ee koobka Champions League kuwaas oo ahaa kuwo aad u ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Juventus oo sidii ay doonto ka yeelatay Manchetser United

(24-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Juventus ayaa Guul ay u qalantay ka gaadhay kulankii ay Old Trafford ugu Martiyeen Manchester ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Real Madrid oo lafaha ag dhigtay Viktoria Plzen

(24-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Real madrid ayaa Guul ka Gaartay kulankii ay lacayaartay kooxda Viktoria Plzen waxaana ay ku ...

Hal Xiraale: Isku day in aad sheegto adiga oo aan Gudaha gelin hadda waa Gool dhaliye weyn oo Caan ah?

(24-10-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal mid ka mid ah Cayaartoyda Weerarka ka Cayaarta ee ah kuwa ugu ...

Daawo Sawirada Tababarkii Barcelona oo laga tebay Lionel Messi

(24-10-2018) Kooxda kubada Cagta Barcelona ee dalka Spain ayaa Samaysey Tababarkii ugu danbeeyey ee kulanka Xiisaha badan ee ...

Manchester United oo markale Ganaax kala kulmi doonta Xiriirka UEFA

(24-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Manchester United ayaa markale Ganaax kala kulmi doonta Xiriirka UEFA kadib markii ay kasoo ...

Xavi Hernandez” Sadex Naadi unbaa Juventus kula Tartami karta Champions League

(24-10-2018) Cayaaryahankii hore ee kooxda Kubada Cagta Barcelona Xavi Hernandez ayaa shaaca ka qaaday saadaal ku aadan koobka Champions ...

Weeraryaahnka Genoa Krzysztof Piatek oo sheegay kooxda uu jeclaan lahaa in uu u Cayaaro?

(24-10-2018) Weeraryahanka dalka Poland iyo kooxda Genoa Krzysztof Piatek ayaa shaaca ka qaaday kooxda kaliya ee uu doonayo in ...

Midabka Dameer farawga oo qabsaday Wadooyinka Magaalada Manchester+Sawiro

(23-10-2018) Waxaa Magaalada Manchester aad looga dareemay imaatinka kooxda dalka Talyaaniga ee Juventus iyada oo in badan calaamadaheeda ...

Daawo Sawiradii koobaad Lionel Messi tan iyo markii uu dhaawacu soo gaaray

(23-10-2018) Waxaa lasoo saaray Sawiradii koobaad ee Cayaaryahan Lionel Messi tan iyo markii uu dhaawac ka soo gaaray gacanta ...

Ronaldo oo farriin u diray Macallin Sir Alex Ferguson ka hor kulanka uu kusoo Laabanayo Old Trafford, muxuu yiri?

(23-10-2018) Vayaaryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa si weyn xushmad ugu muujiyay tababare Sir Alex Ferguson isagoo ...

Kulamada koobka Champions League ee Caawa iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(23-10-2018) Waxaa lacayaari doonaa kulamo xiiso badan oo kutirsan koobka UEFA Champions League gaara ahaa Cayaarihii 3 aad ee wareega ...

Daawo: Cristiano Ronaldo oo loogu yeeray Ciidamo amaankiisa suga kadib markii uu kadegay Manchester

(23-10-2018) Boqolaal taageerayaal jidbeysan ah ayaa ku soo xoomey Cayaaryahanka dalka Portugal iyo Juventus Cristiano Ronaldo kadib markii isaga ...

Ugu danbayn Cristiano Ronaldo oo Saxaafada soo hor fariistay kana hadlay sheekeeyin badan oo xiiso leh+Sawiro

(23-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa kahadalay shir Jaraa id ka hor kulanka xiisaha badan ee ay ...