Wednesday, September 19th, 2018

AC Milan oo 2 Sano laga Ganaaxay Tartamada qaarada yurub Sabab?

Published on June 27, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(27-6-2018) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee Magaciisa loosoo gaabiyo UEFA ayaa Ganaax laba Sano ah dul dhigay Naadiga weyn ee dalka Talyaaniga ee AC Milan Ganaaxaas oo dhibaato weyn ku noqon doonta kooxdaan oo ka mid ah kuwa ugu Taageerayaasha badan Caalamka.

AC Milan ayaa Sababta loo Ganaaxay waxaa lagu sheegay in ay jabiyeen sharciga dhaqaalaha ee kooxaha yurub ee loo yaqaan Financial Fair Play kadib markii ay bixiyeen dhaqaale aad ugu badan kii ay faa iido ahaan Kooxdu u heshay waxaana arintaas ay dhacday markii ay iibsadeen shirkada shiinaha.

War qoraal ah oo ka soo baxay UEFA ayaa lagu yiri waxaan Taratamada yurub ka Ganaaxnay kooxda AC Milan mana dheeli doonaan xili Cayaareedyada 2018-19 iyo 2019-20 Sababtoo ah waxa ay ku xad gudbeen sharciga shaqaale ilaalinta ee qaarada yurub iyaga oo jabiyey qodobada 62 iyo 63 ee mamnuucaya in kooxdu bixiso ama ay Cayaartoy ku iibsato dhaqaale ka badan kii ay Faa iido ahaan u heshay xili Cayaareedkaas sidaa daraadeed ayaa looga joojiyey Tartamada yurub mudo laba xili Cayaareed ah.

Kooxda AC Milan ayaa Cayaartoy ku iibsatay lacag kabadan £170m ilaa 2016 waxaana ugu qaalisanaa Xiddigaha Leonardo Bonucci iyo Andre Silva.kama qayb qaadan doonaan koobka UEFA  Europa League maadaama xiligii dhamaaday ay galeen kaalinta 6 aad ee kala horeynta Horyaalka Talyaaniga.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada baashaalkii Man United iyo Habeenkii Paul Pogba

(20-9-2018) Kooxda kubada Cagta Manchester united ayaa Guul weyn ka gaadhay kulankeedii koobaad ee Koobka UEFA Champions League kaas ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester City oo lagu Garaacay Garoonkeeda

(20-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Manchester City ayaa Guul daro xanuun badan kala kulantay Naadiga dalka France ee Lyon ...

Nicolas Tagliafico oo dhaliyey Goolkii shan Boqolaad ee ay Champions League ka dhaliyaan Xiddigaha dalka Argentina

(20-9-2018) Cayaaryahanka dalka Argentina ee u Cayaara kooxda Ajax Nicolas Tagliafico ayaa Noqdey Xiddigii dalkaas ee dhaliyey Goolkii shan ...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo oo Roose ka qaatay Juventus+Sawiro

(20-9-2018) Weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa laga Saaray Cayaarta hada socota ee ay lacayaarayaaan Naadiga Valencia waxaana Xiddigaan ...

Gennaro Gattuso oo kategay Cayaartoy Muhiim ah kulanka Europa League?

(20-9-2018) Macalinka kooxda AC Milan Gennaro Gattuso ayaa kategay Cayaartoy muhiim ah xili uu isku diyaarinayo kulanka koobka UEFA Europa ...

Ma Ogtahay in Lionel Messi Noqdey Boqorka Sadexleyda Champions League iyo in uu dhaafay Ronaldo

(19-9-2018) Kubaddii Kulanka Barcelona ay 4-0 uga badisay naadiga PSV Eindhoven waxaa la tegay Lionel Messi, oo ka ...

Iker Casillas oo noqday Bani’aadamkii u horreeyay ee 20-sano ciyaara Champions League, horay uma dhicin

(19-9-2018) Goolhaye IKER CASILLAS ayaa xirtay kabaha laacibka ugu waqtiga dheer ciyaarista Champions league, markii uu ka mid ...

Cadowgii Cristiano Ronaldo Ee Dani Alves Oo Sheegay In Real Madrid Ay Ka Raysan Doonto Xiddiga Reer Portugal

(19-9-2018) Xidiga reer Brazil iyo kooxda Paris St Germain ee Dani Alves ayaa xaqiijiyay in Real Madrid ay ...

Douglas Costa oo mudo dheer Garoomada Laga Ganaaxay?

(19-9-2018) Cayaaryahanka dalka Braziil ee Douglas Costa ayaa lasaaray Ganaa adag kadib Roosihii uu qaatay kulankii Horyaalka Talyaaniga ...

Layaab! Mohamed Salah oo ka Caroodey Goolkii Guusha ee uu dhaliyey Roberto Firmino

(19-9-2018) Maxamed Saalax ayaa laga saaray dhammaadka ciyaartii dhawaan ay Liverpool guusha soo daahday ka gaartay PSG isagoo ...

Daawo Sawirada Manchester United oo u duushay dalka Switzerland

(19-9-2018) Cayaartoyda kooxda Manchester United ayaa u duushay dalka Switzerland halkaa oo ay habeenka Arbacada kula Cayaari doonaan Naadiga Young ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo badisay iyo Lionel Messi oo Sadexley dhaliyey

(19-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Barcelona ayaa Guul weyn oo muhiim ah waxa ay ka Gaartay kulankii koobka Horyaalada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Inter Milan oo Guul muhiim ah ka Gaartay Tottenham

(19-9-2018) Kooxda Kubaad Cagta Inter Milan ayaa Guul ku bilaabatay kulankeedii koobaad ee koobka Champions League kadib markii ay San ...

Inter Milan oo Ganaax ku muteysan doonta Cayaartoyda ay u magacaawday kulanka Tottenham

(19-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Inter Milan ee dalka Talyaaniga ayaa lasheegayaa in ay lakulmi doonto Ganaax kaga imaan ...

Cristiano Ronaldo muxuu ka aaminsanyahay Mustaqbalka Wiilkiisa?

(18-9-2018) Cayaaryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa shaaca ka qaaday in Wiilkiisa yar ee Cristiano Jr uu ...