Saturday, October 20th, 2018

Waa kuma Aleksandr Golovin oo Chelsea lagaaray Heshiis?

Published on July 6, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(06-07-2018) Kooxda Kubada cagta Chelsea ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay heshiiska shaqsiga ah lagaartay Cayaaryahanka dalka Ruushka ee Aleksandr Golovin kaas oo ka mid ah Cayaartoyda dalkiisa u matalaya koobka aduunka.

Macalinkii hore ee xulka dalka Ruushka Valery Gazzaev.ayaa shaaca ka qaaday in Aleksandr Golovin uu heshiis rasmi ah lagaaray kooxda Chelsea isla Markaana uu xiliga soo socda ka Cayaari doono Horyaalka dalka England.

Aleksandr Golovin oo ah 22 Sano jir ayaa ka mid ah Cayaartoyda ugu cad cad ee u dheelaya dalka Ruushka Sababtoo ah Goolna waa dhaliyey 2 na waa Caawiyey aad ayuuna uga dhex muuqada Goolha dalka Marti gelinaya koobka aduunka 2018.

Todobaadkii lasoo dhaafay Hooyada dhashay Aleksandr Golovin ayaa sheegtay in uu dhamaaday xiligii wiilkeedu u dheelayey kooxda CSKA Moscow isla Markaana Chelsea ku iibsan doonto aduun lacageed gaaraya £27m isaga oo Saxiixi doona heshiis shan sano ah oo uu ugu dheeli doono Naadiga London ka dhisan.

during the 2018 FIFA World Cup Russia Round of 16 match between Spain and Russia at Luzhniki Stadium on July 1, 2018 in Moscow, Russia.

 

 

 

 

 

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee midkastaa bilaaban doonto

(20-10-2018) Waxaa Galabta iyo Caawa lacayaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo kutirsan Horyaalada kala duwan ee ...

Daawo Sawirada Cayaartoyda Manchester United oo soo gaaray London

(20-10-2018) Cayaartoyda kooxda Manchyester United ayaa soo gaaray magaalada London halkaa oo ay ka degeen Hotel iyaga oo ...

Paris Saint-Germain oo bilaawday in ay Raadiso badelka Neymar

(20-10-2018) Kooxda Kubaad cagta Paris Saint-Germain  ayaa lasheegayaa in ay durba bilaawday Cayaaryahankii badelka u noqon lahaa Xiddiga dalka ...

Daawo Sawirada Kooxda Banaadir Sports oo qaaday koobkii Jeneral Da uud 2018

(19-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Banaadir Sports ayaa ku Guuleysatay koobka koobabka Jeneral Daa uud ka dib markii ay ...

Baaritaan lagu Samayn doono qaabkii ay AC Milan ula Wareegtay Lucas Paqueta?

(19-10-2018) Wararka ka imaanaya dalka Braziil ayaa sheegaya in baaritaan lagu samayn doono qaabkii uu u dhacay heshiiska ...

Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada Badana Taariikhda Premier League

(19-10-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 6 da Macalin ee ugu Guuldarada badan Taariikhda Horyaalka Premier ...

Digniin: Julen Lopetegui oo loo qabtay Sadex Kulan in uu shaqadiisa ku bad baadiyo

(19-10-2018) Maamulka kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay digniin kama dambays ah u direen Macalinka ...

Daawo Sawirada Mohamed Salah iyo Virgil van Dijk oo ku soo laabtay Tababarka Liverpool

(19-10-2018) Jamaahiirta kooxda Liverpool ayaa ku farxay Sawiro laga soo saaray Xerada tababarka Naadigooda kadib markii lacadeeyey in ...

Beppe Bergomi oo Inter Milan uga digay Xirfada Suso

(19-10-2018) Cayaaryaahnkii hore ee kooxda Inter Milan Beppe Bergomi ayaa digniin u diray kooxdiisii hore dignaantaas oo ku saabsan ...

Gonzalo Higuain oo hanjabaad Hawada u mariyey Juventus iyo Cristiano Ronaldo Sabab?

(19-10-2018) Weeraryahanka heshiiska amaahda ah ugu cayaara kooxda AC Milan ee Gonzalo Higuain ayaa ka sheekeeyey sababti uu kaga ...

Safka Macquulka ah ee ay Manchester United ku soo geli doonto Garoonka Kulanka Chelsea iyo dhaawacyada ka maqan?

(19-10-2018) Kooxda Kubada Cagta Manchester United ayaa isku diyaarineysa kulanka xiisaha badan ee ay lacayaari doonaan Sabtiga Kulankaas ...

Barcelona oo lakulmeysa Neymar oo doonaya in uu dib ugu soo laabto

(19-10-2018) Maamulka kooxda Barcelona ee dalka Spain ayaa aqbalay in ay lakulmaan Wakiilka Cayaaryahankoodii hore ee Neymar kaas ...

Layaab! Magacyada iyo Sawirada 5 Cayaaryahan oo Saaxiib la ah Mukulaalaha

(19-10-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal  Magacyada iyo Sawirada shan Cayuaaryahan oo Caan ah isla markaana aad u ...

Rasmi: Luke Shaw oo heshiis cusub u Saxiixay Manchester United

(18-10-2018) Daafaca kooxda Manchester United ee Luke Shaw ayaa Saxiixay heshiis cusub oo uu kula sii joogi doono kooxdiisa ...

Cayaaryahan ku dhaawacmkay Tababarka Manchester United?

(18-10-2018) Mid ka mid ah Cayaartoyda kooxda Manchester United ayaa lasheegay in uu dhaawac soo gaaray xili uu ...