Wednesday, September 19th, 2018

Magaalo dadka ku nool ay dhamaantood ka soo wada horjeedeen dalka Belgium Sabab?

Published on July 10, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(11-7-2018) Mid ka mid ah Magaalooyinka xiligaan ugu Caansan dalkeena Soomaaliya isla Markaana ay kunool yihiin dad aad u fara badan ayaa dhamaan bulshada ku dhaqan waxa ay ka soo horjeedeen xulka kubada Cagta Belgium iyaga oo Taageerayeyey Faransiiska.

Magaalada Cadaado oo ku taala bartamaha Soomaaliya isla Markaana ay ku noolyihiin dad aad u fara badan ayaa dhamaan bulshada halkaa ku nool waxa ay isku raacsanaayeen in laga badiyo dalka Belgium oo ay sheegeen in ay si xaqdaro ah u xirteen 2 Nin oo wax badan uqabatay bulshada halkaa ku nool kuwaas oo kala ah Madaxweynihii hore ee Ximan iyo Xeeb Tiiceey iyo Maxamed Cabdi Afweyne.

Sida aya shebakeda qalinkacayaaraha u sheegeen qaar ka mid ah dhalinyarada Magaalada Cadaado siweyn ayaa loo daawaday kulankii Semi-finalka koobka aduunka ee dhex maray dalalka France iyo Belgium waxaana dhamaan dadka Cayaartaas daawanayey ay ku qaylinayeen Belgium hadhaco halaga badiyo haka haro koobka aduunka halka qaarkood ay baraha bulshada ku qoreen markii Cayaartu dhamaatay in ay iyagu habaareen Belgium-ka sidaana looga badiyey.

Dalka Belgium ayaa xabsiga dhigay Madaxweynihii hore ee Ximan iyo Xeeb Maxamed Cabdi Xasan (Tiiceey) iyo Ganacsade Maxamed Cabdi (Afweyne) inkasta oo 6 Sano kadib ay sii daayeen Tiiceey halka weli uu xabsi kujiro Afweyne oo ay ku eedeeyeen in uu ahaa aabaha buracad badeeda Soomaaliya cadeyna weli looma helin sida uu sheegay Tiiceey markii lasoo daayey kadib.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada baashaalkii Man United iyo Habeenkii Paul Pogba

(20-9-2018) Kooxda kubada Cagta Manchester united ayaa Guul weyn ka gaadhay kulankeedii koobaad ee Koobka UEFA Champions League kaas ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester City oo lagu Garaacay Garoonkeeda

(20-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Manchester City ayaa Guul daro xanuun badan kala kulantay Naadiga dalka France ee Lyon ...

Nicolas Tagliafico oo dhaliyey Goolkii shan Boqolaad ee ay Champions League ka dhaliyaan Xiddigaha dalka Argentina

(20-9-2018) Cayaaryahanka dalka Argentina ee u Cayaara kooxda Ajax Nicolas Tagliafico ayaa Noqdey Xiddigii dalkaas ee dhaliyey Goolkii shan ...

DEG DEG: Cristiano Ronaldo oo Roose ka qaatay Juventus+Sawiro

(20-9-2018) Weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa laga Saaray Cayaarta hada socota ee ay lacayaarayaaan Naadiga Valencia waxaana Xiddigaan ...

Gennaro Gattuso oo kategay Cayaartoy Muhiim ah kulanka Europa League?

(20-9-2018) Macalinka kooxda AC Milan Gennaro Gattuso ayaa kategay Cayaartoy muhiim ah xili uu isku diyaarinayo kulanka koobka UEFA Europa ...

Ma Ogtahay in Lionel Messi Noqdey Boqorka Sadexleyda Champions League iyo in uu dhaafay Ronaldo

(19-9-2018) Kubaddii Kulanka Barcelona ay 4-0 uga badisay naadiga PSV Eindhoven waxaa la tegay Lionel Messi, oo ka ...

Iker Casillas oo noqday Bani’aadamkii u horreeyay ee 20-sano ciyaara Champions League, horay uma dhicin

(19-9-2018) Goolhaye IKER CASILLAS ayaa xirtay kabaha laacibka ugu waqtiga dheer ciyaarista Champions league, markii uu ka mid ...

Cadowgii Cristiano Ronaldo Ee Dani Alves Oo Sheegay In Real Madrid Ay Ka Raysan Doonto Xiddiga Reer Portugal

(19-9-2018) Xidiga reer Brazil iyo kooxda Paris St Germain ee Dani Alves ayaa xaqiijiyay in Real Madrid ay ...

Douglas Costa oo mudo dheer Garoomada Laga Ganaaxay?

(19-9-2018) Cayaaryahanka dalka Braziil ee Douglas Costa ayaa lasaaray Ganaa adag kadib Roosihii uu qaatay kulankii Horyaalka Talyaaniga ...

Layaab! Mohamed Salah oo ka Caroodey Goolkii Guusha ee uu dhaliyey Roberto Firmino

(19-9-2018) Maxamed Saalax ayaa laga saaray dhammaadka ciyaartii dhawaan ay Liverpool guusha soo daahday ka gaartay PSG isagoo ...

Daawo Sawirada Manchester United oo u duushay dalka Switzerland

(19-9-2018) Cayaartoyda kooxda Manchester United ayaa u duushay dalka Switzerland halkaa oo ay habeenka Arbacada kula Cayaari doonaan Naadiga Young ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo badisay iyo Lionel Messi oo Sadexley dhaliyey

(19-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Barcelona ayaa Guul weyn oo muhiim ah waxa ay ka Gaartay kulankii koobka Horyaalada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Inter Milan oo Guul muhiim ah ka Gaartay Tottenham

(19-9-2018) Kooxda Kubaad Cagta Inter Milan ayaa Guul ku bilaabatay kulankeedii koobaad ee koobka Champions League kadib markii ay San ...

Inter Milan oo Ganaax ku muteysan doonta Cayaartoyda ay u magacaawday kulanka Tottenham

(19-9-2018) Kooxda Kubada Cagta Inter Milan ee dalka Talyaaniga ayaa lasheegayaa in ay lakulmi doonto Ganaax kaga imaan ...

Cristiano Ronaldo muxuu ka aaminsanyahay Mustaqbalka Wiilkiisa?

(18-9-2018) Cayaaryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa shaaca ka qaaday in Wiilkiisa yar ee Cristiano Jr uu ...