Tuesday, September 18th, 2018

Cayaartoyda Ku Guuleysan karta Ballon d’Or 2018 waa kuwee?

Published on July 8, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(09-07-2018) Waxaa jira in 10 kii Sano ee lasoo dhaafay ay abaaal marinta Ballon d’Or ku Guuleysanyeen labada cayaaryahan ee kala ah Ronaldo iyo Messi kuwaas oo sida muuqata Sanadkaan aan ku Guuleysan doonin maadaama sida lasheegay lasiin doono Cayaaryahanka ugu fiican dalka ku Guuleysta koobka adunka.

Wargeyska Marca ee ka soo baxa dalka Spain ayaa ku doodaya in midkood uu qaadi doono Cayaartoyda u Cayaareysa 4 ta wadan ee isugu soo haray Semi-Finalka koobka aduunka 2018.

Hadaba afartaan wadan hadii midkood qaado koobka aduunka waa kee Cayaaryahanka laga qiimeyn doono la siin doono abaal marinta Ballon d’Or.

France laba Cayaaryahan ayaa ku dagaalami doona kuwaas oo kala ah Kylian Mbappe iyo Antoine Griezmann.

Croatia:laguma qabsan doono Cayaaryahanka khadka dhexe ee Luka Modric.

Belgium-ka Waxaa u sharaxan Kevin De Bruyne.

England waxaa ugu cad cad Weeraryahanka Gool dhalintana Hogaaminaya ee Harry Kane.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Xiliga lacayaari doono Finalka Cayaaraha degmooyinka oo lashaaciyey habeen mise Maalin?

(18-9-2018) Maamulka Isboortiga gobolka Banaadir ayaa shaaciyay xilliga la qaban doono Finalka tartanka degmooyinka gobolka  Banaadir oo ay ...

Roberto Firmino Iyo Saddex Weeraryahan Oo Kale Oo Liverpool Ka Maqnaan Doona Ciyaarta Caawa Ee PSG

(18-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Liverpool ayaa caawa garoonkeeda Anfield kusoo dhoweynaysa naadiga reer France ee PSG, kulankooda ugu ...

DEG DEG: Agaasimihii Cayaaraha Arsenal oo iscasilay Sabab?

(18-9-2018) Agaasimihii fulinta Arsenal ee Ivan Gazidis ayaa ku dhowaaqay inuu ka tegayo Gunners muddo dheer kaddib, isla ...

Afar Khalad Oo Sergio Ramos Sameeyey, Tababaruhuna Ku Raacay Iyo Jamaahiirta Oo Ka Garaabay In Ronaldo Loo Darsaday?

(18-9-2018) Real Madrid ayaa lumisay dhibcihii ugu horreeyey ee xili ciyaareedkan, markii ay garoonka San Mames marti ugu ...

Xogta Dahsoon: Sababta Cayaaraha Champions League loo cayaaro 7-45 daqiiqo qaarada yurub?

(18-9-2018) Waxaa Caawa bilaaban doona koobka Xiisaha badan ee Champions League koobkaas oo ah kan Sadexaad caalamka loogu jecelyahay adiga ...

Cayaaraha Champions League ee Caawa lacayaari doono?

(18-9-2018) Waxaa Caawa bilaaban doona koobka Xiisaha badan ee Champions League kaas oo ay Cayaari doonaan Naadiyo aad u adag ...

Koobka Champions League oo bilaaban doona Caawa 10 ka Naadi ee u sharaxan iyo koox kasta Xiddiga Hogaamin doona

(18-9-2018) Koobka Caalamka sida weyn looga Xiiseeyo ee UEFA Champions League ayaa habeenka Talaadada sirasmi ah uga bilaaban ...

11 kii Cayaaryahan ee ugu fiicnaa Todobaadkaan Horyaalka Premier League

(18-9-2018) Waxaa lasoo saaray liiska 11 kii Cayaaryahan ee ugu fiicnaa dhamaan Cayaartoydii Cayaartay Horyaalka Premier League dalka England ...

Daawo Sawirada Neymar iyo Kylian Mbappe oo Hogaaminaya Tababarka PSG iyo Nasser Al-Khelaifi oo soo booqdey

(18-9-2018) Cayaartoyda kooxda PSG ee kala ah Neymar iyo Kylian Mbappe ayaa dib ugu soo laabtay Tababarka Naadigooda kadib ...

N’Golo Kante oo Salaada Subax kutukuday Masjid kuyaala London kadibna Sawiro lagalay Taageerayaal+Sawiro

(17-9-2018) Cayaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Kubada Cagta Chelsea N’Golo Kante ayaa si lama filaan ah loogu arkay Masjid ...

Mohamed Salah Oo Loogu Magac Darayo Wado Weeyn Oo Ku Taala Dalkiisa Masar!

(17-9-2018) Ganacsadaha reer Masar ee Naguib Sawiris ayaa soo dhaweeyay fikir la yaab leh oo ah in wado ...

AC Milan oo heshiis lagaartay Mareeyihii Cayaaraha Arsenal Ivan Gazidis

(17-9-2018) Wararka ugu danbeeya ee laga helayo Kooxda AC Milan ayaa sheegaya in Naadigaas ay heshiis lagaartay Maareeyihii ...

Cristiano Ronaldo Oo Lagula Yaabay Qaabkii Waallida Ahaa Ee Uu Ugu Dabbaal-degay Goolashii Xalay

(17-9-2018) Jamaahiirta kubadda cagta gaar ahaan kuwooda isticmaala barta Twitter-ka oo ah kuwo inta badan ka falceliya dhaq ...

David Luiz oo aqbalay inuu heshiiska u kor dhiyo Chelsea.

(17-9-2018) Chelsea ayaa qarka u saaran inay wadahadalo qandaraas kordhina la furto daafacooda David Luiz. Xiddiga reer Brazil ayaa ...

Daawo: Gonzalo Higuain oo Guuldaro ka bad baadiyey AC Milan

(17-9-2018) Kooda kubada Cagta AC Milan ayaa bareejo lagashay Naadiga Cagliari oo ay kula soo Cayaareen banaanka waxaana ay ...