Tuesday, September 18th, 2018

Wararkii ugu danbeeyey heshiiska Manchester City iyo Riyad Mahrez

Published on June 9, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(10-6-2018) Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa kusii dhowaanaysa inay dhamaystirto saxeexa heshiiska riyada ah ee ay Leicester City kaga doonayso laacibka reer Algeria ee Riyad Mahrez.

Mahrez ayaa bishii January ku dhowaaday inuu qalinka ku duugo heshiis ku kacayaye 80 milyan oo Gini oo uugu biiri lahaa Man City, hase yeeshee, maamulka Leicester ayaa ka gows-adaygay, waxaanay taasi keentay in isaga oo niyad-jabsan uu qaybtii dambe ee xili ciyaareedkii tegay u ciyaaro kooxda lagu naanayso Dawacooyinka.

Wargeyska MirrorSport ee kasoo baxa waddanka Ingiriiska ayaa caddadkiisii maanta waxa uu ku shaaciyey in kooxda haysata horyaalka Premier League ay ka go’an tahay inay is xoojiso, ciyaartoyga ugu horreeya ee ay doonayaan inay gacanta ku dhigaanna uu yahay Mahrez, iyadoo sidoo kalena uu tababare Pep Guardiola isha ku hayo laacibka Aston Villa ee Jack Grealish ama James Maddison oo u ciyaara Norwich City.

Riyad Mahrez ayaa sannadkii 2016 Leicester City u qaaday horyaalka Premier League, waxaana 139 kulan oo dhamaan uu u ciyaaray naadiga Dawacooyinka uu u dhaliyey 39 gool iyo 27 kale oo uu caawiye ka noqday.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Afar Khalad Oo Sergio Ramos Sameeyey, Tababaruhuna Ku Raacay Iyo Jamaahiirta Oo Ka Garaabay In Ronaldo Loo Darsaday?

(18-9-2018) Real Madrid ayaa lumisay dhibcihii ugu horreeyey ee xili ciyaareedkan, markii ay garoonka San Mames marti ugu ...

Xogta Dahsoon: Sababta Cayaaraha Champions League loo cayaaro 7-45 daqiiqo qaarada yurub?

(18-9-2018) Waxaa Caawa bilaaban doona koobka Xiisaha badan ee Champions League koobkaas oo ah kan Sadexaad caalamka loogu jecelyahay adiga ...

Cayaaraha Champions League ee Caawa lacayaari doono?

(18-9-2018) Waxaa Caawa bilaaban doona koobka Xiisaha badan ee Champions League kaas oo ay Cayaari doonaan Naadiyo aad u adag ...

Koobka Champions League oo bilaaban doona Caawa 10 ka Naadi ee u sharaxan iyo koox kasta Xiddiga Hogaamin doona

(18-9-2018) Koobka Caalamka sida weyn looga Xiiseeyo ee UEFA Champions League ayaa habeenka Talaadada sirasmi ah uga bilaaban ...

11 kii Cayaaryahan ee ugu fiicnaa Todobaadkaan Horyaalka Premier League

(18-9-2018) Waxaa lasoo saaray liiska 11 kii Cayaaryahan ee ugu fiicnaa dhamaan Cayaartoydii Cayaartay Horyaalka Premier League dalka England ...

Daawo Sawirada Neymar iyo Kylian Mbappe oo Hogaaminaya Tababarka PSG iyo Nasser Al-Khelaifi oo soo booqdey

(18-9-2018) Cayaartoyda kooxda PSG ee kala ah Neymar iyo Kylian Mbappe ayaa dib ugu soo laabtay Tababarka Naadigooda kadib ...

N’Golo Kante oo Salaada Subax kutukuday Masjid kuyaala London kadibna Sawiro lagalay Taageerayaal+Sawiro

(17-9-2018) Cayaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Kubada Cagta Chelsea N’Golo Kante ayaa si lama filaan ah loogu arkay Masjid ...

Mohamed Salah Oo Loogu Magac Darayo Wado Weeyn Oo Ku Taala Dalkiisa Masar!

(17-9-2018) Ganacsadaha reer Masar ee Naguib Sawiris ayaa soo dhaweeyay fikir la yaab leh oo ah in wado ...

AC Milan oo heshiis lagaartay Mareeyihii Cayaaraha Arsenal Ivan Gazidis

(17-9-2018) Wararka ugu danbeeya ee laga helayo Kooxda AC Milan ayaa sheegaya in Naadigaas ay heshiis lagaartay Maareeyihii ...

Cristiano Ronaldo Oo Lagula Yaabay Qaabkii Waallida Ahaa Ee Uu Ugu Dabbaal-degay Goolashii Xalay

(17-9-2018) Jamaahiirta kubadda cagta gaar ahaan kuwooda isticmaala barta Twitter-ka oo ah kuwo inta badan ka falceliya dhaq ...

David Luiz oo aqbalay inuu heshiiska u kor dhiyo Chelsea.

(17-9-2018) Chelsea ayaa qarka u saaran inay wadahadalo qandaraas kordhina la furto daafacooda David Luiz. Xiddiga reer Brazil ayaa ...

Daawo: Gonzalo Higuain oo Guuldaro ka bad baadiyey AC Milan

(17-9-2018) Kooda kubada Cagta AC Milan ayaa bareejo lagashay Naadiga Cagliari oo ay kula soo Cayaareen banaanka waxaana ay ...

Daawo: Zlatan Ibrahimovic oo dhaliyey Gool dunida ka yaabiyey

(17-9-2018) Weeraryahanka Caanka ah ee lagu Magacaabo Zlatan Ibrahimovic ayaa dhaliyey mid ka mid ah Goolasha ugu layaabka ...

Douglas Costa oo sugaya Ganaax aad u dheer kadib Roosihii lasiiyey kulankii Sassuolo+Sawiro

(17-9-2018) Cayaaryahanka kooxda Juventus iyo dalka Braziil Douglas Costa ayaa lasheegayaa in ay macquul tahay in lasaaro Ganaax aad ...

Maurizio Sarri” Chelsea waxaa jooga Cayaaryahan badalay Fikirkii an ka aaminsanaa Xiddiga Caalamka ugu fiican?

(17-9-2018) Macalinka cusub ee kooxda Chelsea Maurizio Sarri ayaa sheegay in uu badalay fikirkiisii ahaa Cayaaryahanka Caalamka ugu fiican ...