Wednesday, August 22nd, 2018

FIFA oo soo Saartay qiimeynta bilaha ah ee dalalka Caalamka iyo halka ay Soomaaliya kaga Jirto?

Published on June 7, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(08-06-2018) Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa soo saaaray qiimaynta xulalka Adduunka wakhti uu bilowga Koobka Adduunka ka hadhsan yahay hal usbuuc.

Ruushka ayaa noqday waddanka ugu hooseeya qiimaynta FIFA ee ka qayb-gelaya Koobka Adduunka, waxaana ay ka hoos mareen Saudi Arabia oo qiimayntii bishii May fadhiyey salka hoose ee dalalka Ruushka diyaarka ugu ah koobka adduunka.

Waddanka martigelinaya Koobka Adduunka ee Ruushka ayaa kaalinta 74-aad ka galay qiimaynta FIFA, waxaana afar dhibcood kasoo sareeya Sucuudiga oo helay 70.

Ingiriiska ayaa kor usoo ruqaansaday hal buundo, waxaanu yimid kaalinta 12aad oo ay ku wada jiraan Denmark, hase yeeshee Jarmalka ayaa kaalintiisii koowaad xejistay, Brazil ayaa labaad ah, halka Belgium oo Ingiriiska ay isku group yihiin  Koobka Adduunku uu saddexaad fadhiyo.

Labada waddan ee ay kala hoggaamiyaan Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ee Portugal iyo Argentina ayaa meelo sare ka galay qiimaynta FIFA, waxaanay ku kala jiraan lixaad iyo shanaad.

Spain oo ku guuleysatay Koobkii Adduunka ee 2010, ayaa kaalinta 10-aad kaga jirta qiimayntan, waxaana hal buundo ka sarreeya waddanka Chile.

Marka laga yimaaddo tobanka sare, Netherlands oo ka hadhay Koobka Adduunka ayaa ku jirta kaalinta 17aad, Wales 18-aad, Italy 19-aad iyo Maraykanka oo 25aad ah.

 

Liiska 12-ka waddan ee ugu sarreeya qiimaynta FIFA

 

1 Germany

 

2 Brazil

 

3 Belgium

 

4 Portugal

 

5 Argentina

 

6 Switzerland

 

7 France

 

8 Poland

 

9 Chile

 

10 Spain

 

11 Peru

 

12 Denmark

 

12 England

 

14 Uruguay

 

15 Mexico

 

16 Colombia

 

17 Netherlands

 

18 Wales

 

19 Italy

 

20 Croatia

 

21 Tunisia

 

22 Iceland

 

23 Costa Rica

 

24 Sweden

 

25 USA

 

26 Austria

 

27 Senegal

 

28 Slovakia

 

29 Northern Ireland

 

30 Romania

 

31 Republic of Ireland

 

32 Paraguay

 

33 Venezuela

 

34 Serbia

 

35 Ukraine

 

36 Australia

 

37 IR Iran

 

38 Turkey

 

38 Congo DR

 

40 Bosnia and Herzegovina

 

41 Morocco

 

42 Scotland

 

43 Montenegro

 

44 Greece

 

45 Egypt

 

46 Czech Republic

 

47 Ghana

 

48 Nigeria

 

49 Bulgaria

 

49 Cameroon

 

51 Hungary

 

52 Burkina Faso

 

53 Norway

 

54 Jamaica

 

55 Panama

 

56 Slovenia

 

57 Korea Republic

 

58 Albania

 

59 Bolivia

 

60 Ecuador

 

61 Japan

 

62 Honduras

 

63 Finland

 

64 Mali

 

65 Cape Verde Islands

 

66 Algeria

 

67 Saudi Arabia

 

68 Côte d’Ivoire

 

68 Guinea

 

70 Russia

 

71 FYR Macedonia

 

72 El Salvador

 

73 Syria

 

74 South Africa

 

75 China PR

 

76 Zambia

 

77 United Arab Emirates

 

78 Belarus

 

79 Lebanon

 

79 Canada

 

81 Curaçao

 

82 Uganda

 

83 Congo

 

84 Oman

 

85 Gabon

 

85 Luxembourg

 

87 Cyprus

 

88 Benin

 

89 Iraq

 

90 Faroe Islands

 

91 Trinidad and Tobago

 

92 Kyrgyz Republic

 

93 Israel

 

94 Estonia

 

95 Uzbekistan

 

96 Georgia

 

97 India

 

98 Qatar

 

99 Palestine

 

100 Armenia

 

101 Libya

 

102 Vietnam

 

103 Niger

 

104 Haiti

 

105 Azerbaijan

 

106 Madagascar

 

107 Mauritania

 

108 Korea DPR

 

108 Central African Republic

 

110 Jordan

 

111 Sierra Leone

 

112 Kenya

 

113 Bahrain

 

114 Mozambique

 

115 Philippines

 

116 Namibia

 

117 Kazakhstan

 

118 Zimbabwe

 

119 Tajikistan

 

120 New Zealand

 

121 Guinea-Bissau

 

122 Thailand

 

123 Malawi

 

123 Chinese Taipei

 

125 Togo

 

126 Lithuania

 

126 Antigua and Barbuda

 

128 Sudan

 

129 Latvia

 

130 Turkmenistan

 

130 Andorra

 

132 Nicaragua

 

133 Yemen

 

134 Swaziland

 

135 St Kitts and Nevis

 

136 Rwanda

 

137 Angola

 

138 Myanmar

 

139 Botswana

 

140 Tanzania

 

141 Kosovo

 

142 Hong Kong

 

143 Equatorial Guinea

 

143 Solomon Islands

 

145 Afghanistan

 

146 Guatemala

 

147 Lesotho

 

148 Burundi

 

149 Comoros

 

150 Maldives

 

151 Ethiopia

 

152 Dominican Republic

 

153 Suriname

 

154 New Caledonia

 

155 Mauritius

 

156 South Sudan

 

157 Tahiti

 

158 Liberia

 

159 Kuwait

 

160 Barbados

 

161 Nepal

 

162 Vanuatu

 

163 Belize

 

164 Indonesia

 

165 Fiji

 

166 Cambodia

 

166 Papua New Guinea

 

168 Grenada

 

169 Singapore

 

170 St Lucia

 

171 Malaysia

 

172 Gambia

 

173 St Vincent and the Grenadines

 

173 Puerto Rico

 

175 Chad

 

175 Moldova

 

177 Dominica

 

178 Bermuda

 

178 Laos

 

180 Liechtenstein

 

181 Cuba

 

182 Guyana

 

183 Bhutan

 

184 Malta

 

185 Macau

 

186 Mongolia

 

186 São Tomé e Príncipe

 

188 Seychelles

 

188 Aruba

 

190 Guam

 

190 Timor-Leste

 

192 American Samoa

 

192 Cook Islands

 

194 Bangladesh

 

195 Gibraltar

 

195 Brunei Darussalam

 

197 Djibouti

 

197 Samoa

 

199 US Virgin Islands

 

200 Sri Lanka

 

201 Pakistan

 

202 Cayman Islands

 

203 San Marino

 

204 British Virgin Islands

 

204 Montserrat

 

206 Turks and Caicos Islands

 

206 Anguilla

 

206 Bahamas

 

206 Eritrea

 

206 Somalia

 

206 Tonga

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Wiil uu dhalay Ra iisul Wasaarihii hore ee Talyaaniga oo ka Cayaari doona Horyaalka dalkaas

(22-8-2018) Kooxda Kubada Cagta Udinese oo Cayaarta Horyaalka heerka koobaad ee dalka Talyaaniga ayaa lacadeeyey in ay heshiis lagaareen ...

N’Golo Kante Oo Cafis Weydiistay Taageere Reer Arsenal Ah – Muxuu Ku Sameeyey?

(22-8-2018) Cayaaryahanka khadka dhexe ee N’golo Kante ayaa raalligelin siiyey taageere reer Arsenal ah kaddib markii ay dhamaatay ...

Eden Hazard ooh al shuruud ku xiray heshiis Cusub oo uu Chelsea u Saxiixo?

(22-8-2018) Kubad Sameeyaha kooxda Chelsea ee Eden Hazard  ayaa shuruud ku xiray in uu heshiis Cusub lagaaro Naadigiisa waxaana ...

Shan Cayaaryahan oo uu kujiro Mesut Ozil oo lumisey kalasoonida Macalin Unai Emery+Sawiro

(22-8-2018) Tan iyo Markii macalin Unai Emery loo mahacaabay xilka kooxda Arsenal waxaa soo baxayey kalsooni daro iyo wel ...

Ma ogtahay in aan James Milner laga badin Taariikhdiisa kulan Premier League ah?

(22-8-2018) Waa macquul in uu layaab kugu abuuray aqriste qodobkaan aynu ku eegeyno Record-ka layaabka leh ee uu ...

Miralem Pjanic oo heshiis Cusub u Saxiixay Juventus+Sawiro

(22-8-2018) Cayaaryahanka kooxda Juventus ee Miralem Pjanic ayaa ugu danbayn qalinka dul dhigay Waraaqda isaga oo Saxiixay heshiis cusub ...

Manchester United oo war cad ka soo saartay doonisteeda Zinedine Zidane iyo Mustaqbalka Jose Mourinho?

(21-8-2018) Kooxda kubada Cagta Manchester United oo beryahaan aad loola Xiririyey Macalinkii hore ee Real Madrid Zinedine Zidaneayaa ...

Macalinka Inter Milan Luciano Spalletti oo laganaaxay

(21-8-2018) Maca;linka kooxda kubada Cagta Inter Milan ee Luciano Spalletti ayaa ganaax kala kulmay Gudiga Maamula Horyaalka Talyaaniga ...

TV ga Sky Sports oo shaaciyey Tirada dadkii daawaday kulankii koobaad ee Cristiano Ronaldo’

(21-8-2018) TV ga Caanka ah ee Sky Sports qaybtiisa baahisa Horyaalka dalka talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday Tirada ...

Goolhaye Claduio Bravo Oo Halis Ugu Jira In Uu Seego Inta Ka Dhiman Xili Ciyaareedka Cusub

(21-8-2018) Kooxda kubada cagta Manchester City ayaa inta ka dhiman heysan doonta hal goolhaye oo kooxda koowaad k ...

Mino Riola Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Paul Scholes Sabab?

(21-8-2018) Wakiilk laacibka xulka qaranka France Pogba ee Mino Riola ayaa weerar afka ah ku qaaday halyeyga Manchester ...

Daawo: Liverpool oo Guul muran badan ka Gaartay kulankii Crystal Palace

(21-8-2018) Liverpool ayaa guushii labaad oo xiriir ah gaartay xilli ciyaareedka cusub ee Premier League ka dib markii ...

Cayaaryahan ka Cayaara Premier League oo Kufsi lagu soo eedeeyey?

(21-8-2018) Cayaaryahan aan la magacaabin oo ka dheela Premier League ayaa lagu eedeeyay in uu magaalada London ku ...

Alexis Sanchez oo lakulmay Weerar kaga yimid Taageerayaasha Manchester United+Sawiro

(21-8-2018) Cayaaryahanka kooxda Manchester United ee Alexis Sanchez ayaa lakulmay Weerar dhanka baraha bulshada ah oo kaga yimid Taageerayaasha ...

Kooxaha ku dagaalamaya saxiixa Claudio Marchisio oo Juventus laga cayriyey

(21-8-2018) Waxaa jira kooxo fara badan oo qaarada yurub ah kuwaas oo ku dagaalamaya Saxiixa Cayaaryahankii hore ee ...