Monday, October 22nd, 2018

Shax isku Dhaf ah oo Laga sameeyay Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool iyo Madrid oo xiddigaha ugu badan ku leh!!

Published on May 26, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(26-5-2018) Labo ka mid ah kooxaha ugu guulaha badan Yurub ayaa isku heysta Champions League xilli ciyaareedkan 2018, iyadoo Real Madrid ay Liverpool kula ciyaareyso NSC Olimpiyskiy Stadium ee magaalada Kiev Caawa.

Madrid ayaa raadineysa guushii seddexaad ee isku xiga ee tartanka, iyo markii afaraad shan sanno gudaheed, iyadoo sidoo kale koobkaan qaaday 2014, 2016 iyo 2017.

Los Blancos ayaa ah kooxda ugu guulaha badan qaaradda, iyadoo 12 European Cup magacooda ku qoray, halka Liverpool ay doonayaan inay helaan Champions League’ markii lixaad ah.

Hadaba waxaan idin soo gidbineynaa Shax isku dhaf ah oo laga sameeyay laba koox ka hor kulanka Caawa:

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Kulamada koobka Champions League ee Caawa iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(23-10-2018) Waxaa lacayaari doonaa kulamo xiiso badan oo kutirsan koobka UEFA Champions League gaara ahaa Cayaarihii 3 aad ee wareega ...

Daawo: Cristiano Ronaldo oo loogu yeeray Ciidamo amaankiisa suga kadib markii uu kadegay Manchester

(23-10-2018) Boqolaal taageerayaal jidbeysan ah ayaa ku soo xoomey Cayaaryahanka dalka Portugal iyo Juventus Cristiano Ronaldo kadib markii isaga ...

Ugu danbayn Cristiano Ronaldo oo Saxaafada soo hor fariistay kana hadlay sheekeeyin badan oo xiiso leh+Sawiro

(23-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa kahadalay shir Jaraa id ka hor kulanka xiisaha badan ee ay ...

Lix ka mid ah Cayaartoyda Manchester United oo dhaawac ku seegi doona Kulanka Juventus+Sawiro

(23-10-2018) Kooxda Kubaad Cagta Manchester United oo soo dhaweyneysa Naadiga dalka Talyaaniga ee Juventus ayaa lasheegayaa in ay ...

Daawo: Segio Ramos oo ku ceeboobey Xerada Tababarka Real Madrid muuu sameeyey?

(23-10-2018) Sida lagu soo bandhigay muuqaal laga duubay Tababarkii kooxda Real Madrid ee isniintii kabtanka kooxdaas Segio Ramos ...

Jose Mourinho oo fariin u diray Real Madrid

(23-10-2018) Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho oo ka hadlayey shir Jaraa id ayaa laweydiiyey hadii uu dib ...

Daawo Sawirada Juventus oo u duushay Magaalada Manchester

(22-10-2018) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa u duushay Magaalada Manchester halkaa uu ay habeenka Talaadada ...

Jose Mourinho” Waa wiilyar fadlan markale jaanis halasiiyo yaan shaqada laga Cayrin

(22-10-2018) Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in uusan wax colaad ah u qabin ...

Daawo Sawirada Tababarkii Juventus kahor kulanka Manchester United iyo Cristiano Ronaldo oo kahdlay kulaabashada Old Trafford

(22-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Juventus iyo dalka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa ku laaban doonaa Garoonkii uu kasoo bilaabay halgankiisa Kubada Cagta ...

Rasmi: Alexis Sanchez oo Manchester United ka maqnaan doona kulanka Juventus Sabab?Sawiro

(22-10-2018) Cayaaryahanka kooxda Manchester United ee Alexis Sanchez ayaa lagu dhawaaqay in uu ka maqnaan doono kooxdiisa kulanka xiisaha ...

Magacyada 11 kii Cayaaryahan ee Todobaadkaan ugu fiicnaa Horyaalka Premier League

(22-10-2018) Kadib markii lacayaaray Kulamadii 9 aad ee Horyaalka Premier League dalka England ayaa waxaa lasoo saaray qiimeyn lagu ...

Ilgooni ah ku eeg Wiilkan Timaha weyn Jose Mourinho ayaa ka Caashaqay Caruurta Manchester United+Sawiro

(22-10-2018) Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa doortay mid ka mid ah Cayaartoyda da.da yar ee Naadigaas ...

Eden Hazard oo inuu kaligiis Isla Hadlo ku kallifay Tababare Sarri, Sababta Ogow

(22-10-2018) Mar Farxad Gelin doonto, Taageere, Ciyaartoy iyo qof kasta oo Chelsea wanaageeda ka fakara, marka uu maqlo ...

Xiriirka Kubada Cagta Talyaaniga oo loo doortay Madaxweyne Cusub

(22-10-2018) Xiriirka kubada Cagta dalka Talyaaniga ayaa Maanta galay doorasho aad u adah oo ay ku loolamayeen laba ...

Icardi oo kuso wajahan Horyaalka Premier League-ga, Yuu ku biirayaa?

(22-10-2018) Kooxda Chelsea ayaa ku fikireysa in janaayo ay u dhaqaaqdo saxiixa xidiga kooxda Inter Milan ee Icardi. Tababaraha ...