Tuesday, June 19th, 2018

RASMI: Daawo FIFA Shaacisay Muuqaalka Heesta Koobka Aduunka Will Smith, DJ Nicky Jam & Era Istrefi Oo Ku Wada Jira Iyo Ciyaartoyda Caanka Ah Ee Heestan Kala Soo Muuqday.

Published on June 10, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(10-6-2018) Xidhiidhka kubbada cagta aduunka ee FIFA ayaa si rasmi ay u shaaciyay muuqaalka heesta koobka aduunka ee  ‘Live It Up’ taas oo ay ka soo wada muuqdeen Will Smith, DJ Nicky Jam iyo waliba fanaanada Era Istrefi, waxayna hadda jamaahiirta kubbada cagta aduunku lix maalmood ka hor koobka aduunka bilaabashadiisa heleen muuqaalka rasmiga ah ee heesta lagu furi doono koobka aduunka ee Russia 2018.

Muuqaalo aad u badan oo kala duwan oo ay qayb ka yihiin ciyaartoyda caanka ah ee koobka aduunka ka soo muuqan doona qaar ka mid ah iyo waliba halyaygii hore ee ree Brazil ee Ronaldinho ayaa muuqaalka lagu qurxiyay heestan qayb ka ah.

Waxa kale oo inta ay heestani socoto lagu soo bandhigay jamaahiirta dhamaan 32 ka xul qaran ee koobka aduunka ka qayb galaya, waxaana dhextaal sidoo kale looga dhigay goobaha quruxda badan ee ay ciyaraaha koobka aduunku ka dhici doonaanoo uu ka mid yahay garoonka Luzhniki Stadium.

Ronaldinho oo koobkii aduunkii 2002 xulka qarankiisa Brazil kula guulaystay ayaa inta ay heestani socoto soo bandhigaya xirfadiisii caanka ahayd ee kubbada cagta isaga oo muujiyay in ayna wali ka dhamaan oo ii xirfadiisa sii hayo.

Muddada bisha ah ee soo socota waxaa Russia si wayn looga dareemi doonaa heesta ‘Live It Up’ taas oo noqon doonta astaanta koobka aduunka ee Russia 2018 waxaana sidoo kale laga dareemi doonaa guud ahan caalambka iyada oo June 14,2018 uu si rasmi ah u furmi doono koobka aduunku.

Haddaba halkan ka daawo muuqaalka rasmiga ah ee heesta Koobka aduunka Ee Ay FIFA Shaacisay lix maalmood ka hor bilawga koobka aduunka ee Russia 2018:

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Rikooradii layaabka lahaa ee laga diiwaan geliyey Kulankii England iyo Tunisia?

(19-6-2018) Kadib Kulankii xiisaha lahaa ee dhex maray dalalka England iyo Tunisia waxaa lasoo saaray Rikooro laga diiwaan geliyey ...

Vladimir Putin oo aan daawan doonin Kulanka labaad ee koobka aduunka dalkiisa Sabab?

(19-6-2018) Madaxweynaha wadanka marti gelinaya koobka aduunka ee Ruushka Vladimir Putin ayaa lasheegayaa in uusan ka mdi ahaan ...

Daawo: England oo dirqi ku badisay iyo Harry Kane oo Taariikhdu xusi doonto

(19-6-2018) Xulka qaranka England ayaa guul dirqi ah oo daqiiqadihii ugu danbeeyay ah ka gaadhay Tunisia waxaana Three ...

DEG DEG: Diyaarad sidey Cayaartoyda Xulka Suadi Arabia oo hawada dab ku qabsaday iyo Xaaladooda oo laga dayrinayo

(19-6-2018) Diyaarad ay saaran yihiin ciyaartoyga xulka qaranka Suadi Arabia ayaa uu dab ku qabsaday iyada oo hawada ...

Nikola Kalinic oo laga Cayriyey Xulka dalka Nikola Kalinic ee Koobka aduunka Sabab?

(19-6-2018) Weeraryahanka Kooxda AC Milan iyo qaranka Croatia Nikola Kalinic ayaa loodiray Gurigiisa kadib markii uu diidey in uu badel ...

David de Gea oo Noqonaya Goolhayaha Caalamka ugu Mushaarka badan?

(19-6-2018) Goolhayaha kooxda Kubaad cagta Manchester United ee David de Gea ayaa lasheegay in uu Noqon doono kan ...

Daawo: Bandhigii Xulka Belgium-ka Wacdarihii Romelu Lukaku iyo Farshaxankii De Bruyne

(19-6-2018) Xulka qaranka Belgium ayaa guul wayn ku furtay koobka aduunka ee Russia 2018 kadib markii ay 3-0 ...

Wakiilka Xiddig Argentin ah oo Wadahadal u Jooga Magaalada London?

(18-6-2018) Kooxda Kubada cagta Arsenal ayaa Casuumaad u fidisey Wakiilka Cayaaryahanka khadka dhexe ee Naadiga Sevilla iyo Xulka ...

Sergio Ramos oo ku Maadeystey Cristiano Ronaldo Tababarka dalka Spain

(18-6-2018) Daafaca dalka Spain kabtanka au ah ee Sergio Ramos ayaa ku maadeystey Saaxiibkii Cristiano Ronaldo intii lagu ...

Arsenal oo dooneysa Xiddiga Sevilla ee Steven N’Zonzi,

(18-6-2018) Kooxda kubada Cagta Arsenal ayaa isku diwaan gelisey Saxiixa Xiddiga Naadiga Sevilla ee u dhashay dalka France Steven ...

Gerard Pique oo lagu eedeeyey in uu qiyaanay koodiisa Barcelona Sabab?

(18-6-2018) Difaaca xulka qaranka Spain iyo Barcelona ee Gerard Pique ayaa gaashaanka ku dhuftay eedaymo ah inuu khiyaameeyey ...

Daaficii hore ee dalka Braziil Cafu muxuu kayiri Rejada koobka aduunka ee dalkiisa?

(18-6-2018) Kabtankii hore ee Brazil Cafu ayaa sheegay in Selecao ay ku guuleysan doonto Koobka Adduunka xagaaga 2018. Cafu ...

Manchester United oo £60 million ku dooneysa Willian

(18-6-2018) Kooxda Kubada Cagta Manchester United ayaa lacadeeyey in ay dooneyso Xiddiga dalka Braziil ee u dheela kooxda ...

Fabio Capello Oo Bannaanka Soo Dhigay Kala-duwanaanshaha Cristiano Ronaldo Iyo Lionel Messi

(18-6-2018) Halyayga reer Talyaani Fabio Capello ayaa weerar ku qaaday xubnaha xulka qaranka Argantina ee kaga qeyb galaya ...

Waa Kuma Ciyaartoyga Xulka England Ee Tunisia Ka Baqayso?

(18-6-2018) Tababraha xulka qaranka Tunisia, Nabil Maaloul ayaa aaminsan in xiddiga xulka qaranka England ee Dele Alli uu ...