Tuesday, September 25th, 2018

Bartilmaameedkii Jose Mourinho Justin Kluivert oo ku biirey kooxda Roma+Sawiro

Published on June 11, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(12-6-2018) Weeraryahankii bartimaameedkii Macalinka Manchester United ee Justin Kluivert ayaa sirasmi ah ugu wareegay kooxda Roma ee dalka Talyaaniga kadib markii uu kategay Naadiga Ajax ee dalkiisa,

Justin Kluivert oo ah wiil uu dhalay Weeraryahankii hore ee Holland ee Patrick Kluivert kaas oo ahaa Xiddig Caan ka ahaa qaarada yurub kana soo dheeley Horyaalo badan ayaa wiilkiisu doortay in uu u dheelo kooxda Roma intii uu isku mashquulin lahaa Manchester United oo aad ugu raad joogtey.

Roma ayaa xaqiijisey in 19 Sano jirkaan ay ku soo qaadatay aduun lacageed gaaraya €20m waxaana Justin Kluivert uu dhaliyey 10 Gool 30 Cayaarood oo uu u saftay kooxdiisii hore ee Ajax.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Daawo Sawirada Madaxweyne Farmaajo oo degmadii uu ku dhashay Gudoonsiiyey koobkii Cayaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir

(25-9-2018) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay xulka degmada Waaberi hanashada Koobka Degmooyinka ...

Wariye Wax ka qoray qaladaad uu sheegay in uu ku arkay Xafladii abaal Marinta FIFA?

(25-9-2018) Waxaa soo idlaaday xaflada abaal marinta FIFA The Best ee lagu qiimeeyo xiddiga kubadda cagta qaybahooda kale ...

Daawo Sawirada iyo dhamaan sidii loo kala helay Abaal Marinada FIFA

(25-9-2018) Waxaa laqabtay Xafladii Caadiyan Sanadlaha ahayd ee lagu bixinayey abaal marinta Cayaartoyda iyo Macalimiinta Kubada cagta caalamka ...

Magacyada iyo Sawirada 11 ka Cayaaryahan ee Caalamka ugu fiican?

(25-9-2018) Xiriirka kubada Cagta Calamaka ee FIFA ayaa magacaabay 11 ka Cayaaryahan ee caalamka ugu fiican dhanka kubada ...

Mohamed Salah oo ku Guuleystey Abaal Marinta Puskas Award

(25-9-2018) Cayaaryahanka dalka Masar iyo Kooxda Liverpool ayaa ku Guuleystey Cayaaryahanka dhaliyey Goolkii ugu qurxoonaa waxaana lagu doonsiiyey ...

DEG DEG: Luka Modric oo ku Guuleystey Cayaaryahanka Caalamka ugu fiican

(25-9-2018) Cayaaryahanka kooxda Real Madrid ee Luka Modric ayaa ku Guuleystey Cayaaryahanka Caalmaka ugu fiican kadib aflada ka dhacday ...

Paul Pogba Oo Weerar Culus Ku Qaaday Qaab Ciyaareedka Jose Mourinho Iyo Khilaafkoodii Oo Cirka Isku Shareeray

(25-9-2018) Xidiga xulka qaranka France iyo kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa halkiisa ka sii wata in ...

Magacyada iyo Sawirada 5 Cayaaryahan Caan ah oo Weligood Roose qaadan

(24-9-2018) Waxaan idiin doo gudbineynaa aqristeyaal magacyada iyo sawirada shan cayaaryahan ee caan ka ah kubada Cagta isla ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Gerard Pique oo Guuldaro ka bad baadiyey Barcelona

(24-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Barcelona ayaa ka bad baaday Guuldaro kadib markii ay bareejo ka heleen Naadiga ay ...

Daawo: Juventus oo Sagaal daqiiqo ku badisay iyo Cristiano Ronaldo oo Gool dhaliyey

(24-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Juventus ayaa Guul ka soo qaadatay Garoonka kooxda Frosinone Guushaas oo ahayd mid muhiim ah ...

Magacayada iyo Sawirada 6 da daafac ee ugu Goolasha welina kujirta Garoomada?

(24-9-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee daafaca ka cayaarta ee ah ...

Daawo: AC Milan oo Madax Xanuun kala baxday Garoonka San Siro

(24-9-2018) Kooxda Kubada Cagta AC Milan ayaa Markale lakulantay Madax Xanuun kadib markii ay bareejo 2-2 ah Garoonka ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Arsenal oo Cagta marisay Everton

(24-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Arsenal ayaa Guul ka gaadhay kulankii Horyaalka ee ay lacayaareen kooxda Everton kaas oo ...

Florentino Perez oo Cafis u fidiyey Cristiano Ronaldo?

(23-9-2018) Madaxweynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa amaan midii ugu fiicneyd amaanay Cayaaryahankiisii hore ee Cristiano Ronaldo. kaas ...

Jorginho oo Record Cusub u dhigay Horyaalka Premier League?

(23-9-2018) Cayaaryahanka kooxda Kubada Cagta Chelsea ee Jorginho ayaa Record Cusub u dhigay Horyaalka Premier League kadib markii uu ...