Tuesday, June 19th, 2018

Daawo Sawirada Tababarkii Xulka dalka Masar Maxaase laga yiri dhaawaca Mohamed Salah

Published on June 13, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(14-6-2018) Xulka dalka Masar oo ka mid ah dalalka ka qayb gelaya koobka aduunka ayaa sameeyey diyaar Garoow adag kadib Tababar ay sameeyeen iyaga oo ku suguan dalka Ruushka oo uu ka dhacayo koobka aduunka 2018.

Macalinka Xulka qaranka Masar ayaa sheegay in Cayaaryahankiisa Mohamed Salah uu siyaar u yahay in uu dheelo isla markaana uu ka soo kabsaday dhaawicii darnaa ee soo gaaray Finalkii koobka Horyaalada yurub ee ay koodiisa Liverpool lacayaartay Real madrid.

Dalka Masar ayaa Kulankooda koowaad ee koobka Adduunyada dalka Uruguay Maalinka Jimcaha ah waxaana kulankaas diyaar ah sida lasheegay Xiddiga Hogaamiya dalkaas ee Mohamed Salah kaas oo qaatay Tababarkii ugu danbeeyey ee xilkiisa.

URUGUAY

FIFA ranking: 14 Odds: 28-1 

World Cup best: Two-time winners (1930, 1950)

THE BOSS: Oscar Tabarez

The 71-year-old is at his fourth World Cup with Uruguay, reaching the semi-finals in 2010.

THE STAR: Edinson Cavani

This forward’s movement has always impressed me, while he has formed a fearsome partnership with Luis Suarez. There should be plenty of goals for him in this group.

THE PROSPECT: Rodrigo Bentancur 

Box-to-box midfielder, 20, who did the Double with Juventus this season. Has made that role his own for Uruguay in the last year.

KEY STRENGTH

Not only are they prolific in attack, Uruguay have rock-solid Atletico Madrid pair Jose Gimenez and Diego Godin at the heart of their defence.

BIGGEST WEAKNESS

Uruguay will be hoping Suarez stays out of trouble after his two controversial World Cups.

There should be plenty of goals for Edinson Cavani in this group if he performs

There should be plenty of goals for Edinson Cavani in this group if he performs

EGYPT

FIFA ranking: 45 Odds: 250-1

World Cup best: Group stage (1934, 1990)

THE BOSS: Hector Cuper 

Experienced Argentinian who reached the Champions League final twice with Valencia.

THE STAR: Mohamed Salah

Such is the Liverpool star’s status in Egypt that he was runner-up in their 2018 presidential election. The nation will be willing him to quickly recover from his shoulder injury.

THE PROSPECT: Trezeguet 

Not the ex-France striker but midfielder Mahmoud Hassan, 23, who has taken the World Cup winner’s name because of the pair’s striking resemblance.

KEY STRENGTH

Egypt rode to their first World Cup since 1990 on a tide of emotion. They must harness that positive energy if they are to get out of this group.

BIGGEST WEAKNESS 

Everything hinges on Salah’s fitness. He is a hero to Egypt but if he fails to recover from injury, it’s hard to see them going far.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Rikooradii layaabka lahaa ee laga diiwaan geliyey Kulankii England iyo Tunisia?

(19-6-2018) Kadib Kulankii xiisaha lahaa ee dhex maray dalalka England iyo Tunisia waxaa lasoo saaray Rikooro laga diiwaan geliyey ...

Vladimir Putin oo aan daawan doonin Kulanka labaad ee koobka aduunka dalkiisa Sabab?

(19-6-2018) Madaxweynaha wadanka marti gelinaya koobka aduunka ee Ruushka Vladimir Putin ayaa lasheegayaa in uusan ka mdi ahaan ...

Daawo: England oo dirqi ku badisay iyo Harry Kane oo Taariikhdu xusi doonto

(19-6-2018) Xulka qaranka England ayaa guul dirqi ah oo daqiiqadihii ugu danbeeyay ah ka gaadhay Tunisia waxaana Three ...

DEG DEG: Diyaarad sidey Cayaartoyda Xulka Suadi Arabia oo hawada dab ku qabsaday iyo Xaaladooda oo laga dayrinayo

(19-6-2018) Diyaarad ay saaran yihiin ciyaartoyga xulka qaranka Suadi Arabia ayaa uu dab ku qabsaday iyada oo hawada ...

Nikola Kalinic oo laga Cayriyey Xulka dalka Nikola Kalinic ee Koobka aduunka Sabab?

(19-6-2018) Weeraryahanka Kooxda AC Milan iyo qaranka Croatia Nikola Kalinic ayaa loodiray Gurigiisa kadib markii uu diidey in uu badel ...

David de Gea oo Noqonaya Goolhayaha Caalamka ugu Mushaarka badan?

(19-6-2018) Goolhayaha kooxda Kubaad cagta Manchester United ee David de Gea ayaa lasheegay in uu Noqon doono kan ...

Daawo: Bandhigii Xulka Belgium-ka Wacdarihii Romelu Lukaku iyo Farshaxankii De Bruyne

(19-6-2018) Xulka qaranka Belgium ayaa guul wayn ku furtay koobka aduunka ee Russia 2018 kadib markii ay 3-0 ...

Wakiilka Xiddig Argentin ah oo Wadahadal u Jooga Magaalada London?

(18-6-2018) Kooxda Kubada cagta Arsenal ayaa Casuumaad u fidisey Wakiilka Cayaaryahanka khadka dhexe ee Naadiga Sevilla iyo Xulka ...

Sergio Ramos oo ku Maadeystey Cristiano Ronaldo Tababarka dalka Spain

(18-6-2018) Daafaca dalka Spain kabtanka au ah ee Sergio Ramos ayaa ku maadeystey Saaxiibkii Cristiano Ronaldo intii lagu ...

Arsenal oo dooneysa Xiddiga Sevilla ee Steven N’Zonzi,

(18-6-2018) Kooxda kubada Cagta Arsenal ayaa isku diwaan gelisey Saxiixa Xiddiga Naadiga Sevilla ee u dhashay dalka France Steven ...

Gerard Pique oo lagu eedeeyey in uu qiyaanay koodiisa Barcelona Sabab?

(18-6-2018) Difaaca xulka qaranka Spain iyo Barcelona ee Gerard Pique ayaa gaashaanka ku dhuftay eedaymo ah inuu khiyaameeyey ...

Daaficii hore ee dalka Braziil Cafu muxuu kayiri Rejada koobka aduunka ee dalkiisa?

(18-6-2018) Kabtankii hore ee Brazil Cafu ayaa sheegay in Selecao ay ku guuleysan doonto Koobka Adduunka xagaaga 2018. Cafu ...

Manchester United oo £60 million ku dooneysa Willian

(18-6-2018) Kooxda Kubada Cagta Manchester United ayaa lacadeeyey in ay dooneyso Xiddiga dalka Braziil ee u dheela kooxda ...

Fabio Capello Oo Bannaanka Soo Dhigay Kala-duwanaanshaha Cristiano Ronaldo Iyo Lionel Messi

(18-6-2018) Halyayga reer Talyaani Fabio Capello ayaa weerar ku qaaday xubnaha xulka qaranka Argantina ee kaga qeyb galaya ...

Waa Kuma Ciyaartoyga Xulka England Ee Tunisia Ka Baqayso?

(18-6-2018) Tababraha xulka qaranka Tunisia, Nabil Maaloul ayaa aaminsan in xiddiga xulka qaranka England ee Dele Alli uu ...