Friday, June 22nd, 2018

Magacyada iyo Kooxaha ay u dheelaan Cayaartoyda dalka Senegal u Matali doona Koobka Adduunka 2018?

Published on June 10, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(10-6-2018) Dalka Ruushka waxaa Maalmo yar ka dib ka bilaaban doona koobka aduunka oo ay ka qayb gelayaan dalal badan oo ka kala imaan doona dunida dacaladeeda waxaana ka mid ah shan dal oo matelayab qaaarada Africa.

Hadaba 23 ka Xiddig ee matali doona dalka Senegal kooxaha ay u dheelaan waa kuwee?

Senegal

Goalkeepers: Khadim Ndiaye (Horoya AC), Abdoulaye Diallo (Rennes), Alfred Gomis (Torino)

Defenders: Kara Mbodji (Anderlecht), Kalidou Koulibaly (Napoli), Moussa Wague (Eupen), Saliou Ciss (Angers), Youssouf Sabaly (Bordeaux), Lamine Gassama (Alanyaspor), Armand Traore (Nottingham Forest), Salif Sane (Hannover 96)

Midfielders: Pape Alioune Ndiaye (Stoke), Idrissa Gueye (Everton), Cheikhou Kouyate (West Ham), Cheikh N’Doye (Birmingham)

Forwards: Sadio Mane (Liverpool), Diao Balde Keita (Monaco), Ismaila Sarr (Rennes), Diafra Sakho (Rennes), Moussa Konate (Amiens), Mame Biram Diouf (Stoke), Mbaye Niang (AC Milan).

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Macalinka Xulka Argentina oo Guuldaradii ku dhacday ku eedeeyey?

(22-6-2018) Tababaraha xulka qaranka Argentina, Jorge Sampaoli ayaa eedayn kulul u jeediyey ciyaaryahannada xulka qaranka dalkaas oo uu ...

Saxiixa Cusub ee Khadka Dhexe kaga Ciyaari Dona United-ka,Kadib Markii Koxda United ay Baahisay Sawiradisa

(22-6-2018) Xiddiga reer Brazil ee Fred ayaa si Rasmi ah maanta loogu soo bandhigay saxaafada Isaga oo qalinka ...

Warbixin: Dalalka Muslimka ah ee ka qayb gelaya Koobka adduunka iyo Rajo Xumida ku dhacday

(22-6-2018) Tartanka Koobka Adduunka oo galay is-araggii labaad ayaa waxa shanadadahooda xidhay saddexdii waddan ee ugu horreeyey, kuwaas ...

Rasmi: Javier Pastore oo ku biirey kooxda Roma

(22-6-2018) Cayaaryahankii kooxda Kubada Cagta PSG Javier Pastore ayaa sirasmi ah ugu wareegay kooxda Roma kadib markii ladhameeyey wax ...

Daawo: Guuldaradii Ceebta iyo Fadeexada Xanbaarsanayd ee ku dhacday Messi iyo Xulka Argentina

(22-6-2018) Xulka qaranka Croatia ayaa fadeexaad iyo ceeb dusha u saaray Argentina oo dhibaato wayn oo kale ay ...

Cayaartoy Reer Iran Ah Oo Qabsaday Indhaha Dunida Kaddib Dhacdo Ku Cusub Ciyaaraha Oo Uu Sameeyey

(22-6-2018) Dunida kubadda cagta oo dhan ayaa mar kaliya indhahooda u jeediyey laacib ka tirsan xulka qaranka Iran ...

Fadeexad ku soo baxday Garsoorihii kulankii Morocco iyo Portugal?

(22-6-2018) Garsoorihii dhexdhexaadinayey ciyaartii xulka qaranka Portugal uu 1-0 kaga adkaaday Morocco ee sababay in dalkii ugu horreeyey ...

Brazil Oo War Cusub Kasoo Saartay Caafimaadka Neymar & Doorka Uu Ku Yeelan Doono Kulanka Jimcaha Ee Costa Rica

(22-6-2018) Tababaraha xulka qaranka Brazil ayaa war cusub kasoo saaray xaaladda caafimaadka ee Neymar oo la wariyey inuu ...

Rikooradii laga diiwaan geliyey Kulankii Portugal iyo Morocco?

(21-6-2018) Kadib kulankii xiisaha badnaa ee galabkii Khamiista dhex maray dalalka Morocco  iyo Portugal kaas oo ahaa koobka aduunyada ...

Daawo: Spain oo dirqi kaga badisay Iran iyo Var oo Saaciday La Roja

(21-6-2018) Xulka qaranka Spain ayaa guushiisii ugu horeysay ee koobka aduunka ka gaadhay Iran oo iska caabin xoogan ...

Warbaahinta BBC oo Taariikh Cusub ku soo kordhisey Koobka aduunka+Sawiro

(21-6-2018) Warbaahinta BBC ayaa Taariikh Cusub ku soo kordhisey Koobka aduunka kadib markii Gabdhii u horeysey Taariikhda ay ...

Macalinka Xulka dalka England oo Garab ka jabay+Sawiro

(21-6-2018) Tababaraha xulka qaranka England, Gareth Southgate ayaa ka dhaawacmay garab isaga oo ku sugan waddanka Ruushka halkaas ...

Nin Caan ka ahaa Cayaarta Musaaracada oo Geeriyoodey

(21-6-2018) Waxaa Geeriyoodey mid ka mid ah Cayaartoydii ugu Caansanayd ee soo martay Musaaracada kaas oo lagu Magacaabi ...

Maurizio Sarri oo shuruud ku xiray Chelsea

(20-6-2018) Macalinka u dhashay dalka Talyaaniga ee Maurizio Sarri oo lafilayo in uu Noqdo Macalinka Naadigaas ayaa lasheegayaa ...

Rasmi: Emre Can oo soo Gaaray Magaalada Torino si uu Tijaabo Caafimaad ugu Maro Juventus

(20-6-2018) Kooxda Kubada Cagta Juventus ayaa shaaca ka qaaday in ay heshiis rasmi ah lagaartay Cayaaryahanka dalka Jarmalka ...