Monday, December 10th, 2018

Riyad Mahrez Oo Ugu Dambayn Ka Degaya Manchester City Iyo Labada Kooxood Oo Horumar Ka Sameeyey Wada-hadalladii U Socday

Published on July 10, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(10-7-2018) Waxa ugu dambayn la ogaaday goorta ay Manchester City si rasmi ah u dhammaystiri doonto saxiixa xiddiga kooxda Leicester City ee Riyad Mahrez kaas oo ay in mudo ah baadigoobkiisa kusoo jiray, Riyad ayaana noqonaya saxiixii ugu horeeyay ee uu tababare Pep Guardiola kusoo daro kooxdiisa gudaha xilli suuqan.

Xiddiga ree Algeria waxa uu mudo dheer bartilmaameed u ahaa Citizens iyadoo wargeyska Dailly Mail uu ku waramayo in ugu dambayn xiddigani uu maalinat berri ah dhammaystiri doono ku biirista kooxdaas isla maraakan uu isaga soo dhaqaaqi doono Leicester oo uu wakhti cajiib ah la qaatay.

Manchester City iyo Leicester City ayaa la fahamsan yahay inay isla meel dhigeen in xiddigu uu heshiiska ku dhammaystiri doono aduun dhan 60 Milyan taas oo ah in 20 Milyan ka yar lacagtii ay markii hore kooxdu ku doonaysay, Riyad ayaa laba kulan seegay bishii January kaddib markii uu kooxda ka codsaday in layska fasaxo balse kooxdu kamay dhagaysan oo way ka diideen.

Haddaba iyadoo ay wali suuqa kala iibsiga ka hadhsanaan doonto mudo bil ahi ayuu tababarah Leicester ee Claude Puel u muuqda mid diyaar u ah inuu ganacsigan sameeyo iyagoo ka faa’idi doona lacago waali ah saxiixa xiddigan maadaama oo uu markii hore kaga yimid kooxda  Le Havre lacag aad u raqiis ah oo ah kaliya £400,000 sanadkii 2014 isaga oo intaas kaddib kooxda u saftay 179 kulan isla markaana u dhaliyay 48 gool.

Haddii uu heshiiskani dhaco tababare Guardiola waxa uu markale dhammaan awoodiisa isugu geyn doonaa khadka dhexe ee Napoli ee  Jorginho kaas oo isaga qudhiisu bartilmaameed u ah, Saxiixyada cusub ee uu Guardiola suuqa ugu jiro ayaa cadayn buuxda u ah inuu isku diyaarinayo sidii uu markale ugu guulaysan lahaa horyaalka Premier League isla markaana uu meel fiican uga gaadhi lahaa tartanka UEFA Champions League.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Layaab!: Sagaal bilood kadib Romelu Lukaku oo Gool ku dhaliyey Old Trafford

(09-12-2018) Weeraryahanka kooxda Manchester United Romelu Lukaku ayaa ugu dambeyn soo gabagabeeyay abaartii gool la’aaneed ee ku heysatay ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Chelsea oo Jabisay Recotdkii layaabka lahaa ee Manchester City

(09-12-2018) Kooxda Kubada Cagta Chelsea ayaa soo gabagabeysay rikoodhkii guuldarro la’aanta Manchester City kaddib markii ay uga badiyeen ...

Kiniinka Viagra-ha Oo Badan Ayaad Cuntay Oo Xataa Kooxdii Arsenal Ee Guuldaro La’aanta Premier League Guulaysatay Ayaad Soo Gasheen- Piers Morgan Oo Messi Uga Hiilayay Pele

(09-12-2018) Halyaygii hore ee xulka qaranka Brazil ee Pele ayaa waraysi uu siiyay Daily Mirror waxa uu si ...

Geesiga Islaamka Khabib Nurmagomedov oo hadal qiiro leh ka jeediyey Saudi Arabia

(08-12-2018) Feedhyahanka Muslimka ah ee Khabib Khabib Nurmagomedov ayaa weerar ba’an kala kulmay gaalada reer galbeedka oo si ...

Chelsea oo qarka u saaran in ay heshiis lagasho badelka Eden Hazard Waa Kuma?

(08-12-2018) Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa isku diyaarinaysa xaalad kasta oo kasoo korodha xiddigeeda Eden Hazard oo aan ...

Manchester United Oo War Farxadle Ka Heshay Neymar Jr, Kaddib Dhawaaq Kasoo Yeedhay

(07-12-2018) Xiddiga kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Neymar ayaa yididiilo geliyey kooxda dhibaataysan ee Manchester United, taas ...

Saadaasha qabiirka Cayaaraha BBC da Mark Lawrenson iyo Todobaadkaan Horyaalka Premier League

(07-12-2018) Horyaalka Premier League ayaa usbuucan la ciyaari doonaa kulamadiisii 16aad, waxaana iskaga hor iman doona kooxo waaweyn ...

Zinedine Zidane Oo Mucaaradkii Ugu Horreeyey Ku Yeeshay Gudaha Manchester United Sabab?

(07-12-2018) Manchester United ayaa ku jirta mid ka mid ah xili ciyaareedadii ugu xumaa muddo ka badan 30 ...

Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee Sanadaha ugu badan kujira Garoomada ee weli Cayaara

(07-12-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa Magacyada iyo Sawirada  6 da Cayaaryahan ee Sanadaha ugu badan kujira Garoomada ee weli ...

Liiska dhaawacyada Barcelona oo si Kordhaya

(07-12-2018) Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xalay 4-1 ku jiidhay naadiga heerka saddexaad ee Cultural Leonesa oo ay ...

Jamaahiirta Man United oo Kabaha ladul maray mid ka mid ah Cayaartoyda Naadigooda

(07-12-2018)Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Manchesster United ayaa magacaabay ciyaartoy musiibo ku ahaa bandhiggooda kulankii xalay ay barbar dhaca ...

Radja Nainggolan oo ka maqnaan doona Inter Milan kulanka Juventus

(07-12-2018) Cayaaryahanka k9o9oxda Inter Milan ee lagu Magacaabo Radja Nainggolan  ayaa lacadeeyey in uu ka maqnaan doono kooxdiisa Cayaarta ...

Maxaa Iska Beddelay Gool-dhalinta Horyaalka Premier League, Yaase Hoggaaminaya?

(06-12-2018) Usbuucii 15aad ayaa soo dhamaaday tartanka horyaalka Premier League, waxaana ay kooxuhu isku diyaarinayaan jadwalka cidhiidhiga ah ...

Jurgen Klopp Oo Ku Sigtay Inuu Gacanta Ula Tago Tababaraha Burnley – Siday Wax U Dhaceen?

(06-12-2018) Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool, Jurgen Klopp ayaa ku dhawaaday inay dhibaato ka dhex dhacdo dhiggiisa Burnley ...

Muxuu Lionel Messi U Sheegay Modric Kaddib Xafladdii Ballon d’Or?

(06-12-2018) Xiddiga Barcelona ee Lionel Messi ayaa la sheegay inuu farriin u diray Luka Modric waxyar kaddib markii ...