Wednesday, August 22nd, 2018

Xaqiiq: Anthony Martial oo kategaya Manchester United iyo Chelsea iyo Arsenal oo diyaar Garoow u galay

Published on June 14, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(14-6-2018) Cayaaryahanka dalka France ee Anthony Martial ayaa laxaqiijiyey in uu ka dhaqaajin doono Naadiga Manchester United ee dalka England Xagaagaan kadib markii uu boos Joogta ah ka waayey Xiligii lasoo dhaafay.

Wakiilka Anthony Martial oo lagu Magacaabo Philippe Lamboley oo Waraysi siiyey wargeyska RMC Sport:ayaa yiri Cayaaryahanka dalka France waxa uu ii Cadeeyey in uusan sii joogi doonin Manchester United isla Markaana uu ka dhaqaajin doono sidaa daraadeed waa in aan baadi Goobaa koox Cusub oo uu u dheelo.

Hadalka wakiilka Anthony Martial ayaa keenay in durbadiiba ay soo baxaan dalabaadyo is daba joog ah oo kaga imaanaya qaar ka mid ah Kooxaha yurub waxaana kooxaha wiilkaan aadka u xiiseynaya ka mid ah Arsenal Chelsea Tottenham iyo Juventus kuwaas oo dhamaantood Xiiseynaya Saxiixiisa.

Anthony Martial ayaa boos Joogta ah ka waayey Mancheter United kadib markii ay Naadiga ku soo biireen Romelu Lukaku iyo Alexis Sanchez,waana Sababta keentay in uu u adkeysan waayo kursiga keydka waxaa kaloo uu kuseegay koobka aduunka oo laga reebay xulka dalka France.

 

 

 

 

 

 

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Wiil uu dhalay Ra iisul Wasaarihii hore ee Talyaaniga oo ka Cayaari doona Horyaalka dalkaas

(22-8-2018) Kooxda Kubada Cagta Udinese oo Cayaarta Horyaalka heerka koobaad ee dalka Talyaaniga ayaa lacadeeyey in ay heshiis lagaareen ...

N’Golo Kante Oo Cafis Weydiistay Taageere Reer Arsenal Ah – Muxuu Ku Sameeyey?

(22-8-2018) Cayaaryahanka khadka dhexe ee N’golo Kante ayaa raalligelin siiyey taageere reer Arsenal ah kaddib markii ay dhamaatay ...

Eden Hazard ooh al shuruud ku xiray heshiis Cusub oo uu Chelsea u Saxiixo?

(22-8-2018) Kubad Sameeyaha kooxda Chelsea ee Eden Hazard  ayaa shuruud ku xiray in uu heshiis Cusub lagaaro Naadigiisa waxaana ...

Shan Cayaaryahan oo uu kujiro Mesut Ozil oo lumisey kalasoonida Macalin Unai Emery+Sawiro

(22-8-2018) Tan iyo Markii macalin Unai Emery loo mahacaabay xilka kooxda Arsenal waxaa soo baxayey kalsooni daro iyo wel ...

Ma ogtahay in aan James Milner laga badin Taariikhdiisa kulan Premier League ah?

(22-8-2018) Waa macquul in uu layaab kugu abuuray aqriste qodobkaan aynu ku eegeyno Record-ka layaabka leh ee uu ...

Miralem Pjanic oo heshiis Cusub u Saxiixay Juventus+Sawiro

(22-8-2018) Cayaaryahanka kooxda Juventus ee Miralem Pjanic ayaa ugu danbayn qalinka dul dhigay Waraaqda isaga oo Saxiixay heshiis cusub ...

Manchester United oo war cad ka soo saartay doonisteeda Zinedine Zidane iyo Mustaqbalka Jose Mourinho?

(21-8-2018) Kooxda kubada Cagta Manchester United oo beryahaan aad loola Xiririyey Macalinkii hore ee Real Madrid Zinedine Zidaneayaa ...

Macalinka Inter Milan Luciano Spalletti oo laganaaxay

(21-8-2018) Maca;linka kooxda kubada Cagta Inter Milan ee Luciano Spalletti ayaa ganaax kala kulmay Gudiga Maamula Horyaalka Talyaaniga ...

TV ga Sky Sports oo shaaciyey Tirada dadkii daawaday kulankii koobaad ee Cristiano Ronaldo’

(21-8-2018) TV ga Caanka ah ee Sky Sports qaybtiisa baahisa Horyaalka dalka talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday Tirada ...

Goolhaye Claduio Bravo Oo Halis Ugu Jira In Uu Seego Inta Ka Dhiman Xili Ciyaareedka Cusub

(21-8-2018) Kooxda kubada cagta Manchester City ayaa inta ka dhiman heysan doonta hal goolhaye oo kooxda koowaad k ...

Mino Riola Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Paul Scholes Sabab?

(21-8-2018) Wakiilk laacibka xulka qaranka France Pogba ee Mino Riola ayaa weerar afka ah ku qaaday halyeyga Manchester ...

Daawo: Liverpool oo Guul muran badan ka Gaartay kulankii Crystal Palace

(21-8-2018) Liverpool ayaa guushii labaad oo xiriir ah gaartay xilli ciyaareedka cusub ee Premier League ka dib markii ...

Cayaaryahan ka Cayaara Premier League oo Kufsi lagu soo eedeeyey?

(21-8-2018) Cayaaryahan aan la magacaabin oo ka dheela Premier League ayaa lagu eedeeyay in uu magaalada London ku ...

Alexis Sanchez oo lakulmay Weerar kaga yimid Taageerayaasha Manchester United+Sawiro

(21-8-2018) Cayaaryahanka kooxda Manchester United ee Alexis Sanchez ayaa lakulmay Weerar dhanka baraha bulshada ah oo kaga yimid Taageerayaasha ...

Kooxaha ku dagaalamaya saxiixa Claudio Marchisio oo Juventus laga cayriyey

(21-8-2018) Waxaa jira kooxo fara badan oo qaarada yurub ah kuwaas oo ku dagaalamaya Saxiixa Cayaaryahankii hore ee ...