Thursday, September 20th, 2018

Thierry Henry Oo Dejiyey Taatikadii Lagu Garaaci Lahaa Dalkiisa Faransiiska Iyo Belgium Oo Uu Guusha La Doonayo

Published on July 9, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(09-07-2018) Ka hor ciyaarta semi-finalka Koobka Adduunka ee Salaasada ay iskaga hor iman doonaan Faransiiska iyo Belgium, waxa soo baxaya khiddadda ay macallimiintu isku dhigayaan iyo diyaarinta qaabkii uu midba midka kale ugu wiiqi lahaa farsamada ciyaarta ee uu guusha uga heli lahaa.

Xulka qaranka Belgium ayaa haysta shakhsigii ugu habboonaa ee siin lahaa macluumaadka ay uga baahan yihiin gudaha iyo qaabka xulka qaranka Faransiisku u shaqeeyo, waana halyeygii hore reer France ee Thierry Henry oo ah ciyaartoyga taariikhda dalkiisa ugu goolasha badan.

Henry oo ah tababare ku-xigeenka Belgium ayaa si adag u diyaarinaya weeraryahannada oo uu doonayo inay markiiba awood u yeeshaan inay goolal ka dhaliyaan Faransiiska.

Sida uu sheegay laacibka khadka dhexe ee Nacer Chadli, waxa uu Henry inta badan wakhti siiyaa oo uu hadal badan u jeediyaa weeraryahannada ka hor ciyaarta muhiimka ah.

“Tababare Thierry Henry waxa uu nala wadaagaa khibraddiisa ballaadhan, in badan ayuu la hadlaa ciyaartooyada gaar ahaan weeraryahannada.” Sidaas ayuu yidhi Nacer Chadli.

Cayaarta Belgium iyo France midkooda guushu raacdo waxay u gudbi doonaan finalka Koobka Adduunka oo lagu qaban doono garoonka quruxda badan ee Luzhniki Stadium ee magaalada Moscow.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Maxay ahayd Sababta Roosaha loogu Taagay Cristiano Ronaldo?

(20-9-2018) Garsooraha reer Germany ee Felix Brych ayaa ka war bixiyay sababtii uu casaanka u siiyay caawa Cristiano ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada baashaalkii Man United iyo Habeenkii Paul Pogba

(20-9-2018) Kooxda kubada Cagta Manchester united ayaa Guul weyn ka gaadhay kulankeedii koobaad ee Koobka UEFA Champions League kaas ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester City oo lagu Garaacay Garoonkeeda

(20-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Manchester City ayaa Guul daro xanuun badan kala kulantay Naadiga dalka France ee Lyon ...

Nicolas Tagliafico oo dhaliyey Goolkii shan Boqolaad ee ay Champions League ka dhaliyaan Xiddigaha dalka Argentina

(20-9-2018) Cayaaryahanka dalka Argentina ee u Cayaara kooxda Ajax Nicolas Tagliafico ayaa Noqdey Xiddigii dalkaas ee dhaliyey Goolkii shan ...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo oo Roose ka qaatay Juventus+Sawiro

(20-9-2018) Weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa laga Saaray Cayaarta hada socota ee ay lacayaarayaaan Naadiga Valencia waxaana Xiddigaan ...

Gennaro Gattuso oo kategay Cayaartoy Muhiim ah kulanka Europa League?

(20-9-2018) Macalinka kooxda AC Milan Gennaro Gattuso ayaa kategay Cayaartoy muhiim ah xili uu isku diyaarinayo kulanka koobka UEFA Europa ...

Ma Ogtahay in Lionel Messi Noqdey Boqorka Sadexleyda Champions League iyo in uu dhaafay Ronaldo

(19-9-2018) Kubaddii Kulanka Barcelona ay 4-0 uga badisay naadiga PSV Eindhoven waxaa la tegay Lionel Messi, oo ka ...

Iker Casillas oo noqday Bani’aadamkii u horreeyay ee 20-sano ciyaara Champions League, horay uma dhicin

(19-9-2018) Goolhaye IKER CASILLAS ayaa xirtay kabaha laacibka ugu waqtiga dheer ciyaarista Champions league, markii uu ka mid ...

Cadowgii Cristiano Ronaldo Ee Dani Alves Oo Sheegay In Real Madrid Ay Ka Raysan Doonto Xiddiga Reer Portugal

(19-9-2018) Xidiga reer Brazil iyo kooxda Paris St Germain ee Dani Alves ayaa xaqiijiyay in Real Madrid ay ...

Douglas Costa oo mudo dheer Garoomada Laga Ganaaxay?

(19-9-2018) Cayaaryahanka dalka Braziil ee Douglas Costa ayaa lasaaray Ganaa adag kadib Roosihii uu qaatay kulankii Horyaalka Talyaaniga ...

Layaab! Mohamed Salah oo ka Caroodey Goolkii Guusha ee uu dhaliyey Roberto Firmino

(19-9-2018) Maxamed Saalax ayaa laga saaray dhammaadka ciyaartii dhawaan ay Liverpool guusha soo daahday ka gaartay PSG isagoo ...

Daawo Sawirada Manchester United oo u duushay dalka Switzerland

(19-9-2018) Cayaartoyda kooxda Manchester United ayaa u duushay dalka Switzerland halkaa oo ay habeenka Arbacada kula Cayaari doonaan Naadiga Young ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo badisay iyo Lionel Messi oo Sadexley dhaliyey

(19-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Barcelona ayaa Guul weyn oo muhiim ah waxa ay ka Gaartay kulankii koobka Horyaalada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Inter Milan oo Guul muhiim ah ka Gaartay Tottenham

(19-9-2018) Kooxda Kubaad Cagta Inter Milan ayaa Guul ku bilaabatay kulankeedii koobaad ee koobka Champions League kadib markii ay San ...

Inter Milan oo Ganaax ku muteysan doonta Cayaartoyda ay u magacaawday kulanka Tottenham

(19-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Inter Milan ee dalka Talyaaniga ayaa lasheegayaa in ay lakulmi doonto Ganaax kaga imaan ...