DEG DEG: Diyaarad sidey Cayaartoyda Xulka Suadi Arabia oo hawada dab ku qabsaday iyo Xaaladooda oo laga dayrinayo
Published on June 18, 2018 by Caydiid Cabdi Raxmaan Aadan · No Comments ·
(19-6-2018) Diyaarad ay saaran yihiin ciyaartoyga xulka qaranka Suadi Arabia ayaa uu dab ku qabsaday iyada oo hawada ku jirta, kaddib markii ay ka u duushay dhinaca magaalada Rostov oo ay kaga qayb-gelayaan ciyaartooda labaad ee Koobka Adduunka oo qorshaysan in Arbacada ay iskaga hor yimaaddaan Uruguay.
Sawirro iyo muuqaallo naxdin leh ayaa laga soo duubay diyaaradda oo uu qiiq ka kacayo, taas oo lagu khasbay inay si degdeg ah u fadhiisato madaarka Rostov.
War-saxaafadeed degdeg ah oo uu soo saaray xidhiidhka kubadda cagta Saudi Arabia ayaa lagu sheegay in dhamaan ciyaartoyga iyo xubnihii kale ee xulka qaranka la socday ee diyaaradda saarnaa ay caafimaad qabaan, isla markaana ay diyaaraddu ku degtay madaarka Don Airport ee magaalada Rostov, halkaas oo shaqaalaha gurmadka iyo dab-demisku ay ka hawlgaleen.
Muuqaallo kale ayaa waxay soo bandhigeen ciyaartoyga xulka qaranka Saudi Arabia oo gariiraya, diyaaraddana laga daad-guraynayo.
Diyaaradda ay saarnaayeen oo nooceedu ahaa Russian Airlines Airbus A319-100 ayaa degtay inyar kaddib markii uu dabku ka kacay.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho
E-mail: info@qalinkacayaaraha.com
Wararka Maanta
(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...
(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...
(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...
(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...
(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...
(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...
(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...
(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...
(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...
(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...
(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...
(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...
(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...
(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...
(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...