Wednesday, August 22nd, 2018

Thomas Lemar oo sirasmi ah ugu biirey kooxda Atletico Madrid

Published on June 13, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(13-6-2018) Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa ku dhowaaqday inay heshiis hordhac ah la gashay kooxda Faransiiska ah ee Monaco, kaas oo ah inay la kala wareegaan xiddiga xulka qaranka Faransiiska ee Thomas Lemar.

Atletico ayaa ku guuleysatay inay heshiis is afgarad ah la gaadho ciyaartoygan orodka badan, kaas oo saxeexiisa ay ku tartamayeen kooxaha Arsenal oo muddo dheer daba socotay iyo Liverpool oo marar badan lala xidhiidhiyey.

Thomas Lemar ayaa la sheegay inuu u xidhan doono Atletico Madrid lambarka 10, kaas oo dhowaan la wariyey in loo diiday ciyaaryahannada kale, kaddib markii uu siibay xiddigii xidhnaan jiray.

War kooban oo Atletico Madrid ay kasoo saartay heshiiska Lemar ayaa waxay ku tidhi: “Atletico de Madrid iyo Monaco waxay gaadheen heshiis hordhac ah oo ku saabsan la kala wareeggidda Thomas Lemar. Maalmaha soo socda, labada kooxood waxay ka wada shaqayn doonaan inay heshiis dhamaystiran gaadhaan.”

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Wiil uu dhalay Ra iisul Wasaarihii hore ee Talyaaniga oo ka Cayaari doona Horyaalka dalkaas

(22-8-2018) Kooxda Kubada Cagta Udinese oo Cayaarta Horyaalka heerka koobaad ee dalka Talyaaniga ayaa lacadeeyey in ay heshiis lagaareen ...

N’Golo Kante Oo Cafis Weydiistay Taageere Reer Arsenal Ah – Muxuu Ku Sameeyey?

(22-8-2018) Cayaaryahanka khadka dhexe ee N’golo Kante ayaa raalligelin siiyey taageere reer Arsenal ah kaddib markii ay dhamaatay ...

Eden Hazard ooh al shuruud ku xiray heshiis Cusub oo uu Chelsea u Saxiixo?

(22-8-2018) Kubad Sameeyaha kooxda Chelsea ee Eden Hazard  ayaa shuruud ku xiray in uu heshiis Cusub lagaaro Naadigiisa waxaana ...

Shan Cayaaryahan oo uu kujiro Mesut Ozil oo lumisey kalasoonida Macalin Unai Emery+Sawiro

(22-8-2018) Tan iyo Markii macalin Unai Emery loo mahacaabay xilka kooxda Arsenal waxaa soo baxayey kalsooni daro iyo wel ...

Ma ogtahay in aan James Milner laga badin Taariikhdiisa kulan Premier League ah?

(22-8-2018) Waa macquul in uu layaab kugu abuuray aqriste qodobkaan aynu ku eegeyno Record-ka layaabka leh ee uu ...

Miralem Pjanic oo heshiis Cusub u Saxiixay Juventus+Sawiro

(22-8-2018) Cayaaryahanka kooxda Juventus ee Miralem Pjanic ayaa ugu danbayn qalinka dul dhigay Waraaqda isaga oo Saxiixay heshiis cusub ...

Manchester United oo war cad ka soo saartay doonisteeda Zinedine Zidane iyo Mustaqbalka Jose Mourinho?

(21-8-2018) Kooxda kubada Cagta Manchester United oo beryahaan aad loola Xiririyey Macalinkii hore ee Real Madrid Zinedine Zidaneayaa ...

Macalinka Inter Milan Luciano Spalletti oo laganaaxay

(21-8-2018) Maca;linka kooxda kubada Cagta Inter Milan ee Luciano Spalletti ayaa ganaax kala kulmay Gudiga Maamula Horyaalka Talyaaniga ...

TV ga Sky Sports oo shaaciyey Tirada dadkii daawaday kulankii koobaad ee Cristiano Ronaldo’

(21-8-2018) TV ga Caanka ah ee Sky Sports qaybtiisa baahisa Horyaalka dalka talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday Tirada ...

Goolhaye Claduio Bravo Oo Halis Ugu Jira In Uu Seego Inta Ka Dhiman Xili Ciyaareedka Cusub

(21-8-2018) Kooxda kubada cagta Manchester City ayaa inta ka dhiman heysan doonta hal goolhaye oo kooxda koowaad k ...

Mino Riola Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Paul Scholes Sabab?

(21-8-2018) Wakiilk laacibka xulka qaranka France Pogba ee Mino Riola ayaa weerar afka ah ku qaaday halyeyga Manchester ...

Daawo: Liverpool oo Guul muran badan ka Gaartay kulankii Crystal Palace

(21-8-2018) Liverpool ayaa guushii labaad oo xiriir ah gaartay xilli ciyaareedka cusub ee Premier League ka dib markii ...

Cayaaryahan ka Cayaara Premier League oo Kufsi lagu soo eedeeyey?

(21-8-2018) Cayaaryahan aan la magacaabin oo ka dheela Premier League ayaa lagu eedeeyay in uu magaalada London ku ...

Alexis Sanchez oo lakulmay Weerar kaga yimid Taageerayaasha Manchester United+Sawiro

(21-8-2018) Cayaaryahanka kooxda Manchester United ee Alexis Sanchez ayaa lakulmay Weerar dhanka baraha bulshada ah oo kaga yimid Taageerayaasha ...

Kooxaha ku dagaalamaya saxiixa Claudio Marchisio oo Juventus laga cayriyey

(21-8-2018) Waxaa jira kooxo fara badan oo qaarada yurub ah kuwaas oo ku dagaalamaya Saxiixa Cayaaryahankii hore ee ...