Tuesday, July 17th, 2018

AC Milan oo soo bandhigtay Xiddigeeda Cusub ee Alen Halilovic

Published on July 7, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(07-07-2018) Kooxda kubada Cagta AC Milan ee dalka Talyaaniga aya soo bandhigtay Cayaaryahanka Cusub ee ay lasoo wareegtay ee Alen Halilovic  kaas oo lagudoonsiiyey Funaanada Naadigaas,

AC Milan ayaa heshiiska Xorta ah ku soo qaadatay Xiddigii hore ee kooxda Barcelona Alen Halilovic  kaas oo uu ka dhamaaday qanadaraaskii uu kula joogey kooxda dalka Jarmalka ee Hamburger SV.

Alen Halilovic ayaa AC Milan uu Saxiixay heshiis dhacaya marka lagaaro Sanadka 2021 ka Waana 22 Sano jir u dhashay dalka Croatia kaas oo ka dheela khadka dhexe ee Weerarka kuna fiican kubadaha daba marka ah.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Faah faahin laga bixiyey Sababta uu Alexis Sanchez uga haray safarkii Maraykanka ee kooxdiisa?

(17-7-2018) Cayaaryahanka kooxda Manchester United ayaa u duulay dalka Maraykanka halkaas oo ay kaga qayb gali doonaan koobka ...

Zlatan Ibrahimovic Oo Si Layaab Leh U Amaanay Paul Pogba Iyo Saamayntii Uu Ku Lahaa Koobka Adduunka

(17-7-2018) Laacibkii hore kooxda Manchester United iyo xulka qaranka Sweden Zlatan Ibrahimović ayaa si weyn u amaanay saaxiibkiis ...

Cristiano Ronaldo” Waa kaduwanahay dhamaan Cayaartoyda kale halkaana uma imaan dalxiis+Sawiro

(17-7-2018) Cayaaryahanka cusub ee kooxda Juventus  Cristiano Ronaldo ayaa qabtay shirkiisii Jaraa id ee u horeeyey tan iyo Markii ...

Dhacdooyinkii ugu Saameynta badnaa koobka aduunka 2018+Sawiro

(16-7-2018) Kadib Markii Maalinkii Axada lasoo gaba gabeeyey koobka aduunka 2018 waxaa lasoo saaray abaalmarino kala duwan oo ...

Daawo Sawirada Soo dhaweyntii abid ugu Weyneyd oo Paris loogu Sameeyey Xulka France

(16-7-2018) Geesiyaashii dalka France u qaaday koobka qiimaha badan ee Adduunka ayaa dib ugu laabtay Caasimada dalkooda ee ...

Talyaaniaga 2 kooxood oo lagu Ganaaxayo in ay u laabtaan Horyaalka heerka labaad Sabab?

(16-7-2018) Xiriirka kubada Cagta dalka Talyaaniga ee Magaciisa loosoo gaabiyo FIGC ayaa sheegay in Maxkamada la soo taagi ...

Jose Mourinho oo Juventus ugu hanbalyeeyey Saxiixa Cristiano Ronaldo.

(16-7-2018) Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa hanbalyo u diray Kooxda Juventus kadib heshiiskii ay kula soo ...

Paul Pogb oo ku jees jeesey England iyo Mustaqbalkiisa Manchester United oo mugdi galay+Sawiro

(16-7-2018) Cayaaryahanka Khadka dhexe ee kooxda Manchester United iyo Xulka dalka France Paul Pogba oo dalkiisa kula Guuleystey ...

Macalinkii Xulka Kubada cagta Argentina oo iscasilay

(16-7-2018) Xidhiidhka kubadda cagta ee dalka argentina ee Argentine Football Association ayaa si rasmi ah u shaaciyay in ...

Daawo Sawirada Cristiano Ronaldo oo Tijaabo caafimaad u Maray Juventus iyo sheeko Xiiso badan oo uu sheegay

(16-7-2018) Cayaaryahankii halyeyga ahaa ee Naadiga Real Madrid Cristiano Ronaldo  ayaa ugu danbayab si rasmi ah ugu biirey Kooxda ...

Kylian Mbappe Oo Si Cad U Shaaciyey Kooxda Uu U Ciyaari Doono Xili Ciyaareedka Dambe, Kaddib Guushii Koobka Adduunka

(16-7-2018) Da’yarka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa war cad kasoo saaray mustaqbalkiisa kooxdaas kaddib markii uu ...

Dhamaan Rikooradii laga diiwaan geliyey Fiinalkii koobka aduunka 2018?

(16-7-2018) Kadib Kulankii ugu dambeeyey koobka aduunka ee dhex maray dalalka France iyo Croatia waxaan idiin soo gudbineynaa dhamaan ...

Cayaartoy badan oo Dunida ah oo Canbaareeyey Go.aankii Rigoorada loogu dhigay dalka France

(16-7-2018) Barnaamijka Muuqaalka Garsoore caawiyaha loo yaqaan “Video Assistant Referee system “ VAR – ayaa cambaareyn xoogan kala ...

Daawo Sawirada Manchester United oo u duushay dalka Maraykanka

(16-7-2018) Kooxda Kubada Cagta Manchester United oo uu Hogaamninayo macalinkeeda Jose Mourinho ayaa Safar ugu anba baxay dalka ...

Magacyada iyo Sawirada 11 kii Cayaaryahan ee ugu fiicnaa Koobka Adduunka 2018

(16-7-2018) Kadib Markii axadii lasoo gaba gabeeyey koobka adduunka ayaa waxaa lasoo saaray Magacyada 11 kii Cayaaryahan ee ...